dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Cod Sir laga Duubay Suldaanka Guud Habar Jcelo.

Shabakadda Khaatumonews waxaa ay halkan idiin ku soo Bandhigayna muqaal Cod Sir ah oo laga Helay Suldaanka Guud Beelaha Habar Jeclo oo Talooyiin shirqool ah siinaaya Beesha habar jeclo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    KHAAKHTUFUU NEWS

    Awoodaadi waxay kusoo ururtay cod sir ah I yo islaan Buraanbur ku karbashtay horgal hebel iyo oday khaakhtufuuyaysan oo Gabay Ku karbaashay muuse biixi kkkkk adeeer warka kale keen oo xorayntii mooga waran halkay ku danbaysay.

    Hhhhhhhhhhh

  2. laascanood man says:

    hhhhhhhhh habar jeclo dhulbahante ma gumayn kartee faanka jooji dhulbahante waa bil lab aan calaacaline isaaq oo dhan baan gumayn karin sa habar jeclo

  3. Jamaal says:

    Intaas sir maahan waa wax lawada ogyahay ee ficilbay u baahantahay uma baahno sirbaa lehelay iyo odaybaa qayliyay

  4. Ceerigaabo man says:

    Kkkkkkkkkkkkk. Kastuumo waxay laga dhegtay dad baa la gumaynayaa. War anaa habar yonis ah waxaan ku dhaaranayaa in aanu codkaasi ahayn suldaanka Guud ee habar jeclo .suldanka guud ee h/ jeclo waa NIN aad u gaboobay mana aha codkani NIN gaboobay. Lakiin mid baan dhulbahante iyo habaryonis u sheegaya war cid qabiil gumayn karta. Ma jirto . Hadii h/jeclo dadaashay idunkuna dadaala. . Midna ku darsada labada reer ee ugu sharafta badnaa somaliland waa habaryonis iyo dhulbahante laakiin talo xumo weyn baa labada reerba ku habsatay. 30 sanadood ee u dambeeyey.hadana NIN AAN Talin jirin baa taliya. Waa aduun. Wbt




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...