dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Hani UK Buuhoodle lagu Soodhaweyey Kana Qudbadeesay Taaladiii Xasuuqii kalshaale.

Fanaanfa Caanka Ah Ee Reer Khaatumo Hani Uk Ayaa maanta lagu soodhaweeyay magaalada Buuhoodle xarunta Gobolka cayn iyadoona ka jeedisay Qudbad Taaladii xasuuqi kalshaale loo Sameeyay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. farhia says:

    mansha allah wallo quruxey bilad shareed baan gudoonsiin doona marka la xoreeyo sool

  2. gantaal says:

    NO COMMENTS JUST TELL HER SAY SALAAM A.FATAX YARE ;;;;;;;;;;;;;;;;; KKKK

  3. Yusuf says:

    Waa dillo ka mid ak dhillooyinka.maga soomaslida dilay ee gaalda wasmada bilaa xayaha ah Yurub kula sameeya gaalada kuwooda liita ee isbiirtoolayaasha ah.

  4. Yusuf says:

    Mafaca5ta soomaaliyeed…

  5. Hassan Hussein says:

    Masha Allah Fanaandda Soomaaliyeed Hani UK ku soo dhowoow Wadankaaga hooyo Somalia iyo Puntland oo aad u soo xiistay ilaahayna ha ku xafido Aaaamin

    • Yusuf says:

      Dalkani waa Somaliland, Buuhoodlana waxaanu ku soo hoos celineeynaa gobalkii Togdheer ee ay waligeed ka tirsanayd ee ama xaara ama dhuusa ama u guura Majeerteenniya,kkk.

  6. Abdirashid says:

    Hani uk waligey ban waxan maqli jirey dhulos wa dad dhulkoda jecel profaprofasor kastu yahay iyo celebraty kasto u yahay wa kuwi dhulkoda taga well done hani allaha ku xafido

  7. golkhaatumo says:

    wejigiin gubey bal waxay ku faanayaan daya…xumaanta iyo fuxshiga ayay horu mar moodeen iyo il bax nimo. jaahiliin jaahillin laga keenay.naag shaydaan ah oo puntland soo fara xumay say ayay si cad oo aan gabasho lahayn fagaare u kee neen . waxay muujinaysaa qowm kaas iyo sida ay yihiin .waa dad maan gaabe ah. mama ka si karaan waxay tahay naagtani.

  8. gantaal says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ishaad kariday ;;;;;;

  9. Galbeedi says:

    War qolyihii reer gaalo raac maata sowkuwan waashay sow taad odhan jirteen gabdhaha macayno hadiise kuwiina lacaayo makuqancaysaan sidaa war xishooda oo wax is kulahadha inantan caydeeda ictiraaf ku helimeysaane

  10. Lafaruugaawi says:

    😁😁 no complaints and no comment.
    NASTEEXO INDHAA YAABTEY SHOW TUULADA SHAXDA BUUHOODLE WAY KA SOO YAR DOOGTEY.DARXUMADII IYO DAACUUNKII
    # SHAXDA GEELA JOOGOO SHAAMBINAYSA SOCODKOO.
    VIVA SOMALILAND REPUBLIC.




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...