dahabshiil

Maleeshiyo Oromo ah oo Shan qofoo Soomaaliya ku gowracday tuulada Guuleed ee Ehtiopia

Wararka ka imaanaya Dowlad Degaanka Oromada dalka Itoobiya waxaa ay sheegayaan in shan nin oo Soomaali ah la gowracay

Ragga Soomaalida ah ayaa lagu gowracay Tuulada lagu magacaabo Guuleed oo u dhaxeysa labada Ismaamul ee Soomaalida iyo Oromada.

Maxamed Maxamuud oo ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegay in dagaalka u dhaxeeya Oromada iyo Soomaalida uu wali ka socdo Gobolka .

Waxaa uu sheegay in dilalka labada dhinac ay maalinlle uga dhacaan degaanka islamarkaana Ragga Oromada iyo Soomaalida ay is ugaadhsi isku hayaan.

Waxgaradka degaanka ayaa ka digaya in ay xaaladda ka sii darto iyaga oo sheegaya in ay dhici karto musiibadii sanadkii hore oo kale markaas oo labada dhinaca ay boqolaal qof iska dileen sidoo kale dad ka badan hal milyan ku barakaceen dagaalka labada Qowmiyadood.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Mujaahid SNM says:

    Wefdi ka soo socda ismaamulka degaanka oromada ee dalka itoobiya ayaa maanta soo gaarey magaalada garowe ee caasimadda dawladda puntland .

    Booqashada wefdigaan oromada lama oga waxa uu daaran yahay .




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...