dahabshiil

Meherad Adeegyo Loo Bogay oo Laascaanood lagu Soo bandhigay (Dukaanka Dayactirka Qalabka Baabuurta ee TAYOSIIR )

Dukaankan TAYOSIIR oo ku yaala magaalada Laascaanood oo ah meherad iibisa qabalka Gaadiidka Noocyadooda kala duwan ,
Waxaana ay soo bandhigtay meheradani adeegyo cusub oo ay u hayso Macaamiishiisa.

TAYOSIIR ayaa ah meherad iibisa qalabka baabuurta noocyadooda sida  Sharaxaad Baabuurta , Taayarada , Saliidaha Xaydhaha
ee Baabuurta Bayteriyada gaadiidka Noocyadooda kala duwan , iyo sidoo kale Kaabaana Caleemaha oo Fujis iyo Cuseyba .

Sidoo kale Meheradan ayaa samaysa adeega Sawirida (Copy) Furayaasha guryaha iyo Baabuurta , Meheradaha  Tuubooyinka
Matoorada Gaadiidka Beeraha iwm .

Meheradan ayaa ku taalla bartamaha magaalada Laascaanood , Ka Soo Horjeedka Masjid Cali Barre.

Kala Xidhiidh :
4213336/4201224/4159520/774659/779074/7775550 .

 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 33)

  1. MrSomali says:

    ANNAGOO PUNTLAND AH AYAA BUDHBUDHINAYNA LAASCAANO INTII SOMALILAND GAROOWE NAGA BUDHBUDHIN LEHEED.
    WELIGIINBA DHISA BAL YOOCADA HA YIMAADDAAN SOMALILAND.

    • Hassan says:

      MrSomali
      Manta ayaad saaxiib ujeedada Puntland si cilmiyaysan oo kaftana aad u soo dhigtay. Ilaaahay ha jabiyo cadowga Dhulbahante iyo Laaskaba. Waxay Reer Garoowe moodayaan in uu reer Laascaanood ma Dhulbahante ka garasho hooseeyo. Dalkeenu waa qani, beelaha daganina way koobanyihiin laakiin waa in aynu yeelnaa sida ay Professor Ali Khliif iyo Porfessor Ahmed Isimaaciil ku cel-celiyeen. Waa in aynu distoorka furnaa oo si cadaalad iyo dimoqiraadiyad ah aynu wax walba u wada yeelanaa, si tusaale wanaagsan aynu uugu noqono soomaalida kale ee ku nool Geeska Afrika.

      • MrSomali says:

        Magaca raga ha soo koobi garayn Somalidiid yahow .. bal nala dhagayso Wasiirka maaliyada ee maamul goboleedka Jeegaanta Nacaskaasi xumaanta uu u hayo UMADA DARAAWIISHEED EE REER LAASCAANOOD … https://www.youtube.com/watch?v=oAd9-mKnaRk&t=2s

      • MrSomali says:

        Hassno kkk adna waxad rabta qabiilkaaga oo mid ah , waxanad rabtaa in umadii gaalka kaa sartay ee daraawisheed ee waliba hal qoy oo la yidhaa Harti Koombe kala qaybiso .. bal ha laguu laqimee Awdal SOMALI bay rabaan , GABOOYE sido kale , ciise sidoo kale HARTI KOMBE dhulbahante , warsangeli somali bay rabaan .. Marka adiga Somali ka oradkan halkuu kaaga yimi Hasan ina KOOFIL .. mida kale bal nala daawo sharafta Harti koombe oo Sii daayey Gabayaa ku xidhnaa dhulka harti .. iyo markii hargeysa uu tagay Gamadiid .. Gabay taariikh ah oo runta Harti koombe ku sheegay SI FIICAN U DHAGAYSO .. oo soo baro sharafta HARTI KOOMBE KKKK https://www.youtube.com/watch?v=nZ5kSiJSFxM

      • MrSomali says:

        Sarkaal ka mid ahaa Saraakiishii xooga dalka Somaliyed ee SNM karbaashtay oo Hargeysa dhexdeeda runta ugu sheegay Somalidiidka , isaga oo hada shaqo tagay Sarkaalkaas xooga dalka Somaliyed ahaa .. hadana geesi waa geesi ha iska shaqo tago .. bal nala Dhagayso xoogi dalka somaliyed kkk iyo sarkaal hore ina koore kkk https://www.youtube.com/watch?v=mlTfOpUoNnU&t=12s

      • MrSomali says:

        Hassan ma tihid ee xaasid somali diid ah oo gaalo jecel baad tahay Koofil iyo xuduud gaal darwiish dilay ku waalo HADII aad somali diiday .. wa in lagaa saraa burco iyo hargeysa ileyn Darwiish harti koombe wa ragii dilay koofil ee kaa badbaadiyey in gaal kristen kaa dhigo .. awdalna waba dad jecel somalinimo .. marka London u guur oo ka guur hargeysa iyo burco kkkk Somalidiid yahow … sida abaha ugu faanay gaalka ingiriisku wax ha kuu https://www.youtube.com/watch?v=hE2Kxe7brY0qabto kkkk

      • MrSomali says:

        kkkkkkkkkkkkkkkkkkk you call for it kk ka xaab xaaabi magaca kobiga ah mrsomali. ader darwiish wa Darwiish inga gunter .. ina koofil .. ina somalidiid .. mar sheego carab .. mar dir .. mar irir .. mar bucul bacayr .. la baray SOMALIDIID DIIMO BADAN .. HADA WAY DAFIREEN sheekh isxaaq binu axmed .. irir .. dir .. bucul bacayr kkk lakin reerkan somaliiidka ah waa iska YUHUUD IZAAK RAABIN BINU BUCUL BACAYR KKKKK .. HA KAA SARTO HADAAD SOMALI DIIDAAAY KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    • MrSomali says:

      Adeer Munaafaq yahow Somalidiidka ah … Dhulbahante iyo Majeerteen waa gobta Harti koombe ee kaa dishay Koofil ..mrsomali la soo bax markii Lafaruug iyo somalidiid lagugu karbaashay .. viva Somali unity

  2. mohamuud says:

    bal akhri waxaad qortay zero intellegent

  3. WARAN says:

    Run baan idiin sheegaye.
    Miyaa xanaaqdeen oo xayraamiin warersan miyad tihin😁😁😁 Halamash naagood 😁😁❓ Gaalkacyo aaway❓
    # hees mooryaan faqash
    Viva qaranka Somaliland

    • MrSomali says:

      Waran ha diidin midnimo Somali wanaag baa kuugu jiree . mida kale Hadii ardaydii Faqashtu kuu soo talisay sida NNS RIYAALE , dhaqtarkii kacaanka Gaboose , Ciro safiirkii kacaanka , NNS Warancade nin gaafow madax u ahaa .. marka Macalimiintoodiina maxaad u malayn kkkk .. Adeer midnimo waa kuu dan walee .Kalmadan Somaliland eed ku walateen malaha ingriisi ma taqaanide ..Somaliland .. waa Dhulsomaliyed .. ARDUL SOMAL ..MUQDISHO , GAROOWE , BALADWEYN BURCO , BOORAMA .. DHAMAAN WAA ARDUL SOMAL.. DHUL SOMALIYED KKKK VIVA Somali unity

    • MrSomali says:

      KKK Daraawish Mujahidin ah wa la ogyahay Ragii koofil iyo ingriis la dagaalamay ee hadana u tagaan Midnimo somali .. Maasha Allah .. bal hadana naga Dhagayso Somalida kale ee degta Waqooyi iyo arinka AY AAMIN SAN Yihiin .. Maasha ALLAH https://www.youtube.com/watch?v=biyJ7s0laYY&t=42s

  4. MrSomali says:

    Jeegaanta oo noqotay beesha kaliya EE Somali ka ordaysa … Walee Darwiish waa badbaadin doonaa ILMA KOOFIL .. TAAS OGAADA

  5. MrSomali says:

    2 Digniinood oo ku Socda Daraawiishta Harti koombe ee koofil dilay in ay ogaadan iyo inta Somalinimada jecel .. xumaanta ka buuxda Wasiir ku sheega Arimaha Gudaha ee maamul goboleedka jeegaanta INA KAAHIN .. BAL ILAAH baan idinku dhaarshee Dhagayso sida uu ugu mashquul san yahay isku dirka iyo kala furfurka beesha Barakaysan ee Harti Koombe gaar ahaan Dhulbahante .. si gaar ah u dhagayso CUQDADA ka buuxda ninkaas iyo Midnimada Daaraawiisheed ee uu ka hor jeedo yaab https://www.youtube.com/watch?v=FBm_yCQ5zGc&t=358s

  6. MrSomali says:

    Ogeysiis ku Socda Daraawiishta Harti koombe ee dega Dhulkii Barakaysnaa ee ingriis iyo Koofilba lagu dilay .. BAL nala dhagayso wasiir nacas ah ee maamulka Jeegaanta oo aflagaado ku haya Umada Daraawiisheed .. gaar ahaan Laascaanood .. yaab https://www.youtube.com/watch?v=oAd9-mKnaRk&t=2s

  7. MrSomali says:

    Qosolkii aduunka .. Umada Reer Awdal empire , iyo Daraawish Harti koombe ee koofil dilay waxay ku faanan ilaa axmed gurey iyo ay gaalo shisheeye la dagaalameen.. BAL HADA NALA DHAGAYSO Maamul goboleedka Somalidiidka JEEGAANTA iyo waxa ay ku faanaan kkkk kk yaab kaaf iyo kala dheeri kkk https://www.youtube.com/watch?v=hE2Kxe7brY0

  8. MrSomali says:

    Somali oo dhami midnimay rabta .. gaar ahaan Gobolada Waqooyi oo ay Degaan Halgamayaashii Axmed gurey Awdal empire .. iyo Daraawiishtii ingiiriis dalka ka saartay kana Dishay Koofil .. marka reerka Somalidiidka ah ee ingriis ku washay walee Daraawish Harti koombe iyo Shacabka AWDAL EE SOMALI JECEL WAA IN ay ku soo celiyaan reerkan yar ee washay Somalinimada .. Bal nala daawo Awdal shacabkeeda iyo waxa ay Amin san yihiin adiga oo og Daraawiish harti koombe ssc wax ay aminsan tahay midnimo .. BAL DAAWO BULSHO XALAAL AH shacabka reer AWDAL IYO SOMALINIMADA MASHA ALAAH

  9. MrSomali says:

    Somali oo dhami midnimay rabta .. gaar ahaan Gobolada Waqooyi oo ay Degaan Halgamayaashii Axmed gurey Awdal empire .. iyo Daraawiishtii ingiiriis dalka ka saartay kana Dishay Koofil .. marka reerka Somalidiidka ah ee ingriis ku washay walee Daraawish Harti koombe iyo Shacabka AWDAL EE SOMALI JECEL WAA IN ay ku soo celiyaan reerkan yar ee washay Somalinimada .. Bal nala daawo Awdal shacabkeeda iyo waxa ay Amin san yihiin adiga oo og Daraawiish harti koombe ssc wax ay aminsan tahay midnimo .. BAL DAAWO BULSHO XALAAL AH shacabka reer AWDAL IYO SOMALINIMADA MASHA ALAAH https://www.youtube.com/watch?v=biyJ7s0laYY&t=42s

  10. MrSomali says:

    Yaan la moodin in qabilka isaq la nacay .. waa dad somali ah .. laakin madax fikir xun baa u kacday .. waana lagu soo celin walaaltinimada iyo Somalinimada walee horaa loo yidhi midnimo waa awood . united we stand , divided we fall yeah .. viva Somaliunity

  11. MrSomali says:

    Abwaan DARWIISH AH abwaan Suusle oo karbashay somalidiid faraskii Sayidka been ka sheegay .rageedii .. bal u fiirso Abwaanka darwiish xataa ma ogola Fardaha mujahidiinta Daraawiisheed in loo gafo .. somalina iskaba daa kkkk https://www.youtube.com/watch?v=m2Dn0Dd3FSk

  12. MrSomali says:

    Darwiish reer Buuhodle oo neceb ingriis iyo Koofil oo runta u sheegay Somalidiidka isaga oo xasuusiyey Taariikhda Daraawiish Harti bal dhagayso .. masha Allah https://www.youtube.com/watch?v=lBKGI6F0L44&t=74s

  13. MrSomali says:

    Horta iidorka Somalidiidka ah ee ilma Koofil HARTI DARWIISH Miyay garanayaan , mise marka ay mirqaamaan bay dhulbahante iyo majeerteen moodaan reero kala fog.. walee nin cadow ah oo somali diid ah in aanu qabiika Harti koombe (dhulbahante , warsangeli , dirshiishe , ugaas labe) aanu joogi dooni , waliba burco iyo hargeysana waa in lagu soo celiyaa Midnimada Somaliya .. iley reer awdal waan ognahay in ay Somali rabaanee .. rerkan koofil ku washay waa in mar labaad loo xaqiijiyaa in Koofil DARWIISH HARTI KOOMBE IYO CIIDANKII DARAAWIISHTU DILEEN .. KOOFIL IS DEAD .. SOMALIA IS ONE .. BAL SI Fiican u dhagayso Daraawishta dhulbahante ragii koofil dilay ee harti koombe .. Maqal somalidiid ,,,, kooofil is dead … xataa in koofil Dhintay warkan waxa duubay Wariye ingriis ah .. koley ingriis baad ku walateenee .. Dhagayso dhimashadii Koofil iyo midnimada Somaliya ee Darwiish Harti kombe keenay ALLA JANO HA GEEYO GEESIYIINTA GAALKA LA DAGAALAMAY .. DHAGAYSO KOOFIL IYO HALKUU KU DANBEEYEY .. KKK https://www.youtube.com/watch?v=Qj5pK7B1jfo&t=136s

  14. MrSomali says:

    ARINKAN AAN U Bixiyey Gobonimo HARTI DARWIISH .. Iyo Gunimo Somalidiid beesha jeegaanta ,kk bal somalidiidow HARTI DARWIISH KOOFIL oo gaal gumeysi ingriis ah BUU DILAY .. walahi mujahidin dhab ah wa darwiish gaal dilay .. bal yaabkan ADIGUNA WALI ingriis iyo koofil baad rabtaa kuna faantaa bal nala dhagayso kkk yaab Umada Reer Awdal empire , iyo Daraawish Harti koombe ee koofil dilay waxay ku faanan ilaa axmed gurey iyo ay gaalo shisheeye la dagaalameen.. BAL HADA NALA DHAGAYSO Maamul goboleedka Somalidiidka JEEGAANTA iyo waxa ay ku faanaan kkkk kk yaab kaaf iyo kala dheeri kkk https://www.youtube.com/watch?v=hE2Kxe7brY0

  15. MrSomali says:

    Danbiilayaashi SNM ee hargeysa iyo burco oo nabad ah soo dhex galay kana dagaalamay oo dadkii shacabkoodii ay xasuuqeen been ka dhaadhiciyey .. geesi waa kan somali difaaca .. hadii SNM soo dhex gashay hargeysa iyo burco malaha waxa ay is lahaayeen xoogu dalku Ubax buu idiin keenii … Dhamaan shacabkii ku dhintay HARGEYSA IYO BURCO .. waa in SNM Jabhadii burburinta shacabkoda loo qabsadaa .. laguna faanaa Geesiyadii xabashida ka dhigay Bisad kkk dhagayso geesiyadii Somali lahayd ..iyo ALLA HA U Naxariisto geesigaas iyo inaga Xasan cowke ba wariyihi qaranka oo waraystay .. KU RAAXAYSO .. CADOW BISAD LAGA DHIGAY KKKKK https://www.youtube.com/watch?v=qTx_gVCT1Lc&t=170s

  16. MrSomali says:

    Arin la yaab leh oo ka jira maagaalo kasta oo Somalidiidka Jeegaantu ka taliso .. caruurta darbi jiifka Burco oo sheegay in danbiyo waa weyn laga galo .. iyaga oo u duceeyey Siyad Barre maadama uu caruurta u samayn jiray waxbarasho iyo meel ay ku nooladaan oo la odhan jiray Dhalinta kacaanka .. bal nala daawo Caruur reer burco ah oo DARBI Jiif ah oo raba cid daryeesha Sidii Siyad bare oo kale .. yaab . Muuse biixi ilaah baa kala xisaabtami caruurtaa .. bal nala daawo Somalidiidka iyo dhibta ay ku hayaan Caruurta magaalooyinka hargeysa iyo burco .. daryeel la aan https://www.youtube.com/watch?v=HrKGPUv9Da4

  17. Lafaruugaawi says:

    Waan wareeray ihiihihii ihiihiii.SOMALO
    Crazy paranoid. Naa cid mental Hospital Ku geysa miyaad wayday?.
    Weekiyo fatuuto faarbuuto akillay Somaliland Laguma waashee xaarkaaga iska walaaqo MAANA KOOPIYO.
    Xayaa
    All
    Jamhuuriyatul
    Arda
    Sooooooooooooomaaaaaaal.
    Ka naxow naxashka.

    • MrSomali says:

      xaarka isku xaji waa lagu qabtee …Faqash bay ku waaltay iyada oo ardeydii KACAANKU U TALISAY SIDA NNS RIYAALE , GABOOSE , NNS WARANCADE IYO SAFIIRKA Ruushka kacaanka …… Somaliland macnaheeda soo baro . waa ardul somali .. muqdisho .. baladweyn .. garaawe .. hargeysa iyo boorama waa ardul somal.. MARKA NACAS Yahow inta Somali reer AWDAL IYO REER HARTI KOMBE DARWIISH KOOFIL DILAY Kugu soo celinayaan .. caruurta Jeeganta ee burco ma daryaali kartaa .. bal nala DAAWO . waa in Somali gaar ahaan reer awdal iyo darwiish harti koombe ka so gaadhan Dhibta somalidiidku ku hayo caruutooda Burco iyo hargeysa kkkkk https://www.youtube.com/watch?v=HrKGPUv9Da4&t=42s

  18. MrSomali says:

    CEEB CEEB .. LAFARUUG WA MESHII DARWIISH ku karbashay iidor KOOFIL LA SOCDA . ISKA ILOW TAAS AWDAL SOMALI JECEL .. MARKA bal nala dawo caruurtii burco oo danbi weyn loo geysto oo u ducaysay kacaankiii…. reerkan waa in somali lagu soo celiyaa . ama dulcad iyo xarshin la geeyaa meeshii daaroodka somaligalbeed caano boodhaha ku siin jireen kkk dawo caruurta burco iyo dhibka ay Somalidiidku ku hayaan caruurtooda kkkk https://www.youtube.com/watch?v=HrKGPUv9Da4

    R

  19. MrSomali says:

    cabdi malow baa yidhi ma anigaa SUUDANTA KEENAY .. HA KAA SARTO SOMALIDIID … BURCO IY HARGEYSA HA LOO GURMADO CARUURTOODA https://www.youtube.com/watch?v=HrKGPUv9Da4

    R

  20. MrSomali says:

    LAFARUUG meeshi lagu gumaaday Somalidiidka koofil la socday ee HARTI KOOMBE GAAR AHAAN dhulbahante lafahoodii ruugay … kkk xaarka isku xaji waa lagu qabtee …Faqash bay ku waaltay iyada oo ardeydii KACAANKU U TALISAY SIDA NNS RIYAALE , GABOOSE , NNS WARANCADE IYO SAFIIRKA Ruushka kacaanka …… Somaliland macnaheeda soo baro . waa ardul somali .. muqdisho .. baladweyn .. garaawe .. hargeysa iyo boorama waa ardul somal.. MARKA NACAS Yahow inta Somali reer AWDAL IYO REER HARTI KOMBE DARWIISH KOOFIL DILAY Kugu soo celinayaan .. caruurta Jeeganta ee burco ma daryaali kartaa .. bal nala DAAWO . waa in Somali gaar ahaan reer awdal iyo darwiish harti koombe ka so gaadhan Dhibta somalidiidku ku hayo caruutooda Burco iyo hargeysa kkkkk https://www.youtube.com/watch?v=HrKGPUv9Da4&t=42s

  21. MrSomali says:

    I AM SO HAPPY TO KICK SOMALIDIID ASS .. AMA ANDERCOPER U TAG KHANIISKA . AMA CARUUTA BURCO bilaa daryeel ka dhig somalidiid. ama lacagtii duufanta awadal hal milyan jeebka ku shubo .. walee somali idin baratay kkkk SOMALIDIID …………..KKKK KKK https://www.youtube.com/watch?v=hvKHqSrS-C8&t=7s




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...