dahabshiil

Deg Deg:Maleeshiyada Somaliland Xaaladu Ku Xuntahay iyo Firxad Gaadhay Buuhoodle

Maalin kahor waxaa dagaal culus deegaamo katirsan gobolka Sool ku dhexmaray saraakiil katirsan maamulka Soomaaliland oo ciidamo iyo hub kala baxsaday deegaanka Tukaraq iyo ciidamo raacdaysanayey.

 

Dagaalkaan oo laysu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxa uu sababay khasaare soo gaarey ciidanka raacdada ah iyo kuwii ka fikaday deegaanka Tukaraq oo ku sii jeedey deegaamo katirsan Sool iyo Cayn.

 

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen firxadka ciidankii horay uga tirsanaa Soomaaliland ee ka cararay furimaha dagaalka.

 

Ciidankaan ayaa bilaabay inay halkaasi ka iibsadaan hubkii iyo saanaddii ay kala bexeen Soomaaliland, halka kuwa kalena ay doonayaan inay ku biiraan ciidamada deegaanka iyo kuwa Daraawiishta Puntland ee ku sugan gobolka Cayn.

 

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi iyo taliyaha guud ee ciidamada Soomaaliland Nuux Ismaaciil Taani ayaa amar ku bixiyey in la soo qaqabto saraakiisha iyo ciidanka doonaya inay ka baxsadaan furimaha dagaalka gobolka Sool.

 

Ciidamada ka soo jeeda gobolada Sool iyo Cayn ayaa bilaabay inay ka baxsadaan furimaha dagaalka kadib cadaadis xoogan oo ka soo wajahay beelohooda oo doonaya inaysan dagaal kala hor imaan Puntland.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 15)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    Hhhhhhhhhhh

  2. Mohamed says:

    Wadh furinta waa in ay isugu hadhaan iidoorku, markaa ayay xabadu macaanaan, markaas ayaan sida geelii ku heesayaa.

  3. Caabudwaaq says:

    Isaaq waa naagaha oo kale

    • Yusuf says:

      Marka hore naaguhu ma ahaa wax xun oo la isku caayo oo de dhiladii ku dhashayba waa naag, laakiin waxa idin qabaa waa raggalii isaaq.

  4. Caabudwaaq says:

    Ok

  5. Caabudwaaq says:

    Isaaqu waa dad aad uliita, sidaa darteed waa in dhuobahante karbaqsho, walaahi dhulbahante oo midaysan ayaa ku filan,isaaq afka uun bay ka hadlaan, hadii aad gacan uqaado walaahi naagaha waa ka dhega nugulyihiin.

  6. Caabudwaaq says:

    Isaaqu waa dad aad uliita, sidaa darteed waa in dhulbahante karbaasho, walaahi dhulbahante oo midaysan ayaa ku filan,isaaq afka uun bay ka hadlaan, hadii aad gacan uqaado walaahi naagaha waa ka dhega nugulyihiin.

  7. Libaax Ciije says:

    Hambar faqash faqash Adigu car Afweyne u soo aargud Somaliland baa masqul Nigeria ku taal isagoo nool ku riddaye.Fartana ha lagu soo geliyo waxaad malmalluuqday lama fahmayee.
    Viva somaliland Republic.

  8. Mohamed says:

    Iidoor waxan kasoo xaaqayaa DDIS ee waa in hartiguna ka xaaqaa ilaa togdheer.
    Waa laangaab wax is mooday ee waa in latuso lana baro laandheeraha kablalax ah.

  9. mohamuud says:

    libaax ciije gormaad siyaad barre musqul ku ridey.soow adinkii dulcad iyo daroor xeryaha qaxootiga laidiinka sameeyey .markii daarood iyo hawiye ku kaceen muqdisho lagama ridin maadaaba xisaabta kujira beel yaroo waalan baaba laidiin yaqaanaaye

  10. Ahmed says:

    iidoor wax fulaysan lama sheegin waa af ka nool iyaga oo dhami markay dagaal timaado waa la yaqaan iidoor ilaah baa igu og sayntay jeedinyaan cagahay wax ka dayayaan markaasay ku waalanayaan waanu idinla ciyaarayne

  11. Bile says:

    iidoor intuu NABAD kugu yeelo COLAAD kuguma yeelo ! waa murti Qarniyo hore baxday … sii macnee Dagaal marakay timaado wax iskama celiyaan ee afka uun bay ka booteeyaan

  12. Aarka hargaysa says:

    Waar reerkii darood ma dagaal bay hadal hayaan kkkkkkkkk waar ileen ceeb lomadhinto dagaalba kuwanaacebeeyay walee iidoor reerkii waa khashifeen

  13. Lafaruugaawi says:

    Waxa jirta maahmaah soomaaliyeed oo ah DHURWAAGU AMA WARAABUHU MARKA MADAXA BUDH LAGALA DHACO 😀😀😀 KUWA YIDHAAHDA KA DAAYA AYUU ISKU MAQIIQAA ILLAYN WAA NAF LA’ CAARIYE SI UU U BADBAADO😀😀 WAXA LA MIDA FAQASH FAQASH INTEY HAWIYE CAWAANA OO BERI HORE XASUUQAY OO DAMEERO DHAQDA KA SOO BAQAAN OO SOMALILAND REPUBLIC OO LION 🦁 S OF THE WORLD 🗺 AH TUUGSANAYA OO HALAMASH NAAGOOD UGU HORREEYO.
    KAWA YAR YAR NAGA CELIYA OO SUPER POWER SOMALILAND ISKU SOO MAQIIQA😀😀 (DHIDARKUBA XAABAALIHIINNII QUDHUN MAYGU DHAADHACAY)
    WAAR FAQASH FAQASHEEY IDINKOON MAYDKIINNA GURAN KARIN IS MAQIIQA JOOJIYA .
    XAYAA
    AL
    JAMHUURIYATUL
    ARDA
    SOOOOOOOOMAAAAAAAL.
    QARAN XORA

  14. gantaal says:

    weli wax kasoo jawaabay suaashii ahayd reerkani xakiim maleeyahay majirto laakin markaad aragtid wax magac iyaga ka tirsan website kan wax ku qoraya dee jawaabtu waa maya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk guul s.land 4 ever cay iyo habaar been riyo dharaareed intiiba way ku hafteen waar qowmku dulisanaa oo daciifsanaa kkkkkk




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...