dahabshiil

War Deg Deg ah:C/wali Gaas Ka Hadlay Talaabo Looga Cabsi Qabay In Uu Qaado..

Madaxweynaha  Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horaysay ka hadlay mudo kororsi si aada dadweynuhu u aaminsan yihiin inay damacsan tahay xukuumada uu hogaanka u hayo.

 

Gaas oo warbaahinta kula hadlay magaalada Brussels ee caasimada dalka Belgium ayaa sheegay inuusan garanayn meesha laga keenay mudo kororsiga Dawladiisa lagu eedaynaayo, wuxuuna sheegay inuu xaqiijinaayo inay doorashadu xiligeedii dhici doonta aysana jirin mudo kororsi uu samayn doono.

 

Madaxweynaha Puntland oo sii wata hadalkiisa ayaa sheegay inaysan jirin cid xukunka ku haysan Karta mudo kororsi iyo awood balse kursiga lagu joogi karo oo kaliya rabitaanka dadweynaha, wuxuu ugu baaqay murashixiinta kursigiisa u ordaaya inay si hufan u tartamaan joojiyaana dacaayadaha la fidinaayo.

 

Mudoooyinkii ugu danbeeyey ayey dadweynuhu si aada u hadal hayeen in Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali uu qorshaynaayo inuu korarsado mudadiisa xil haynta oo ay ka dhiman tahay bilooyin kooban, iyadoo ay arintana si aada uga hadleen dadweynaha kala duwan haba ugu badnaadeene siyaasiyiinta mucaaradka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Hassan says:

    Marka uu dhawaan korodhsadoto ayuu edabsanayaa oo uu kala dirayaa maleeeshiya- beeleedka aan
    tababarayn ee uu soo urursaday, indhahuna ay u furmayaan jufooyinkii Dhulbahante ee uu beenta u sheegay ee taageeray Soomaaliya..

  2. Hirad says:

    Meel aan fadhiba jirin nacas inuu fuq weynaa fahanaye ma fahanteen maxamuud saleebaan waa rag ikaashanaya ngo gooda ee kuwan inta xookahii laga dhammeeyay meel dhagax badan iska hawaarsadey ee afka dabeyl xagaadu kaga dhabaneyso ee leh dhulbahantaan laaska ka xoreynayaa ayaan ku qoslayaa kkkkkkkkk

    Heydinku taagnaato.

    Adduunka ciil iyo oohin baad ku dhammeysaneysaan very sorry

    Ali akbar walayaati baa yaabey

  3. Iidoor karbaashe says:

    Iidooroow laga roonayaal,
    cabaadka yareeya intii laydinku qaawin lahaa saacado kooban ayaa inaga xiga.

  4. Mujaahid SNM says:

    Faqash kurdish daarood weey idiin ka dhammaatey geeska afrika we put you in your right cage …dhulbahante iyo warsangeli Alle ka sokow annagaa iska leh waxba noogama duwana alaabta aan leenagay oo kale …our message is clear and no diplomacy waxaa xuduudkeena nooga harsan 70-km waana tegeynaa without any compromis

  5. Binary Operation says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    c/wali hada buuqa ayuu kordhinayaa, kolkayse xiligii doorashada gaadho oo bahasha korodhsado kala diraya maleeshiyadaasi. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    tukaraq waxaanu qabsanay January sanadkan,

    colaadana waxa la bilaabay waa badhtamihii may kolkay ramadan 2 cisho ka dhiman tahay.

    sababta maydin is waydiine waad iska qiirooteen. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hada odaygu kolkuu mudada korodhsado, wax kasta waa xasilayaan oo dib ayuu tukaraq uga guranayaa. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    buurawadal buu custom kii lacagta ka guran jireen dib ugu raranayaan. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. mohamuud says:

    cabdiweli gaas maxaad ugu ordaysaan dhulbahantaad is haysaane bakhbakh falaari gilgilasho kaagama fuqdo dagaal waa lama huraan cabdiweli waa hal qof

  7. Dablariday says:

    Dr. Gaas waxuu sheegay inuusan u baahnayn xil dambe PL, balse waxuu qiray in SNM iyo Somalildiidka uu meesha ka saari doono…waana tan keentay kala orodka iyo firxadka ka muuqda beesha Iidoor…Gobannimo Dr Gaas




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...