dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:War Culus Ka Soo yeeshay Beesha Sacad Yoonis.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. MrSomali says:

    Qabiilkan aan waxba lagu haysan walee umada Somaliyed dhib badan buu ku hayaa .. kaaga darane qof walba gar iyo gardaro jufadiisa ayuu taageerayaa .. waar caqligu ha koro , mida kale dadka hal magaalo wada degaa iyagaa isku dan ah , in ay colaadi dhex marto maaha dad hal magaalo wada dega… waa dhaqan somali ku soo batay baryahan danbe in reeraha wada degaa dagaal iyo fitno dhex taal .. ha laga BAXO QABIILKA …

  2. sumaya says:

    dhulka ay isku haystaan waa kulkii naalaye ahmed laga qaadey marka xaq baa isku kiin direy dhul dan bad u baneyn doontaan idonkana isaga guuri markaad hashiin waydan

  3. Mo abdi says:

    Sacad yonis maa laga qabto beladan ku habsatay oo midgaha ah aan xeer iyo dhaqan midna.aanan lahayn




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...