dahabshiil

Deg Deg Daawo Video::Odayaasha Dhulbahante Ee Gaadhay Ceel afweyn Wa’ayo.

Waxaa Magalaada ceel afweyn ee gobolka sanaag gaadhay xubno dhulbahante ah oo u hogaminaayo garaad jaamac garaad ismaacil.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xubnahan uu hogaminaayo garaadka kaliye somaliland aqoonsan ayaa u badan odayaal kuwaaso sheegay inay ka qeyb galayaan nabadeenta muuse biixi kawado deegaanka ceel afweyn.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. xamdi says:

    cajiib maxa kagalay sool bayba katagantahaye mise waa horgaladi halayga sheego

  2. Abdirashid says:

    Garad jamacow colad ad wax ka dajisa waliged lama shegin tii qoyski ad ka dhalatey lagu hayey bad ka xanunsan weysay waba mid ka sii shisheyso,o waliba deganka lagu dirirayo la leyahay wa degan dhulbahante laga qadey e daya ha isku dilane saleban gal ba yiri adiguna inad maslaxeysad ugu socota nugal godan bartankedina jeegan iyo doxore aya difac uga qodan yahay ilahayga waxa qulubaha adomihisa ku jira ay u muqdan ba ku yaqana waxa tahay lkn qoyska ad ka dhalatey dhibatad ku tahay jaceyl ad u qabto dabocayun ka dhalasho liita ayad meshas ku tagtaye ilahay ba ku yaqana

    • Wadani says:

      @Abdirashiid
      Waa ku sidee de sidii haweenkaad u barooranaysaaye magaca meesha kuugu qoranina magac nin weeyee, garaadka caqliguusuu hawlihiisii nabadaynta ayuu u tagay meesha, adiguna reer hebel baa reer hebel ka dhalasho fiican baad lasoo taagantahay, cuqdadaasaad la god galaysaa adigoo sidaa u calaacalaya weligaa

  3. mohamuud says:

    ilaahay baan idinku dhaarshe bal waxaas eega kii dhulkiisa xoog ku haystey ee wixii uu hub iyo ceedan ahaa dhulkisa ku haysta ayuu nabad u raadinayaa nacdali idinku dhacday damiir xumaa waaryaadhaheen dee waxani caadiba maaha rufyaanadu mayara waa in la rajiis gareeyaa ileen aduunku maalin maahee bal ethiopia eega hal bil ayay isku bedeshay From A to Z WAAR WAXAN BAA DAD U AH WAX GARAD CUDUR IDINKU DHAC

  4. Mohamed says:

    Garaad Jaamac Ismaaciil waa garaad horgal waana gumoobey,waxay iidoorku siiyeen gaadhi landcruiser ah waagii beeli eeday.magaciisu waa “Garaad horgal”.

  5. Mohamed says:

    Somalidu waxay ku maahmaahdaa” midgaantu intay guda kale nuurineyso Ayaa keedu qudhmaa”.
    Taadii Ayaa dayacan markaas ayad mid kale ka talineysaa.
    Habarjeclo Ayaa yaabtay!!@!!!!!!

  6. Saylici says:

    Crazy paranoids isku xaarayaal minstrels.

  7. Darwiishyeeye says:

    Maashallah garaadka gobalka sool geesi weeye waxii loodoortay nabada iyo horimar ka shaqeeya walina gobalada ssc waaxan ku dooranay garaad jaamac garaad ismaaciil ee dhulbahante kudoortay ee maxamuud garaad ku doortay ee jaamac siyaad ku doorteen ee goboladii ssc




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...