dahabshiil

Deg Deg::Jiida Tukaraq Oo Ay Soo Gaadhen Ciidan Xoog leh iyo Wararkii Ugu Danbeeyay

Wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil katirsan gudiga difaaca dowladda Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay saacadihii ugu dambeeyey furimaha dagaalka ee Tukaraq ku soo dhoweeyey cutubyo katirsan ciidanka difaaca Puntland.

Ciidamadaan oo ku gashaaman gaadiidka dagaalka kana soo ruuqaansaday deegaamo katirsan Puntland ayaa waxaa la geeyey talisyada kayda ciidanka Puntland kahor inta aan lageyn goobaha ay ka geli doonaan dagaalka kadhanka ah Soomaaliland.

Dhanka kalena, xogaha dheeraadka ah ee aanu hadda ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ay samaynayaan ciidamada Puntland iyo Soomaaliland.

Ciidamo aad u hubaysan ayaa saacadihii ugu dambeeyey ee lagu arkayaa furimaha dagaalka, waxaana halkaas laga dareemayaa cabsi dagaal iyadoona mararka qaar laga maqlayo dhawaqa hubka culus.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    Kuwii hore ujoogay ee yaaa daarooday iyo tolayeeyda lagu keenayba iskaga yaaceee markii DHAQAALE la’aan iyo busaaradi ku habsatay BUQLAYN.

    Cidina dagaal gali kari wayday oo xiniinyo ayay doontay.

    AJAJAJAJAJAJ

  2. Abdirashid says:

    Caynaba car dhacso ayad magac ka dhigatey wa ballan wa target caynaba adiguna wad og tahay inay degan dhulbahante tahay mida kale ina dufanle subagle tir tir iyo maraq farqaha ku sitow inad ku andacoto besha calamka tuko raq e ogo meshan dhafi mayo miskin yahow gaalo u habar wacasho iyo dacwo an kala go,laheyn rag idin kala guri mayso waxa busaradda cabsida iyo bahida la go go,ay wa la yaqana o waliba markey cararan inta la bacsado la so leynayo dad dhulki bad rabta inad ku heysato wa la cararey iyo busarad ba lala jogi wayey walahi deganka kugu harereysan bay ka imanayan ciidamadu iyago dibinta hose wada qaninsan adiguna odayal wada qufacayad inta bakado garbaha ugu so xirtey ad rabta inay rag cartamaya cabiyan doxore dabo cayun ah danyer faraci zinji qariban son of bitch nacalad ba adiga iyo aabahaabahaba ku yaaalla karahyayahay karahyadu dhashay cabsi darted ha cadonin sida dumarki yibir yahow yibirku dhalay

  3. Ahmed says:

    UN kii af buuxa waxay uGu sheegeen iidoorka in aanay mar dambe soo wecin.Mar baan talo idin siinay waana diideen.Hawiye qosol bay ka qaadeen,ethiopa albaabaday ka xidhatay guri yaraa ee kaga jireen albaabaday isugu dhifatay,waar muslim aheey muslimkii musanoowgiisa ayey ka yaaban yihiin iyo macna la’aan tiisa Djbouti sagaal jeer bay usheegtay in howsha iidoorku ku Jira tahay mid doqonimo.Mousa baranbaro ama mousa shaani afkuu gacanta gashay waar Djabouti baan wax ku baray




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...