dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa mar uu ka hadlaayey dagaalka Tukaraq uuΒ  Somaliland Ku Tusaaleeyey Tuug intuu kuusoo dhacay hadana ku leh maheshiinaa Waxa kale uu ka hadlay wadahadalka somaliya iyo somalililand , iyo arimo kale.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 21)

  1. Wiil Sool says:

    Puntland hadal uun bay haysaa lol.
    Majeerteen ayagaa cadawga koowaad ku ahaa waligood reer khaatumo ama Dhulbahante.

    1. Cabdillahi yusuf : Adicadeeye ayaa laga qabsaday, uu aamusay.
    2. Cadde Muuse: Laascaanood baa laga qabsaday oo uu aamusay.
    3. Faroole: Gambadhe ayaa laga qabsaday, oo uu amaan ugu daray Isaaq, aflagaadeeyayna Dhulbahante iyo SSC.
    4. Ina Gaas: Tukaraq ayaa laga qabsaday, walina ilaacad ka hadal iyo hanjabaadii reerkiisa lagu yaqaanay ayuu wadaa.

    Puntland xiniiyo reer khaatumo uunbay u leedahay, Isaaqna markay maqlaan ayay kaadidu ka fakataa lol.
    Majeerteen waxaan leeyahay, dan dhulbahante waligiin maysaan wadin, haddan ama wadaane, Somaliland ilaa Garoowe way gaadhaysaa intaad ilaacada ka hadlaysaan lol.

  2. Yusuf says:

    Marka Garoowe lagaa qabsadana waxaad odhan doontaa, Naagtii buu iga wasayaa ee maxaan kula heshiiyaa,kkkk

    • MrSomali says:

      kkk Maxaad GAROOWE qabsataa .. 30 sano ayaad umadaadii kontaynar ku xidhay .. kuwii kuugu waa weynaa SIDA FAYSAL CALI WARAABE BAA LEH .. SOMALILAND TAMAR MA LEH .. SOMALIYA BAA NOO SOO DAYSA dadka nooga xidhan Libya . .. kkkk bal nala dhagayso SOMALILAND TAMAR MA LEH IYO FAYSAL CALI WARABE MARKUU la kulmay farmaajo kkkk kkk kkkk https://www.youtube.com/watch?v=ACi5Mm7cRpk&t=9s

  3. Lafaruugaawi says:

    😁😁😁 doqoneey dabkaa be waar show caloolay gaas Halamash naagoodka kuwa ugu caqliga xun ee reer MUDUG ayuun buu ahaa😁😁 Cumar Maxamuud baan ahay Mujaahid Muse Bixina waa super subeer awal .
    Bal yaa qabiil ka hadlaayaa xuduud iyo Laba Dal oo dagaal ka dhexeeyaa laga hadlayaaye.
    Waxa ka sii daran kuwa u qoslaya oo caddeeyay in Buqleen Wada Mr Bean yihiin.
    Wallee Tuulada Garoowe digaadigaha ee maxasta ka sii daadgureysa inta goori goor tahay ( nin kuu digay kuma dilin ee faqash itaal baranbarooy xabaalihiina sii qota )WAA LA IDIN KIBIR JEBINAYAAYE.
    XAYAA
    ARDA
    SOOOOOOOOOMAAAAAL.

    • MrSomali says:

      KKKK KU QOSLA .. FAYSAL cali waraabihii odhan jiray ninka xamar ama Somali weyn laga maqlo oo ku faanaya in uu la kulmay Farmaajo kkk Waliba isaga oo yidhi .. SOMALILAND TAMAR MA LEH KKKK .. amaanayna safiirka Somaliya u fadhiya BELGIUM KKKK KKK KKK KKKK BAL NALA DAAWO ADEER .. walee dowladii farmaajo laga yaab mar hadii faysal cali waraabe nacamle Somali midnimadeed noqday .. kk guul bal nala DHAGAYSTA KKK https://www.youtube.com/watch?v=ACi5Mm7cRpk&t=9s

  4. Idoor Dhabbe says:

    Gaas caadi maha wakaas kufsaday idoorkii sharaxtuula qaday 200km ayey leyhiine hagoosteen mana jirto somaliland wax ladhaho halyey waakaas hadalkisu wuu cadyahay hhhhh

  5. Garbadiiri Gacan Libaax says:

    Halamash naagood ma hadal iyo hantaatac baa wax lagu xoreeyaa ?!.
    Raggii faqash little piglets kii πŸ–πŸ–πŸ–πŸ– awawyaashaa liqay kuway dhaleen iyo kuway sii dhaleen oo buuraha iyo biraha calaashada ayaa weliba idiin tudhayee.
    Allaw u siyaadii somaliland Republic socotee
    @ haddii aanan dhulkaygoow somaliland

  6. Hassan says:

    Kala-war-laa badhasaabka Majeerteeniya iyo Somalilanderka labadii neef ee kaliya ee u soo doogay mid ahaan siiyay Ciidanka Qaranka TukaRaq ka difaacaya cadowga.
    https://youtu.be/bi__v6O7AGM

    • MrSomali says:

      Gobonimada HARTI KOOMBE darwiish oo sii daayey Gamadiid oo danbi lagu haystay Gamadiid oo ka soo jeeda beesha dhexe .. bal daawo markuu hargeysa tagay iyo sida uu u qiray GOBONIMADA HARTI DARWIISH .. iyo ragii Koofil dilay .. ee ay qaarna xadkii koofil maanta u ooyayaan .. BAL abwaan u garaabay Gobta HARTI KOOMBE DHAGAYSO … KKK https://www.youtube.com/watch?v=nZ5kSiJSFxM&t=1s

  7. Jama ali says:

    Kkkkk,iiidor godkiisa ayaa biyo ugu soo galey waa xoolo inan gumeed ah. Gas wuu ku saxan yahay

  8. Dhalan dhool says:

    Anagu iidoorka gub biri magaydo ah baan u aragnaa waayo dawladii siyaadbare yaa naxuuqday bay maali walba ku hayaan wali majeerteenleh siyaad baraa nalaayey miyaad maqasheen ama xabaalo soo qufaya intaasaa caday idiinku filan gobtu waatii aan calaacalin

  9. Tukaraq Car Dhacso says:

    DHALANDOOL
    YAA MAGACA KUU BIXIYAY ILLAYN XATAA NAANEYSATA SAAXIIBBADIIBAA U BIXIYE !!;.SOMALILAND WAA QARAN XOREE ISKA QARAW.
    OO NIIKADII FAQASHTA CID WALIBA ADOONSATO KU RUX 😁😁😁 REER CAQLI LIX SAAC
    @ NIIKO

    • MrSomali says:

      KKKK KU QOSLA .. FAYSAL cali waraabihii odhan jiray ninka xamar ama Somali weyn laga maqlo oo ku faanaya in uu la kulmay Farmaajo kkk Waliba isaga oo yidhi .. SOMALILAND TAMAR MA LEH KKKK .. amaanayna safiirka Somaliya u fadhiya BELGIUM KKKK KKK KKK KKKK BAL NALA DAAWO ADEER .. walee dowladii farmaajo laga yaab mar hadii faysal cali waraabe nacamle Somali midnimadeed noqday .. kk guul bal nala DHAGAYSTA KKK KK KK kkkkk kkkk kkkk https://www.youtube.com/watch?v=ACi5Mm7cRpk&t=9s

  10. MrSomali says:

    SOMALILAND TAMAR MA LEH .. IYO Somaliya baa noo soo daysa dadka LIBYA NOOGA XIDHAN .. faysal cali waraabe oo heerkaa la gaadhsiiyey kkk kkk kkkk KKKK KU QOSLA .. FAYSAL cali waraabihii odhan jiray ninka xamar ama Somali weyn laga maqlo oo ku faanaya in uu la kulmay Farmaajo kkk Waliba isaga oo yidhi .. SOMALILAND TAMAR MA LEH KKKK .. amaanayna safiirka Somaliya u fadhiya BELGIUM KKKK KKK KKK KKKK BAL NALA DAAWO ADEER .. walee dowladii farmaajo laga yaab mar hadii faysal cali waraabe nacamle Somali midnimadeed noqday .. kk guul bal nala DHAGAYSTA KKK https://www.youtube.com/watch?v=ACi5Mm7cRpk&t=9s

  11. Binary Operation says:

    tuugu intaanad tuug odhan buu isagu kaaga horeeya.

    c/wali laftiisuba inuu tuug yahay miyaanu is ogayn? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    isagoo tuug la yaqaano ah baa cid kale tuug odhanaya waa wax lagu qoslo. lol kkkkkkkkkkkk

    dhulku waa dhul somaliland ah, siiba beelaha khaatumo ayaa degan.

    kolka adoo guri somaliland leedahay usoo dhacay, siiba usii dhacay makhsin khaatumo degto, ayaad waliba sii caytamaysa sow wax lala yaabo maahan?

    dhulkaad sheeganayso ragii lahaa sow kuwa ganafka ku dhuftay inaad kasoo agdhawaato oo na bar bar galay? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. Binary Operation says:

    MrSomali

    saaxiib anaku calaacal ma naqaano, waxa yagu waa cad yihiin.

    xasuuqan aad sheegtay waa jirta, maahan wax la dafiri karo.

    1977 kii itoobiya ba way na xasuuqday, maxaan ka itoobiya wax uga soo qaadi waayay oon kan uga hadlaya ma is waydiisay.

    itoobiya cadow nagu soo duulay bay ahayd, laakiin gobonimo samaysay oo iska baxday.

    afweyne se khiyaamo ayuu sameeyay, khiyaanadii buu xasuuqna kusii darsaday.

    khiyaanaduna maahan mid maruun dhacdaye waa mid soo taxan bay ahayd oo laga soo bilaabo tii aadan cade illaa tii afweyne.

    khiyaanada xasuuqa kasii daran iyo munaafaqnimada.

    sidaas awgeed baanu waligaayo somalia u cafinayn waxna dib dambe ugu darsanayn.

    khiyaanada waxa kasii xun qof sii indho adag oo og wasaakhadiisa.

    midse ogow cid wax naga qaadaysa ma jirto wuxuba anakay gacanteena ku jirta.

    1960kii bahashan aad sheegayso anoo isaaq ah baa keenay awoowgey ba keenay. ku keenay doonistiisa.

    khiyaamo iyo hagardaamo ka dibna anoo caruurtiisa ah baa goostay inaan dhiig u daadiyo khasabna kusoo celiyo. waanay inoogu duceeyeen dedaalka.

    nacdali korkiina ha ahaate.

  13. MrSomali says:

    Binary Operation
    Somaliland Republic inay Qaran xora tahay Anba waan ogahay laakiin kastuumo website faqash waan ku baashaalaa waayo waxaan ahay weekiyo Home Alone na oo weliba WECEL TUMAAL IYO MIDGAAN ISKA DHALEEN AH OO YOU TUBE πŸš‡ KU WAASHAY waayo Dhallintii Afweyne (orphanage) jardiinooyinka ka soo ururin jirey baan ahaa ee la baray aabahaa waa afweyne hooyadaana waa October cirkuna waa awawgaa dhulkuna waa ayaydaa ee talaw yaa ii tola .aar xaar maajo ii geeyay!!!

  14. Bile says:

    Idoor Ilmo Bucur Bacar waar dadka masaakiinta ah ee waxba kala ogayn ka sii daa Kontaynarka Gun yahay biri ma geydada ahi

  15. Bile says:

    Shalay baa uGu dambeesay idoor oo ku leh Ismail Buubaa oo habar yoonis ah idin la idinku qaateye orod oo majeerteenka I soo bari anagu hadaanu nahay iidoor dagaal ma rabnee.. waxa sidaa dhediga u hadlaaya waa idoor biri ma gaydo la taaban mayo kuwan




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays MaletariΒ  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...