dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Cali Guray Oo Ka Hadlay Kulankii Faysal iyo Farmaajo.

Kadib markii shalay madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Hogaamiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ay Kulmen waxaa aad looga hadal haya kulanka Faysal iyo Farmaajo Deegaanka Maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VDEO

Cali Guray oo kamid ah siyaasiyiinta maamulka somaliland ayaa ka hadlay kulan kaasi waxaana u sheegay in aysan ahayn wax cusub ugu yarana  uu Faysal cali waraabe  la kulmay sadex madaxweyne oo somalia ah sida Farmaajo Shekh shariif iyo xasan shiekh

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Lafaruugaawi says:

    Hadal yaqaan axa,axa,axaxax Hooydadiin u sheega Faqash faqasheey😁😁
    Waa rune faqash 2018 cid Waliba gumaysato yay u taliyaan ?!.
    Faqash faqash iyo Doonfaaradii abidkood ma DOORSOOMAAN
    @ aan ku taliyo ii talin maysid.

  2. Waali ictiraaf says:

    JAAHILKA ISMAGACAABAY HADUU CADAALAD KU DHAQMAYO WAA INUU DHURWAAGA WAALAN WAX HAKA QABTO WAA SAGA DADKA KU XIRAYA MAXAAD XAMAR U AADAY WAAYO BRUSSELS WAXAA KA DHACDAY FARMAAJO II GEEYA OO IGU SAWIRA.WAXAA KA SII DARAN SOMALIA SAAXIIBO BADAN AYAAN KU LEEYAHAY OO SOMALILAND KA BADAN OO CARUURTEEYDA AYAA SOMALIA IIGU DHALATAY ANA WAAN KU SOO BARBAARAY.HAKUGU TAALO DHUUSE BIXIYOOOOOOW KKKKKKKĶKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    GUUUUUUUL SOMALIWEEYN

  3. Lafaruugaawi says:

    Fliker Waalli khaniis
    Dikht je groote anus walvis🐳
    Gekke ben je zeg aar xaar maajo ik ben honger terug naar me Buur karoole an Baraaka Cabdaw daarom ik ben fliker 😁😁😁👎👎👎
    Naayaa waaryaa somaliland Republic laguma waasho and already I know 😞 where you are address is( in the church ⛪ of somewhere Nederland but I can tell any body.
    Viva Republic der somaliland.

  4. MrSomali says:

    Bal umadan Somalidiidka kolba dhinac .. bal nala dhagayso .. CALI GURAY OO Shalay diidanaa muuse biixi .. hadana qabiil ku raacay .. Adeer kkk bal nala dhagayso .. https://www.youtube.com/watch?v=mmRXhBFxU7g

  5. MrSomali says:

    Waa la ogaa faysal cali waraabe oo shalay lahaa ninki xamar taga carabka ha laga jaro .. iyo maanta uu leeyahay Somaliland tamar ma leh fAYSAL .. Bal hadana Cali gurey nala dhagayso shalay .. cali gurey oo Muuse ku sheegay jaahil daagaal ooge ah .. hadana maanta qabiil ku taageray .. Marka aad aragto is bad badalka beeshan somalidiidka ah waxa ay ku tusaysaa in ay munaafiqiin yihiin u baahan in loo taliyo kkkk Bal dhagayso shalay CALI GURAY .. iyo maanta kkkk kkk https://www.youtube.com/watch?v=TQNODqKhRWk

  6. MrSomali says:

    Laba wajiile CALI GURAY oo leh Xisbiga KULMIYE waa jaahiliin dhiigyacab ah .. isaga oo u jeeda Muuse biixi iyo siilaanyo .. hadna ku biiray Kulmiye .. isaga oo leh kulmiyan cod siinayaa .. la jiifiyaana banaan la joojiyaana banaan kkk kkk https://www.youtube.com/watch?v=TQNODqKhRWk




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...