dahabshiil

War Deg Deg Daawo video:Ciidankii Ugu Badnaa Ee Xudun ka yimid Soona Gaadhay Tukaraq

Guddiga difaaca iyo Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa soo dhoweeyey qaybo kamida Ciidamadii ugu danbeeyey oo soo gaaray aaga howlgalka Difaaca Gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ciidankan oo ku qalabaysan gaadiidka dagaalka ayaa ka soo kicitimayΒ  gobolka sool gaar Ahaan Degmada Xudun.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 19)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    Whahahahahahah
    Whahahahahahahah

  2. Meygagle says:

    gahagahgah maxaad uga jeeda mise qosol gariir

  3. Bile says:

    Masha Allah Guul Darood guul Puntland
    Waar idoor waa la yaqaan Xabada uGu horeysa maray afka baxay cagaha maalayaan laakiin qorshuhu waa in aan xabadi ka bixin baa la inta Dhulka daarood ku jirta oo aanay magaalooyinka hargeysa iyo burco xabadi ku laaban

  4. Bile says:

    Masha Allah Guul Darood guul Puntland
    Waar idoor waa la yaqaan Xabada ugu horeysa maray afka baxdo ayey cagaha maalayaan laakiin qorshuhu waa in aan xabadi ka bixin inta Dhulka daarood ku jirta oo aanay magaalooyinka hargeysa iyo burco xabadi ku laaban

  5. Halgan says:

    Magaalo walba kaxidha. Laldagaalaa meelwalba. Dhaqaalaha. Wadooyika. Gadiid ka. Hawada.bada. ganaciga. Dhaqdhaqa .horey loomaxanuujin. Waa in laanuujiyaa. Ogaada. A maanta iyo koolkoolinta. Markay wax ukordhaan way kibraan .haduu idoor waxyar uu jaadareemo. Inaad ixrtiramay sid. Way faanaan. Ogaada waligood dagaal ma guulaysan taariikhda .cusiriyiin. walaahay muslimka waxay ka jecelyihiin. Gaalada ismana qabtaan.

    • Binary Operation says:

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, saaxiib war baanad hayne. ciil ba kaa yeedhsiinaya hadaladaasi. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      somalia waa lagu sanduleeyay inay jilbaha dhulka dhigto oo ina barido, xitaa cagaha naga dhukato. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      cida xamar iyadiiba teedii la liidata, aduunkana inta ku tidhaah somaliland hala ii ilaasho. waa su’aale caalamku wuxuu ku yidhi ama orod u tag oo soo bari, ama faraha kala baxa. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      teeda kale intan aad sheegteen dowlada xamar iyo kooxdan garoowe way isku dayeen, dee quus jab iyo faro madhan bay kala noqonayaan,

      bahashu halkii 1977 kii bay idin kaga dhamaan. heshiisiinta itoobiya iyo
      Eritrea imaaraadka ka dambeeyay oo damacsan in somaliland itoobiya iyo eritrea la isku xidho ganacsi ahaan xaarmaajona cidlo la dhigo. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. gantaal says:

    REER RIYO KU NOOL WALEE WAYDAAN WAANTOOBIN WAAR WUXU DULISANAA OO BOOTO BADANAA RAGANIMOY KU MEE MIYAAD BAAL MARTAY REERKAN SABOOLAY KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK GUUL IYO GOBANIMO S.LAND

  7. Fardojaan says:

    Marba Ha Soo Sawiraan Dhabayacadu
    Afar xayraan kkkkk
    Axmed Garaabo

  8. Ceerigaabo man says:

    Kkkkkkkkkkkk.maxay xudun u xorayn waayeen intakt tukaraq tegayaan . Waa Waale cas.huwanta daroodku wax ka fulaysan may xudun xoraynta ka bilaabaan. Riyoooooo.com

  9. Mo abdi says:

    Dhilo caynaba
    Sii shid uunsigii ragii rag ahaa waa ay soo socdaan inkastoo aad ilka yar tahay hadana dhawr casho waa lagaaga jaqiiq siin

    • MrSomali says:

      walaahi waad iga qoslisay … ha ku sii shidato uunsiga Caynabo iyo burco inta Mujaahidiinta Daraawiisheed uga imanayaan .. sii uunsi arimaha … ileeyn Jiilkii daraawiishta soo socdee .. kkkkkk

  10. Ahmed Yaassiin says:

    Adeer hadhaagii geeliina iska doonta dhe xorayn ma jirtee.

  11. Baaddoon says:

    Gorgor haada kaween ragan darwaawiish nah isaaq kaween ee kabash kabash iyo abtooh dhaladkiiyow iyo nabad baan ku dhawaaq nay miyaa xigii idoorku waxay miyir sadaan marka ladhirbaaxeeyo bay waxa kala gartaan

  12. Lafaruugaawi says:

    😁😁😁 kuwani waa kuwii abaartii caydhaysay oo lagu yidhi Tukaraq kaalaya waxoogaa Adhiyoo Buqleen loo soo dawarsaday aad la boobteene .
    Masaakiin maba oga commandos kii Somaliland Republic ee biraha calaashan jirey inay sugayaan!!..noo soo raafa xayraamiintiinna oo dhan Si aan gebigooda 10 PM ugu baabi’inno .
    Weli SAWAAQROONTII Madheerteen Halamash naagood ugu Biddoodsanaa ee reer XAAFUUN lama soo raafine ma Duufaanbaa tirtirtay ilma Mallay xadhig ku dabte.
    # geesiyaasha birta ah commadows of Somaliland.

  13. Lafaruugaawi says:

    Sixid
    # commandos ka Somaliland

  14. Garbadiiri Gacan Libaaxa says:

    BIDDOODKA SAWAAQROONBA WAA NIMAN MARKAY SOCDAAN XAAFUUNE ALLAHAYAW DAD LAMA CAASIYEE DOQONSANAA MADHEERTEEN HALAMASH NAAGOOD .wadaadkii waallaa ee cagdheer mad 😠 mullah oo sanankiisii inta xamar laga soo bililiqaystey Jigjigana la taagay ayaa yidhi 😁😁 not me
    VIVA LOVELY GREAT SOMALILAND REPUBLIC.
    ALLAW U SIYAADI SOCOTEE .
    ISHII KA BUKTAAY BURUR.
    # MIYAY ASQOOBEEN FAQASH

  15. Binary Operation says:

    saaxiibayaal run ma isu sheegna?

    majeerteen idin xorayn maayaane, ha is dulaynina.

    waxa la idiin qaatay idinkoo iska seexda kaymaha oo xooga injiro idin galaane. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    majeerteen ba na xoraynaya waaban ku qoslaa lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

    waar kuwaasi xabadna garan maayaan, dhuusada sida loo riday ku wacan yihiin iyo sida loo cabaado aayar bay iska yaaciye, waxaad samaysaan,

    kaymihiina iska seexda oo iska injiraysta, taasba sharaf idiinku dhaanta. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    hadii kale beri ka maalin baydin ka sheekayn oo dib u xasuusan waxaan idiin sheegayo. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ninkii majeerteen daba fadhiista dee waa nin khasaaray, odaygan c/cawar iyo ragan kale ee dhulbahante ee la socda uu camay ugu horeeyo, kolkay helaan waxay u socdeen way iska tagi oo bahashaba waa joojin.

    ee hadii aydin caqli leedihiin kaymaha iska galo iska injiraysta, hadhow inaga idiin iman oo injirta idinka hagaajine. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    camay ga aad isku halaynaysan beri haduu mudo korodhsiimada helo waa iska seexan oo barkintiisu iska soo qaadan,

    haduu waayana isagoo cadhaysan bu hargeysa iska soo xaadirin. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. Xanuujiye says:

    Waar ma ruushkii ayay weerarayaan qoladii harti kkkkkk hub urursi badana




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...