dahabshiil

Deg Deg Daawo Sawiro:Kulan Dhexmaray Muuse Biixi iyo Buubaa,

Qoraalkooban oo lasoo dhigay barta Facebook ee aqalka madaxtooyada Maamulka Somaliland  ayaa lagu sheegay in  Kulan Gaar ah kula Qaatay  muuse biixi Madaxtooyada Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa.

 

Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo salaasa ah taariikhduna tahay, 10-07-2018 kulan gaar ah la qaatay siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta SNM xubinna ka ah xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.

 

kulankaasi ayaa kusoo dhammaaday is afgarad, waxaana ay muuse biixi  iyo siyaasigu isla qaateen inay si joogto ah uga wadashaqeeyaan danta SNM hasayeeshee Faahfaahin intaa dheer kama aanay bixin Madaxtooyadu waxa uu daarnaa kulankan dhexmaray Muuse iyo Siyaasi Buubaa,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    Masha Allah…Guuul & Gobanimo Somaliland Repuplic.




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...