dahabshiil

War Deg Deg Ah:Cali Sandule Oo Loola Cararay JABUUTI

Wararka Haatan Soo gaadhaya shabakada Khaatumonews.com ayaa sheegay in Goordhaweyd Loola Cararay dalka Jabuuti Cali Maxamuud Axamed (Cali Sandule.

 

Cali Maxamuud Axamed (Cali SanduleAyaa xaalad caafimaad Soo Food saartay iyadoona uu ku sugna Magaalada Hargeisa.

 

Mr Sandule ayaa shacabka Khaatumo Ku barten ama aad ugu xasuustan in uu kamid ahaa ragii magaalada laascaanood 2007 u gacan galiyay maleeshiyada somalidiidka ah ee SNM.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. khaatumo haanoolaatoo says:

    horgalayaashi losogel mid gaadhi ladho iyo mid
    shuban kudho cadaabta aakhirona waydiin dheertahay
    sohoobta dhiilkaad nabsiga ka buuxsateen caba
    waalagu digta ruuxhadu kudaraan jiraye baldayaay
    horgaladi losogelye kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. mohamuud says:

    horgalahan waxaa lagu xasuustaa maalinii uu laascaanood snm ku soo hogaaminayay waxay dileen konton nin oo dhulbahante ah intuu laascaanood bartankeeda is taagey ayuu yidhi dhulbahantoow orda maydkiina soo gurta cudur xun ilaahy kugu rid oo haka soo kicin aamiin yaa rabil caalamiin mar hadii horgalkii wasakha ahaa caawa lala cararay dadkii uu dadkooda laayey wuxuu is leeyhay way kaa hadheen oo waa lagu ilaaway

  3. Cali sandule says:

    Mohamud
    Waxaad sheegtay been wasakh wasakh dhalay oo qasweyne ahna waad tahay
    Cali sandule waa badbaadiye
    Dadkii cararayey badbaadinayey
    Oo aan nafar lasanod xariiqi ku gaadhin
    Maalin keliya
    Cali sandule

  4. leopon says:

    DNA halaga qaado qof pure ah dadkiisa dhib uma gaysto. wanaag mooyeee.

  5. Hassan Hussein says:

    ilmo Bucur Bacayr ama idoor qofba sida uu yaqaan maalinta uu Horgal dhinto waa u maalin mugdi ah.Dadkooda iidoorka ah ulama cararaan Djibouti.Caruurtoodu waa derbi jiif hargaysa iyo burco waata laga soo duubay video la ina tusayey shalay ee ay la haayeen waa nala fuulaa oo wax daryeel ah ma haysano oo ay Mohamed Siyad Barre u ducaynayeen sida uu caruurta u daryeeli jiray

  6. Hassan Hussein says:

    ilmo Bucur Bacayr ama idoor qofba sida uu yaqaan maalinta uu Horgal dhinto waa u maalin mugdi ah.Dadkooda iidoorka ah ulama cararaan Djibouti.Caruurtoodu waa derbi jiif hargaysa iyo burco waata laga soo duubay video la ina tusayey shalay ee ay la haayeen waa nala fuulaa oo wax daryeel ah ma haysano oo ay Mohamed Siyad Barre u ducaynayeen sida uu caruurta u daryeeli jiray




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...