dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo sawiro:Baaburtii RRU SNM Oo laascaanood lagu Gubay Caawa iyo Xaalada Kacsan.

Waxaa caawa saq dhexe weerar qorshaysan lagu qaaday gaadhigii taliyaha maleeshiyada RRU laascaanood oo maraaya badhtamaha laascaanood.

 

Weerarkan oo ahaa mid qorshaysan ayaa lagu beegsaday baaburka khaaska ah ee taliyaha RRU laascaanood oo dhawaan maamulka SNM laascaanood keenay.

 

Khasaare baaxad leh ayaa ka dhashay weerarkaasi waxaana gabi ahaanba burburay baaburkii sida ka muuqata sawirada.

Hubka Baasuukaha  iyo Badhdaloolka  ayaa loo adeegsaday Gubista baaburkan waxaana jira khasaare xoog leh

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 23)

  1. xamdi says:

    wooow guuuuuul hora lo yiri futaxun maxa ku kenay lascanod

    • Yusuf says:

      Xamdi qurux
      Xamdi qurux badan.
      Majeerteen uuga maqanaan maayo Laaska iyo meesha aad jooggto macaan ee caawa dharka hoose sidayda sii bixi qaaliyeey anigaa kaaga qoslin doonee.

  2. Caynaba Car Dhacso says:

    Hhhhhh

  3. Lafaruugaawi says:

    Kastuumo web 🕸 FAQADH faqash.Asqooyin.

    DAAWADA

    # MIYAY ASQOOBEEN FAQASH

  4. Tukaraq Car Dhacso says:

    Waar heedhaha
    Tan-kan magaca XAMDI WATAA MA BILCAAN BAA MISE WAA❓ NINAW NAAG ?!WAAYO SIDA XAAWALEYDA AYUU U HADAL JILICSAN YAHAY HADDANA WAY CODWEYN TAHAY
    ALLOW U SIYAADI SOMALILAND SOCOTEE.

  5. Libaax Ciije says:

    Waar heedhaha
    Tan-kan magaca XAMDI WATAA MA BILCAAN BAA MISE WAA❓ NINAW NAAG ?!WAAYO SIDA XAAWALEYDA AYUU U HADAL JILICSAN YAHAY HADDANA WAY CODWEYN TAHAY
    ALLOW U SIYAADI SOMALILAND SOCOTEE.

  6. Adam says:

    Waa bilaabatay howshii sool jeegaan wad asqoobi (xamdi xarago xaal ka qaado inanka sheeta yusuf wuxuu ku caloolgalay daruuraha hargeisa ku dhashay fakin street

  7. laascanood man says:

    Hhhhhhhhhhhhhhhhh

  8. laascanood man says:

    Baga dhalinta laaska shaqo wacan

  9. Dahir says:

    Yusuf
    Dad dhulkooda iyo meeshii Alle ku abuurey ka xoreysanaya qabiil gardaran oo ku soo duuley maxaa ka khuseeya majeerteen .
    Adiga ma nin majeerteen baa ku kufsadey maxaad ugu waalatey reerkaas .
    Haddaad nin dhulbahante tahay maxaa kuu diidan in aad u noolaatid si xor ah , maxaad ku faleysaa in uu ku gumeesto nin isaaq ah oo kula mid ah .

    • Yusuf says:

      Maya ee waxa uu Meejeerteen doonayaa in uu dadka ka dhaadhiciyo xoraynta Dhulbahante laakiin kama liqayaan peofessor Ali Khaliif oo diinta siyaasadda ku ciraystay oo garanya halka iyo sida ay dantu ku jirto. Waxa Majeerteenku waxay doonayaan quudhsashada daraawiishtii Somaliland ka xoraysay Ingiriiska, waxay doonayaan dhulkooda si ay Garoowe uuga durkiyaan xadka caalamiga ah.

  10. Halgan says:

    Puntland xoraynasa sool halasugo.degaga iskadaaya. ? Jeegaanta cidiraafhelaysa. Jalasugo degdega iskadaaya. ?

  11. xooga dalka says:

    reer laascaanood nin iidoor ah hadaad dishaan aakhiro la idinkama culimada sheegto waayo dhulkiina idinku haysta wuxu lamid yahay tuug gurigaaga kuugu so dhacay

  12. Qooqaa mudug says:

    Daraawiish Egland baa ka huleeshay oo diyaarado usoo qaadataye ma iidoorkii afka qudhmuunaa baa xukumi kara ina gumeed ina gumeed dhalay aan awoowayaashiis raran jirnay, bakhtiruugaawi ma diyaarisay gabdhihii ilkaha cascasaa oo markay wiil harti arkaan walaalo ku waalanjiray

  13. Mo abdi says:

    Cali khaliif ayaa markeey xabada bilaabatay sidii lagu yaqaanay halkii uu deganaa ka baxsaday nasiib wanaag gaarigii ayaa la qalibmay oo waxaa soo gaaray dhaawac. bowdada ayuu ka jabay in uu bakhtiyo ayaanu ka sii jeclaan lahayn

  14. Mo abdi says:

    Shaqo wanagsan xaq u dirirka insha allh guul…midgaha ilka yar ha la laayo

  15. Lafaruugaawi says:

    MUDUG AFAR WIILO MOORYAAN SACADIYO SARUUR MOORYAAN HABAR GIDIRA AYAA KUGU GUMAYSTEE U ADKAYSO PM YADA QARANKA JAMHUURIYADDA SOMALILAND IDINKAA ISA SOO MAQIIQEE OO FAANKII HALAMASH NAAGOOD HA KAA SAARTO.
    MALLAY XADHIG KU DABTE MURANNA NOOGOODLE HADAL MADHEERTEENLE HALAMASH NAAGOOD IYO WAR BOWE HANNA BUDHBUDHININA.
    JUST NOW I AM 😊 SOME WHERE IN BUQLEEN AND I AM SLEEPING BILCAAN BUQLEEN AH CAN YOU FIND ME ❓ .
    VIVA REPUBLIC OF SOMALILAND.
    # COMMANDOS SOMALILAND

  16. Lafaruugaawi says:

    Moni
    I am talking to QAAQA MUDUG

  17. Libaax Ciije says:

    Mo
    I am talking to QAAQA MUDUG because you are scary 😓 cat 🐱 can say your name(Every body knows what MO means)

  18. Mustafe Daacad says:

    Gobanibo sidaad neel walba ugu toogta dhaforaxunta idoor waa maleshiyo bililiqo doon ah.kkkkkkkkkkkkkkk Idoor calankisi wuu dhacay maalmihii ugu danbeyey ayuku jiraaa .
    Hadaabey dumarka cayaaan gunta waxaas ayaalagu yaqanaa.
    Xamadi kuwaan idoor odhana adigaa dhama wadnka adagtahey hal qoraal ayeyka gubteen kkkkkkkkkknnkkkkkkkkkkkkkñkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  19. Binary Operation says:

    wax la gubay ma jirtee, xooga waxa la foorariyay waa kooxdii futo lule.

    Kolay taas baad ku yara hoos qarinaysaan, in la idin foorariyay, waxaana idin foorariyay prof kii dhamaa EE khaatumo waa liibaax calin khaliif galaydh EE cabaadka idinka yeedhsiiyay. Isagaana ku sugan laascaanood waa baashaalaya prof ku. Lol kkkkkkkkkkkkk, baashaalkiisii baad sas xoogan ka qaadeen Iyo argagax. Lol kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  20. Hassan Hussein says:

    Guuuuuul Guuuuuuuul Puntland iyo Laascaanood

  21. Waali ictiraaf says:

    KA SIFEEYA DHULKA DHULBAHANTE QALDAAMADA SOO DUULAY OO ARGAGAXISADA AH.
    GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL
    IYO GOBONIMO U DIRIR.
    DHAMEEYA DHAFOOR-QIIQDA.




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...