dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo Video::Hargeisa Lagu Cuno Hilibka Doofaarka iyo Maamulka SNM ka Hadlay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 14)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    Allahii Naga Qabtay Bay Mahadi U Sugantahay & Ciidamada Police Ka Jamhuuriyada Somaliland.

  2. Dhab ka hadal says:

    Qofku wuxuu qorayo hadii aanu ilaahay kaga biqin wuxuu ilaahay agtiisa kala kulmaa ciqaab , hadii cid aad is ahaysan aad hab progando ah aad is itidhaado been ku baahan oo aanad ogayn beentu qarada ay ilaahay agtiisa ku leedahay asaanad jaahil kahayn oo aan lagu cudur daaran oo aad u badheedho xuduudaha ilaahay waa wax layaable malaha saaxiibkey ciwaanka qoraalka dib uma akhrine waxaa ku qoran in hilbaa la cunay oo muu odhan waa la qabtay takale haduu uu idiin yimaado war oo aydaan hubin ilaahy wuxuu yidhi iska hbiya si aydaan uga naadimoon warkaa, marka walaalkey waxaan leeyahay qorista waxkastood maqasho badelisteedu waa danbe waana calaamaaadka qiyaamaha fadlan dib u sax qoraalkaaga ilaahayna ka cabso WBT.

  3. Mrsomali says:

    Dhab ka hadal hadii aad ilaahay ka baqayso maxaa adigoo Gabiley ka yimid ugu dagaalamaysaa Tukaraq iyo dhul Harti Darwiish. Hadii lagugu dilo dhul aanad lahayn sow ehelu naar ma tihid kkkkk

  4. gantaal says:

    mr somali iscadee naagyahow hadalka jilicsan la meermeeraya f u dulibaad tahay hell kkkkkkkkkkkkkk

  5. Mo abdi says:

    Jeegaantii waxay marayaan in ay ka ganacsadaan hilib doofaar allow gun ha naga dhigin ..war wuxu ileen waa gaajo socota..waxaa igu maqaala ah in xagaa iyo ciidankooda la doonayay in la gaarsiiyo kadib markii ay islaamihii shilimaadkii ka dhameeyeen…ilka yar iyo xaaraan lama kala waayo

    • MrSomali says:

      Nin xadkii Koofil raba iyo ingriis wax walba ka filo .. waa in qabiilkan tirada yar ee Somalidiidka ah lagu soo celiyo somalinimada , iyaga ayay dan u tahay walee kkkk

  6. Jeegaanta shaani says:

    DEE WEEY U GAADHAY INEEY DOOFAARADA CUNAAN WAAYO SICIR BARAR BAA DILAY OO WAX KADTA WAA INEEY CUNAAN.KAADIDANA WERY CABAAN OO BIYO LA’AN BAA JIDHA .

  7. Abdirashid says:

    Markan shegey iidorku inay midgo yihiin ama ka liitan shaley iyo manta ma aheyn dhabar ku malaxlayal qob dhiiglayal wa wax bakhtiyey marka ad aragto mindi bay dabka heystan carun iyo qurun bu ku dhex jira maqixi xuno dhusuq miiran ah madobad bay so kabarudh xun yihiin ama kabadh qaad balayo wada qiiqeysa dhulbahante balaya ilahay qorta u galiyey farqaha ayay ka dhagan yihiin wa u kala waramayan wa kala lalushayan wa iska hor iyo dabo kenayan wa ku dhex ugarsanayan bal adigu si iska dheh

  8. Dhalan dhool says:

    Waligooday ingiriis ku dayanayeen ee ay Khaansiir cunayeen waa adhigoodi waxaasi shaahooda ma aha

  9. sarhaye says:

    Doofaar cunista aqoonsigaa ku jira in la cuno dadkiu free waxay sameynayaan waa xor intaas bay la dhexrooraan yurub iyo america war rabbigiin ka baqa oo rabbi u toobad keena

  10. Hassan Hussein says:

    AAAAAAAkh allaah idoor doofaar buu ka dhergay salaadna ma tugado miya nin Doofaar ka hirqanaya sidee salaadi ugu baxaysaa




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...