dahabshiil

Shirqool Ka Dhacay Dararweyne iyo Xaalada Oo Cakiran Muuse Biixi Oo Garab Siiyay Habar Jeclo

Waxaa maanta ka dhacay Deegaanka Dararweyne Ee Degmada Ceel afweyn Shirqool loo dhigay mid kamid ah Beelaha Ku dagaalamaayay deegaankaasi.

 

Deegaanka Dararweyne Hore waxaa Gacanta Ugu hayay Ciidanka  Beesha sacad yoonis Kuwaaso Maanta ay u yimaaden Ergo Uu Hogaminaayo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland iyo Xubno kale faro badan Oo kamid ah culimada Hargeisa kuwaaso ka codsaday  Beesha sacad yoonis inay ka Saarto Ciidankeeda Deegaanka Dararweyne.

 

Beesha sacad yoonis ayaa aqbashay Dhawaaqa Ergada waxaana ay ka saren Guud ahaan Deegaanka Dararweyne Ciidankooda balse waxaa dhacay arrin shirqool ah.

 

Ka Bixitaanka Ciidanka sacad yoonis Ee Dararweyne waxaa Badelay in islamarkiiba magaalad qabsadan ciidankii habar jeclo kuwaaso xabad kala daalay ergadii iyo dadkii magaalada.

 

Xaalada Deegaanka ayaa hada kacsan waxaana Beesha sacad yoonis u aragtay shir qool qorshaha nabadeenta loo eekaysiiyay ee laga soo abaabulay Hargeisa

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    KHAAKHTUFUUU NEWS XAAAR BAAA KAASOCD MAANTA.

    JECLIYA MARKAAD SAYDHINAYSO SHUBANKA.

    Huh huh huh huh huh huh

  2. Dhab libaax says:

    War Habar jecelo inta ay nabada kugu yeelaan Colaada kuguma yeeli karaan
    Gaadma xun iyadaa Ku jabta Dagaalamaya Iyo khiyaama kasta Oo ay Soo maleegto

  3. universta nazionale says:

    maahmaahdu waa kaa khaldan tahay taasi waa dhulbahantaha




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...