dahabshiil

Deg Deg Dhagayso:Muuse Biixi Oo ceel Afweyn U diray Gurmad Xoog leh

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Seylici iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa degmada Ceel-afweyn ee gobalka Sanaag u tagay sidii ay u damin lahaayeen colaada ka taagan degmadaasi, xili mudooyinkii ugu dambeeyay ay ku dagaalamayeen labo maleeshiyo beeleed.

HALKAN KA DHAGAYSO

Wafdi madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa culimo iyo waxgaradka ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland, dhamaantoodana waxaa ay qeyb ka qaadanayaan Xalinta dagaal beeleed ka tagaan degmada Ceel afweyn ee gobalka Sanaag.

Tirada xubnaha tagay Degmada Ceel Afweyn ayaa waxaa ay gaarayaan 66 Xubnood, waxaa ayna degmada ka bilaabeen in ay kulamo la qaataan dhinacyada ku dagaalamaya degmada Ceel afweyn ee gobalka Sanaag.

Seylici oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in dhawaan ay qorsheynayaan sidii xal waara ugu gaari lahaayeen colaada u dhexeysa labo maleeshiyo beeleed oo wada dega degmada Ceel afweyn.

 

Sanadihii ugu dambeeyay Degmada Ceel Afweyne ee gobalka Sanaag ayaa waxaa dagaal ku dhexmarayay labo maleeshiyo beeleed oo wada dega degmadaasi, iyadoona haatan ay socdaan dadaalo lagu xalinayo colaada ka taagan degmadaasi.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...