dahabshiil

Xubin Ka Tirsan Kooxda Cali khaliif Galaydh Oo Khaatumonews.com Siisay Waraysi Sir Ah.

Xili uu magaalada laascaanood ku sugan yahay Dhaar ka bood  Cali khaliif galaydh islamarkaana ilaa hada aanay wax war ahi ka soo bixin qorshaha socdaalkiisan ayaa shabakadda khaatumonews.com waxaa ay u guur gashay inay hesho faahfaahin dheeri ah oo ku qotonta socdaalka Galaydh Ee laascaanood.

 

Cali khaliif waxaa uu haatan in mudo ka badan sanad iyo dheeraad uu ahaa nin u golon golay qorshe ah Sool iyo sanaag Cayn oo Somaliland wax la qeybsada iyo Dastuurka somaliland oo wax laga badalo balse qorshahaas waxaanba dhag jalaq u siin maamulka burburay ee hada ay ka sii taliyaan kooxda jeegaantu.

 

Galaydh oo shalay galinkii hore laascaanood soo galay wax samayn ah ama dareen ah shacabka gobolku kumusan yeelaan.

 

Xubin Qarisay magaceeda kana mid ah Xubnaha Cali khaliif Galaydh ayaa khaatumonews.com Siiyay warasyi Xog ah oo ku aadan qorshaha Cali khaliif ee laascaanood waxaana uu ku bilaabay hadalkiisa‘Anigo jooga buuhoodle ayuu igu soo war galiyay nin aanu saaxiibo nahay in aan laascaanood imaado aniga iyo sadex nin oo kamid ah  garabka cali hadii aanu laascaanood nimid waxaanu  xalay la shirnay cali khaliif galaydh bal in uu qorshaha safarkisa wax nooga taabto cali waxaa usheegay in shir la abaabulaayo shirkaasi  oo ah mid looga hadlaayo wadahadalkii socday islamarkaana isugu jira canaan  muuse biixi  loo jeedinaayo oo ah in aysan waxba ka badelin wixii lagu heshiiyay waxna ka fulin iyo in shacabka talada lagu soo caliyo sida u cali qabo hada’

 

Mudanahan  ka tirsan Kooxda Cali waxaa u sheegay in uu jiro Jaanis ah in Shirkii Beesha Garxajis Ee Dhawaan Soo Xidhmay in uu cali kaga Faa’iidaysto  qodobo ka soo baxay oo meel ay kawada socdan cali khaliif sida qodobka dastuur furista oo ay qaban Beesha Garxajis in cali khaliifna jaaniskaa qudhiisu si Adkeeyo Soona saaro Qodobo shirkaas i uu Ku mataneynaayo Shirkiisan

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Lafaruugaawi says:

    😀😀 ciyaala faqash amaba kuwii dhalay😀😀 web 🕸 dhalandhool.
    Just give me your attention and say ( a Long time ago there was a faqash faqash little piglets 🐖🐖.
    They are suicidal crying 😢 crazy but Republic of Somaliland swallow them.
    iyo
    Akhyaarta hawada nalaga socotaay warkii Jamhuuriyada somaliland waa naga intaa——- intii kala home 🏠 work kastuumoy u qaado.
    Xayaa
    Al
    Jamhuuriyatul
    Arda
    Soooooooomaaaaaal.

  2. sOmalilander says:

    Hhhhhhhhhhh

  3. Mujaahid SNM says:

    Professor Cali Khalif waa ninka keliyah aan weli ka shakisanahay qorshaha uu maagan yahay iyo in uu daacad u yahay Qarannimada SOMALILAND iyo in kale .

    Labo todobaad ka hor waxaan ka hor istaagney safar uu ku aadilahaa carriga maraykanka oo ah halka uu si rasmi u degan yahay .

    Cali wuu uu nagu ad adag yahay waxaana miiska noo saaraan in aan Cali ka takhalusno dhowaan oo aan sumeyno sida hogaanka sare ee SNM goaan ku gaartey .




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...