dahabshiil

War Deg Deg Ah:Shir Laascaanood Uga Furmay Kooxii Cali khaliif Maxaa Ka Soo Baxay

Waxaa Maanta Magaalada Laascaanood oo mudo ka badan 12 sano gacanta ugu jirtay maamulka SNM shir uga furmay Cali khaliif galaydh iyo todobeeyo kamid ah kooxdiisa oo maamulka SNM la leh Gacan Saar fashilmay.

 

Shirka Cali Khaliif Galaydh ayaa waxaa ka soo baxay qodbo  aad loogu qoslo oo ah riwaayad laga soo alifay Madaxtooyada Muuse Biixi islamarkaana la doonaayo in lagu khalkhal galiyo shacabka xaaran Timeeyay galaydh.

 

Dagaalka Tukaraq Waxba kalama socono Hadaanu nahay Khaatumo  Somaliland waxba nagamay weydiin taageeri mayno shaqana kuma lihin Talada dhulka SSC anaga masuulka  ah hadaan wax nagala weydiin meel lama gadhayo ciidanka somaliland ee joogay  Gambadhe  waxay ka donen tukaraq manan garan hadaanu heshiino somaliland anaga soowada xidhi lahayn xuduudka ‘ ayuu yidhi cali khaliif Jilaaya Riwaayad Hor leh.

 

Si kastaba ha ahaate cali khaliif ma Iloobay In Uu Ku Musanaabay Muuse Biixi Si cad oo yidhi’War Nagula duula buuhoodle oo Ciidanka puntland ururinaso Hadaydan Waxnagala qaban Heshiin mayno’.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 24)

  1. MrSomali says:

    Prof cali khaliif Galaydh waxa uu soo maray derayin badan , sida Agaasimihii guud ee Mashruucii Faanoole , faanole fari kama qodna , raysul wasaarihi Somalia dowladii Cabdiqasim, prof jaamicadeed, Madaxweynihii Khaatumo , laakin bal maanta maxaynu ku sheegi karnaa Prof ka soo jeeda reer Dunida oo dhami iyo Somali ku ogeyd Kacdoonkii daraawiishta iyo mideyntii Somaliya .. waa arin umadu la yaaban tahay .. sida uu prof cimaamadu uga dhacday . waxan hubaa isaga laftiisu in uu la yaaban yahay Dariiqa khaldan ee uu Maray . waa arin aad uga yaabiyay dhamaan daraawish iyo inta Somali wax garad ka ah meesha uu ku danbeeyey Prof Galaydh. maanta lama odhan karo waa madaxweyne khaatumo , kitaabkii uu gacanta saaray markii uu raysul wasaraha ahaa iyo midnimada Somaliya waa u ka leexday .. marka cida ka war haysa prof iyo xaaladiisa caafimaad ee xaga maskaxda bal ha ka soo waraman , xilkii khaatumo u dhiibatay meesha uu kala dhacay. iyo daraawiishtii oo ku baraarugtay Prof oo hilib geel ku cunaya hargeya .. yaab .. iyo yaabka yaabkiis

  2. MrSomali says:

    Guul somaliland socotee .
    Faqash down.
    # miyay asqoobeen doqmihii faqash faqash.
    Viva Republic of Somaliland.

    • MrSomali says:

      HORTA WAA AYO faqash kkkk

      1. NNS RIYAALE oo ahaa arday kacaanku soo tabobaray si uu u soo xidhxidho Somali diidka iyo jabhadaha .. hadana ugu danbeyttii noqday MADAXWEYNIHII SOMALILAND KKKKK
      2. Gaboose dhaktarkii siyad bare oo hadana noqday wasiirka arimaha gudaha soimaliland kkkk
      3.ciro oo ahaa Safiirkii ruushka kacaanka .. hadana ah gudoomiye xisbiga wadani kkkkk

      marka waa ayo Faqash .. mar hadii AY ardeydii Faqashtu soo tabobartay ay kuu taliyeen .. KA XISHO MACALIMIINTOODA KKKK KKK
      KK

    • GAANI says:

      reerkan rag ma moodid waar somaali dhiliyo qamri uun baad ku soo diyaadiseen
      maxaad keen ten waatii ni9nkii 20 200 ee dumara hargeysa kaga duubay sex aad sii dey seen uffuf waxaa saa hadlaaya

  3. Tukaraq Car Dhacso says:

    FAQADH faqash yahow xaafadaa seexo paranoid Habaabay oo hallawsan oo weliba😀😀😀 ayaad tahaye.
    You understand what I am 😊 say😁👎
    Garacyahow Tumaal iyo Midgaan iska dhaleen shut up 👆 your facking bigger nose 👃 Qaafuur baad u qoraal egtahaye.
    Long live lovely Republic of somaliland.

    • MrSomali says:

      1. NNS RIYAALE oo ahaa arday kacaanku soo tabobaray si uu u soo xidhxidho Somali diidka iyo jabhadaha .. hadana ugu danbeyttii noqday MADAXWEYNIHII SOMALILAND KKKKK
      2. Gaboose dhaktarkii siyad bare oo hadana noqday wasiirka arimaha gudaha soimaliland kkkk
      3.ciro oo ahaa Safiirkii ruushka kacaanka .. hadana ah gudoomiye xisbiga wadani kkkkk

      marka waa ayo Faqash .. mar hadii AY ardeydii Faqashtu soo tabobartay ay kuu taliyeen .. KA XISHO MACALIMIINTOODA KKKK KKK
      KK Bal ugu danbeyn nala daawo Sarkaal ka tirsnaa xoogi dalkaa oo dili jiray Somalidiidka SNM .. KKK hadana ah wasiir somaliland .. marka waa ayo faqash kkk … bal nala daawo yaabkan .. isagoo hargeysa dhexdeeda ku karbaashaya SNM .. HADANA AH WASIIR somaliland kk k DAAWASHO WACAN NO HARD FEELING .. https://www.youtube.com/watch?v=mlTfOpUoNnU&t=10s

    • MrSomali says:

      nacaska habar jeclo ee raba in uu kala qaybiyo Daraawishta harti kombe rabana in jeegan jeegan ahaato . bal nala dhagayso Ninka cuqdadu dishay ee wasiirka somalidiidka INA KAAHIN IYO SIR AY KU GUULEYSTEEN SSC KKK KKK KKK https://www.youtube.com/watch?v=FBm_yCQ5zGc&t=4s

    • MrSomali says:

      Dhagayso wasiir ina koofil ah , ama ina gunter ama ina aderson cooper .. ama somalidiid INA KAAHIN OO ka ooyaya GEESIYADA HARTI DARWIISH KKK KK https://www.youtube.com/watch?v=FBm_yCQ5zGc&t=4s

    • WARAN says:

      MOTHER FUCKER
      DHILO IYO KHAMRI .GEERASHAYN.BIYORAACIS.AND SO ON INTAASOO CUDUR AYAAD SOOMAALIYA KUSOO KORDHISEEN EE MAXAAD KALOO KUSOO BIIRISEEN WALLEE INAYDAAN XISHOONAYN

  4. Libaax Ciije says:

    FAQADH faqash yahow xaafadaa seexo paranoid Habaabay oo hallawsan oo weliba😀😀😀 ayaad tahaye.
    You understand what I am 😊 say😁👎
    Garacyahow Tumaal iyo Midgaan iska dhaleen shut up 👆 your facking bigger nose 👃 Qaafuur baad u qoraal egtahaye.
    Long live lovely Republic of somaliland.

    • MrSomali says:

      Hadii ardeydii Kacaanku kuu soo talisay marka yaa ah faqash kkkkk kkk kkkk faqash waa lagu faana maanta .. bal arinkan si fiican u aqriso.. faqash bay ku waalatee markii ay somali diiday kkk markii ay binu axmed carab shegatay , markii dir iyo irir somali jecel sheegatay kkk NOW WHAT IS FAQASH .. AND WHO IS FAQASH STUDENT KKK . NNS RIYAALE oo ahaa arday kacaanku soo tabobaray si uu u soo xidhxidho Somali diidka iyo jabhadaha .. hadana ugu danbeyttii noqday MADAXWEYNIHII SOMALILAND KKKKK
      2. Gaboose dhaktarkii siyad bare oo hadana noqday wasiirka arimaha gudaha soimaliland kkkk
      3.ciro oo ahaa Safiirkii ruushka kacaanka .. hadana ah gudoomiye xisbiga wadani kkkkk

      marka waa ayo Faqash .. mar hadii AY ardeydii Faqashtu soo tabobartay ay kuu taliyeen .. KA XISHO MACALIMIINTOODA KKKK KKK
      KK Bal ugu danbeyn nala daawo Sarkaal ka tirsnaa xoogi dalkaa oo dili jiray Somalidiidka SNM .. KKK hadana ah wasiir somaliland .. marka waa ayo faqash kkk … bal nala daawo yaabkan .. isagoo hargeysa dhexdeeda ku karbaashaya SNM .. HADANA AH WASIIR somaliland kk k DAAWASHO WACAN NO HARD FEELING .. https://www.youtube.com/watch?v=mlTfOpUoNnU&t=10s

    • MrSomali says:

      Dhagayso aderkaa SOMALIDIID .. DARWIISH DIID .. INA KOOFIL .. INA Kaahin .walee in aanad dhul harti darwiish oo koofil lagu dilay joogin ku seexo taas .. dhagayso aderkaa .. Harti darwiish diidka kkk https://www.youtube.com/watch?v=FBm_yCQ5zGc&t=4s

  5. liishaan says:

    halkan
    ma waxaa
    kahadlaya ilma moorgan

  6. mohamuud says:

    qofkii kaas isku sawira ayaaba qaawan lol in aad sawirkiisa ka carartaan bay ahayd laakiin tuug afar jeeble ah oo faashil ah inaad meel lasoo istaagtaan ceeb kaweyni majirto

  7. MrSomali says:

    Ceebta Somalidiidka .. bal nala daawo ardaydii Kacaanka oo hada noqotay wasiir Ina kaahin .. somalidiid iyo reerkii Koofil dilay dhibta iyo khayaanada uu ku faanayo … Walee somali is baratay .. arinkan si fiican u dhagayso .. WAA INA KAAHIN ninka darwiish diidka .. somalidiidka wasirka arimaha gudaha ee jeeganta iyo dhibta uu ku hayo somali iyo daraawish .. SIR LA HELAY KKKK https://www.youtube.com/watch?v=FBm_yCQ5zGc&t=4s

  8. MrSomali says:

    Doqonimada Somalidiidka horaa lo yidhi Doqon nin ay taqaan iyo Somali bay dhibta . bal nala dhagayso han yarida ina kaahin iyo somalidiidka .. walee Darwiish koofil dilay in aanad kala qaybin karin .. bulshada Harti darwiish .. dhagayso oo ku qosol arinkan .. https://www.youtube.com/watch?v=FBm_yCQ5zGc&t=4s

  9. Gunnimodiid says:

    Gudcur bay gudayaan wax badan baa nafta lagu maaweeliyey dhalanteed iyo Malo awaal way soo dhamaatay dillaalin iyo fashaq jeegaan talaabo baa u hartay way tukubayaan

  10. Fardojaan says:

    Noolow Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Proffessor Cali Khaliif Galaydh
    Waan Ku Garab Taaganahay Hiil Iyo Hoo.
    Guul Madaxweyne.
    Salaan From Buuhoodle.

  11. Guulwade says:

    Qoomiyada darood buu kadoortay caLi jeegaanta taarikhada waxaa lagu qorayaa. Iradkii. Taleex. Oraodkii saad heer. Kacararakii.darood kacararkiI. Harti. Kacararki. Dhulbahante. Kacarakii.kacaanka. Kacarakii. Puntland. Kacarakii. Muqdisho. Kacarakii. Baarlamaanka .aqoonyaradIi. raysalwasaarani mo. Kacarakii. Jigjigaland. Kacararkii. Gaarisa. What a bad histrionic Mr cali

  12. Hirad says:

    Booqo puntlandi news oo ah ta ugu afka dheer maamulka maxamuud saleebaan oo caddeysay n ciidamadii tukoraq lasoo dhoobay la kala dirayo degaamadii ay ka yimaadeen wax dagaal ahna aanay diyaar u aheyn awoodina. Usbuucyada soo socdana uu safar yurub ah u baxayo cawaro gaaz kklkk

    Kuwii adhigooda iyo geelooda pa cunay heyska ooyaan hadaba kkk

  13. Hirad says:

    Xalladdii iyo qosolkii adduunka 2 da ciidan ee tukoraq isku hor fadhiya oo ganacsi cajiib ahi ka dhex biloowday.

    Maleeshiyada puntland ayaa xoolahii loo soo ururiyay xaraash ahaan u keenta tukoraq maalin walba iyagoo loogu bedelo jaadka jebiska la yidhaa.

    Markay raqdi badatay waxaa loo sheegay maleeshiyada puntland inay xoolaha xaggooda kusoo qalaan oo hilib diyaar ah u keenaan ciidanka Qaranka. Taasoo ay fuliyeen oo iuyagoo wada dhiig ah ay keenaan gawaadhi hilib ah. Hadaba akhriste warkan macaa muuqaalka si aad uga dheregto soo booqo allssc.com

    Taariikh baa qormeysa

    Hello Hassan
    Hello Barwaaqo

    Iga daaya ciyaarta kkkkk

  14. MrSomali says:

    Wallee Faqash faqash Somaliland Republic ka GOOJISAY.

  15. MrSomali says:

    Tollaay yaa faqash faqashaay ma na qariyaa ka dambeysay HIHIHIHIHUM.
    Tollaayeey yaa reer hebelaayna BUQLEEN BAROORTII MA KA BES BAA ?.
    XAARMAAJO SOMALILAND REPUBLIC NAGA SOO GAADHANA MA BILAA GURMADBAA ILLAYN MIDGAHA CEELWAAQ IYO BUULOXAAWO MEELAY SOO MARAAN MABA JIDHEE.
    REER ISMAQIIQ HALAMASH NAAGOOD ADKAYSTA WAANNU HUBNAA IN GAROOWE IYO QANDALA LAGU MURMAYO CIDDA LEH TUKARAQ BAA KU WAREERTEENE.
    VIVA SOMALILAND REPUBLIC.

  16. Lafaruugaawi says:

    Waar ka MrSomali kastuumo web faqash ku soo gala ee you tube 🚇Ku khafiifay miyuu waayay cid mental hospital 🏥 geysa?.
    # faqash amisom hees.




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...