dahabshiil

War Deg Deg Daawo Video::Mudaharaad Xoog Leh Oo Ka Socda LONDON

Tobannaan kun oo qof oo mudaharaadaya ayaa iskugu soo baxay wadooyinka badhtamaha London oo ka soo hor jeeda booqashada Madaxweyne Donald Trump ku tagay Britain.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Intii uu Trump Boqoradda Elizabeth kula shaahaynayey Qalcadda Windsor, ayaa waxa fagaaraha Trafalgar, ee badhtamaha caasimadda iskugu soo baxay dad aad u badan oo mudaharaadayey oo dhaleecaynayey siyaasadihiisa.

Arimaha ay aadka u dureen waxa ka mid ahaa sida uu ula dhaqmay soo galootiga Maraykanka gala iyo siyaasadihiiisa ku aadan isbedelka cimilada.

Waxa meelo kale oo Britain ah ka dhacay mudahaaradyo kale, waxaana la filayaa in kuwo kale ka dhacaan Scotland oo uu horraanta todobaadkan booqasho ku tagayo si uu ugu soo ciyaaro Golf mid ka mid ah goobaha lagu ciyaaro oo uu isagu leeyahay.

Trump dariiqyada kulama kulmin mudaharaadayaasha hase yeeshee wuxu sheegay in ay dareensiiyeen in aan dalka laga soo dhawaynayn.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...