dahabshiil

Deg Deg Daawo Video::Wiil Dhulbahante Ah Oo 11 sano U Xidhnaa itoobiya La Soodayay Kana Sheekeeyay Arrimo Murugo Badan,

Carab soocane oo ah wiil ka soo jeeda gobolada SSC ayaa mudo ka badan 11 sano waxaa uu ku jiray jeel kamid ah kuwa itoobiya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

MR Carab ayaa ka sheekeeyay dhibtii uu la kulmay mudo ka badan 11 sano ah islamarkaana ka warbixiyay sidii loo qabtay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Abdirashid says:

    Hadad aragto qof coldon ka wareysanayo killinka 5naad iyo jig jiga wa riwayad u isagu jilaa ka yahay o ay u wehliso cadawad dabo cayunimo doxore doxora dhaley iyo inanki arki meysid hal qof o la cid ah o u ka wareysanayo dhibatada tigrega iyo abdi iley ay ku hayan dadka shacabka ah maxa lo wayey abdimalik hal qof o qoyska u ka so jedo o lagu dhibateyo ethopia anago sida aderadi ethopianka u jecel yihiin iyo shacabka somaliland marka abdimalik spionage xun bad tahay o usan damiir somaliyed usan ku jirin dhibatada xamar iyo qaraxyadoda iyo silicoda ayad ka dhex barorata adigo lagu og yahay inad qayb ka tahay qaraxyada dhaqanki yibraha aya kugu jiro waxad iska dhigeysa awliyo bubta marka cidi ad ka dhadhici riwayadda xune cadownimadu ku dhehan tahaye ad melaha la tag tagan tahay

    • MrSomali says:

      Koley jidh dilka qaarada afrika waa ku badan yahay , marka Abdirashidow ha odhan waa filin , qofka danbi waa lagu eedeyn karaa , isaga oo sharaf leh maxkamad wa la geyn karaa , laakin in uu jidh dil ba ani jiro ha beeneyn , waana arimaha loo baahan yahay in la saxo , qofka u dhashay ee muwaadinka ah waa in uu helo xaqiisa lana dhowro karaamada qof ahaaned …

  2. Halgan says:

    Wa run horta dhib wa jiraa laakiin. Reer waqooyi waxay faafiyaan dhamaan xumaanta. Somalida kale. Xumaanta. Hargasa iyo burca taala mafaafiyo. Somalida iskudirka bay kashaqeeya an. .xildhbaan. Wasiir xisbi. Oday beesha uu kasojeedaan waxay aadaysten inay is amanaan hoostana waa wada ashabaab. Ogada. Kamahalaan. Meel ay joogaan xumaanta dhulbahante lagu hayo. Iyo xuduud baan xudhaynaa. Kii federaalka kataga hargaysuu kunoqdaa. Cajiib video laduubayo dhin bay keeneen. Dhin soMali inuu jiro waa dhab. Tankale. Ogaada waxay wada jilayaan. Wariyaha iyo kuwa badan waa dulimaad hindiya

  3. BUHODLE says:

    shhekdan waa bug, waxba kama jiraan.

  4. Jamaal says:

    Willku dhulbahante maahan ee awawgiisa dhulbahante la dhahaa waa nin reer fiiq ah iska hubi

  5. xamdi says:

    SubaxanALLAH Ilahay umadisa wuarka watan kentay is beedelka waa ariin murugu badan bal dhulbahante iyo onlf na xagay iska soo galeen ninkan geelisi lajoga muxu dhiimay malaha geeli miyaa meel fog laaday cajiib




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...