dahabshiil

War Deg Deg Ah:Xaalada Gaalkacayo Dhimasho iyo Dhaawac

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta waxaa ka dhacay rasaas ay waxyeelo kasoo gaartay dad shacabka taasoo timid kadib markii Kooxo hubaysan ay Gaari Qaad dhexda u galeen kadibna rasaas ku fureen.

Dablaydaasi hubaysan ayaa Rasaastii ay ku rideen gaarigaasi waxaa ku dhawacmay Qof shacab sidoo kale waxaay si Bareer ah gudaha magaalada Gaalkacyo ugu dileen qof kale oo shacabka iyagoona markii danbe isaga tagay goobtii ay ku dhawacmeen shacabka.

Ciidamada Dawlada federaalka Soomaaliya qaybta gobolka Mudug ayaa hawlgal ay sameyeen kadib waxay gacanta kusoo dhigtay mid kamid ah Ragii saaka wadooyinka u galay Gadiidka kuna dhawacmay shacabka.

Dhinaca kale Gudaha magaalada Gaalkacyo ayaa lagu dilay nin shacab ah kaasoo kooxo hubaysan ay ku dileen waxaan gacanta kusoo dhigay ciidamada isku dhafka gobolka Mudug.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Mujaahid SNM says:

    Faqash kurdish daarood weey idiin ka dhammaatey geeska afrika we put you in your right cage …dhulbahante iyo warsangeli Alle ka sokow annagaa iska leh waxba noogama duwana alaabta aan leenagay oo kale …our message is clear and no diplomacy waxaa xuduudkeena nooga harsan 70-km waana tegeynaa without any compromis

  2. Raage says:

    @mother fucking iidoor (aka snm)

    Your days are numbered. you have no shame, what happen to qaran baan nahay today is the pimp mr warabe. tomorrow it will be your idiot President begging for forgiveness, remember you are encircled by Darood, we could easily starve you to death.

    Waxaan kaloo kuu sheegayaa in ONLF ay la wareegayso maamulka kililka and they mean business.

    shalay waxaad xirayseen dhalinta muqdisho booqata, maantana waa kaa mr dhurwaa Farmaajo u khidmaynaya. bal adba!!!!




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...