dahabshiil

DAAWO:- Afayeenka Ciidanka Puntland Col;-Gubadle Oo jawaab Adag Siiyay Wasiirka biyaha Somaliland Ee Saleebaan koore Iyo Digniin Adag

Afhayeenka ciidanka difaaca Puntland Korneyl Maxamuud Axmed (Gubadle) oo la hadlay Warbaahinta  ayaa jawaab ka bixiyay eedeymo masuuliyiin ka tirsan Somaliland ay u jeediyeen Puntland ka dib shil gaari oo uu ku dhintey sarkaal ka tirsan maamulka Somaliland oo habeen ka hor ka dhacay Aaga u dhaxeeya tuuladda Geed-Qaboobe iyo Deegaanka Tukaraq oo ay weli isku horfadhiyaan ciidamo kala taabacsan Somaliland iyo Puntland.

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

Korneyl Gubadle ayaa faahfaahin ka bixiyay qaabka uu u dhacay shilka gaarigii ay la socdeen A.U.N taliyihii ciidanka Degmada Taleex ee Somaliland iyo Masuuliyiin kale oo xilal ka haya isla maamulka Somaliland, wuxuuna waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeymaha loo jeediyay Puntland.

Wuxuu sheegay dhibaatada shilkaas kasoo gaadhey xubno ka tirsan maamulka Somaliland inay sabab u ahayd ka dib markii uu qalibmay baabuur ay la socdeen oo qaab haboow ama diyoow ah si kedis ah uga soo dul dhacay mid ka mid ah fariisimaha ciidanka Puntland ay ku leeyihiin Aaga deegaanka Tukaraq.

Afhayeen Gudbadle ayaa ku eedeeyay Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka Somaliland kuwo fidmo iyo isku dir in muddo ah ka waday deegaano ka tirsan Gobolka Sool, wuxuuna dusha u saarey inay masuul ka ahaayeen xubnahaasi falal lid ku ah amniga iyo dilal kala duwan oo lagu khaarajiyay waxgarad kasoo jeeda Gobolka Sool.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 34)

  1. Abdirashid says:

    Nolosha saleban ali kore iyo horgalayashi garab fadhiyey ay ku jiran wa minka subxanalahi wa wax laga duceysto facaa tug o hadana la leyahay tolkina caya wa dayusnimo meshi u dambeysay wa low life dharbaxo qured bay duksanayan wana wax dhashoda dhaxal u noqon dona iidor dabo cayun ha gumeysto faracaga iyo firkagu meshu ka so jedo doxore iidor dud xamal dhabar macan galo xambarka yaqana yicisi ha ku dawladeyso maqayadle uraya o xeyri ka so ureyso ha ku dawladeyo xor dubur marorku balwadi ka so ridey o qufac la suxaya ha ku dawladeyo wa ayan daro doqontada dad kale ilahay jecleysi habar ma dhafo

  2. Caynaba Car Dhacso says:

    Baroor bay kaga hadhay MADHEEDHEENKII.

    Booweyaal Iskeenaa Golaha Ragu ku kaftamee tukaraq ama naga yareeya baroordiiqda.

    Hhhhhhhhhhh

    • MrSomali says:

      Somalidiidka iyo dhibka ay ku hayaan dhaaman somali gaar ahaan Daraawishta .. bal ilaah baan idinku dhaarshe nala dhagayso Nacaska wasiirka maaliyada Somalidiidka oo iska maagay daraawiishta Laascaanood ee gobta ah .. ina koore ma ka jawaabay arinkan .. bal nala Dhagayso wasiirkusheega maaliyada Somalidiidka iyo aflagaadada uu ku hayo Mujaahidiinta Daraawiishta .. yaab yaab yaab https://www.youtube.com/watch?v=OF5whnNXK-A

    • MrSomali says:

      KKKKKKKKKKKK KKK Somalidiidka ingiriiska jecel ilma Koofil kalmada faqash bay ku washeen SU AASHAN BAL U FIIRSO … ARDAYDII FAQASHTU YAY U SOO TALISAY? .. WAA SOMALIDIIDKA SOMALILAND.. Yaa ahaa ardeydii Faqashta .. 1.NNS RIYAALE KKK .. 2. Dhaqtarkii siyad bare MR Gaboose oo wasiir ka soo noqday Somaliland.. 3. ciro safiirkii somaliya kacaankii u joogay ruushka oo ah gudoomiye xisbi kkkk 4. Sarkaal xooga dalka ahaa la dagaalamay SNM iyo somalidiid oo maanta ah wasirka biyaha somaliland .. marka kalmada faqash waa geesinimo .. mar hadii ardeydii FAQASHTU KUU SOO TALISAY KKKK .. bal nala dhagayso Sarkaal xoogi dalka ahaa .. la dagaalamay SNM hadana ah wasiir Somaliland ka tirsan .. Faqashay xaal qaado .. kkk bal nala dhagayso SARKAALKAN SNM La dagaalamay hadana ah wasiir SOMALILAND KKK Marka waa lagu faana maanta faqash waayo waa midnimo somali kkk https://www.youtube.com/watch?v=mlTfOpUoNnU&t=10s

  3. MrSomali says:

    Bal nala fiirso wasirka Habar jeclo ee somalidiidka ah INA KAAHIN oo ku fanaya in uu kala qaybinayo Garaadada Dhulbahante .. yaab yaab .. bal Daraawish arinkan ha u fiirsato .. hana dhagaysato … yaab yaab dhagayso DARWIISH https://www.youtube.com/watch?v=FBm_yCQ5zGc&t=366s

  4. Yusuf says:

    Adugu maxaad u xishoon la’dahay ee aad Mediaha uuga caayeeysaa madaxda kaa sharafta badan. Maxaad hore hadalkan laguu soo dhiibay uugu odhan waydan daalinyow jidgooyada fuleynimada ah ku khaarajiyay taliyaha. Waar xaarka iska du fulayow adiga ayaana uugu horeeya ragga taliyihii iyo maayarkii Taleex loogu aari doonee. Wasiir Saleebaan, Abdulqaadir Indho iyo Dhakoolna kabahooda ma gaadhi ee horta isa soo nadiifi oo uskagga jidhkaaga ka muuqda ka soo maydho gudaafadyey uraysaa.

    • MrSomali says:

      Somalidiid in uu joogo dhulka Daraawiishta ee KOOFIL dilay waaba khalad .. ader Darwiish waa ragii diiday gumeysiga ingiriiska .. gabaygii SAYIDKA .. bal dhagayso .. DHULKA MA LIHID ANIGAA KU IDHI DOORA WEYNAHA E .. anan rabin deeqdiisa naari daba taale.. Marka Yusuf baad la so baxdee ma gaalkii ingiriirksa ayaad daba Socotaa .. RUNTU WAA Somali waa mid .. mana jirto xuduud kala dhex taalo .. hadii hargeysa iyo burco ku deeqi wayday .. ha ku daalin Dhulka Harti Darwiish .. waayo darwiish waa ingiirs diid .. darwiish waa midnimo Somali .. marka adiga ayay dan kuu tahay in lagugu soo celiyo midnimada Somaliya .. xataa reer awdal way rabaan midnimo somali .. viva dhamaan umada Somaliyed ee rabta midnimo . .. Darwiish iyo Taleex oo taaladii Sayid maxamed ka dhisan tahay waa la ogyahay in ay Midnimo SOMALI U TAAGAN yihiine bal nala dhagayso REER AWDAL .. VIVA SOMALI UNITY .. Horaa loo yidhi UNITED WE STAND DIVIDED WE FALL .. KU KU DEEQDO MIDNIMO ADER https://www.youtube.com/watch?v=biyJ7s0laYY&t=5s

  5. MrSomali says:

    Somali oo dhan la ogaa .. dhamaan Somali midnimo somali bay rabtaa .. reerkan ingiriis ku washay xataa Samaroon fahan .. iska daa darwiishe kkkk https://www.youtube.com/watch?v=biyJ7s0laYY&t=5s

  6. MrSomali says:

    Dhulka Somaliyed waa Barwaaqo , in ay Somali gacmaha is qabsato wa muhiim oo la iloobo jabhadihii xabashi u tagay ee dhulkeena burburiyey ,, bal nala dhagayso abwaan qaran oo somalinimo ku fanaya,,oo bar bar dhig kuwa maanta Somalidiidka ah ee laba magaalo ka dega somali oo dhan burco iyo hargeysa kkk https://www.youtube.com/watch?v=ye3Qb8sKvTw

  7. Halgan says:

    Hartiga taariikhdooda ayagaa kucayaaray shacabkii. Garadada. Saraakisha. Aqoonyahan. Madaxweynaha puntland. Kuxigeenka. Xildhina mada. Punt land. Wasiirada puntland. Isimada puntland iyo boqorka beelaha darood. Waxaa ka adkaaday 10 mushahaarkaqaata. Jeegaanta .jegaanta harasa iyo burco ketalisa. Ogaada. 10 horgale cilada maha. Waa jeegasnta oo dhulbalaasi iyo dagaal rabta. Baa waxay kagulaysatay. Wixii la oranjiray oo .iyagoo soo jeeda. Laqabsaday waxba yaan horgalada. Lagu mashquulin.waa shaqsiyaaad ee aaway hartiga ugu badnaa. Oo waxbaqaban wayay waa kaas.prof beena lahaa ahaa isku sawiray tukaraq. Maradaa kadhacay beesha harti. Ee sharftooda waxay kadoorteen. Shir jara aid. Jeegaanta shirjaraa I’d waa kagudbeen. Waxay usocdaan. Garoowe. Bal adba.

  8. Guluf says:

    Mareexaan iyo leelkase. Waa inay isaga baxaan tukaraq. Waay HARTI. MARABAAN INAY ISKA XOREEYAAN. JEEGAANTA. HADAY WAX XORANAYAAN 11 SANO SIDII. TAANI ISOOSODAY. WAY OGAAYEEN. GAROOWE BAY USOCDAAN. FAAN .HANJABAAD MUSHRAX NIMO BAY KUJIRAAN HARTI. WAY XORAYN KARAAN. MASE RABAAN .WAAKAAS. SAMATAR ISKU SAWIRAY EE WAXAAN KUTALINAYAA 15O0 EE MREEXAN IYO LEELKASE. MEESHA. HARTI. WAY ISKA FADHYAAN WALIBA 7 BILOOD. TUKARAQ. SAMATAR WUXUUYIRI. QABSADA.

  9. Guulwade says:

    Mushraxa xagee is usharaxay aan puntland +khaatumo +harti waxaa haysta. Jeegaanta. Marka marhadii samatar isku sawiray tukaraq. Mareexaanka ogaadeen leekase. Dagaal waa yaqaanaan. Laakiin harti wada musharaxa dhulkoodii oo lahaysto 11 sano .maha in waqti laga lumoyo. Oo garoowe laasano lasoodhaafay. Sheekada garoowe samatar iyo taani kujeesjeeseen. Alaah dartiis xaq miyaa in musharax nimo. Laga hadlo. Subxaanalaah.

  10. Cidi libaax says:

    Cadowga Somaliland weligiinba isu cawda ama isu calaacala kolay wax faaiido ah iga qaadimaysaan,sow ma ogidin hadaad dagaal mar danbe iqabsan doono oo ay idiin roon tahay inaad iska samirtaan kolay jabkiinu ma yaree.sku daydaan inaanu ilaa meesha u danbaysa

  11. Cidi libaax says:

    Raali iga ahaada qoraalkaa iska kay dhexgalee.

  12. Halgan says:

    Waxaan hubaa hadii harti daacad ahay. Oo ay huwanta. Madaxweyne jilicsan iyo kuxugeen cameey afka baliga ah taagaya haday geesiyaal yihiin ama dacad shacabka iyo puntland I yihiin. Taani ish.samatar muun biixi. Way soo qabankaeaan ee dadka .wuxushtana. cabaadka kabaxa. Africa iyo yurub waa lagamaqlI laHaa .laakiin. ilaahay wuxuu walaal ugadhigay. Dhulbahante. Oo wax raga lagawaayay. Oo soo sida dumarkii. Marba meel u yaacaya. Oo doonaya .mareexaan ogaadeen maxamed suber. Jidwaaq leelkase biicidyahan cali saleebaan. Dhamaan daarood ay layaabeen nimanka dhulbahante garaad badanaa oo tay yar aa. Gudaha iyo dibada. Dadku waxay is waydiiyasn. Gabdhaha buraanburka laascaano lataagan aaway ragii.tankale dhulbahante. Dumarka iyo raga dumarka badan waayab.ogaadeen qosol kii baa ka dhamaaday waxay dheheen agaa agaa ahaa war dhulbahante goormuu kaguulay laascaano agaa meesha dumar iyo calikhaliif baajooga agaa oo cali khalif oo buraanburka ku dhexjira Markay kay are en gaa.ma cali gaas buu prof kiyahay. Goormuu buraanburka baratay. Ahaa. Samatar oo dhaanto kucayaa ray tukaraq agaaa agaa war goormuu harti saas u jabay. OGAA TAANI

  13. Wadaniboy says:

    Hawiyaha. Waxay dheheen. Jegaanta. Waa khaldanyihhiin. Inay dhulbahante. Xumaamtooda kashaqeeya an oo 10 nin qabiilkii dhulbahante gobalk oo da. Oo waliba harti ah ciidan dhexkeeneen. Iyagoo leh somaliya jeegasnta hawada hadasha oo dad somaliya raba khasbaya an. Shalay waa la idilay maanta. Cidanka baa dhulharti geeyay. Caqli maha. Hartina khaldan oo .wax iskacelin waaye. Hawiye. Waxay yiraahdeen. Waa daawanaynaa meesha ay kudhamaato..wayo askarta hargaysa iyo gabileey ksyimid waa kibir cad oo Aan geed loogu soogabn a. Darood laga gardaran. Ee isaqoow. Bari hacabaadina.

  14. Halgan says:

    Raxanwayn. Are y kuwaan hargaysa caqlimajiro. Harti isaga taga xaalka saan mahaanasyo .

  15. MrSomali says:

    Ader dir iyo daaroodba ninkii diida midnimo SOMALI WAA IN AAKHIRO LOO DIRO WALEE .. WAA IGA TALO ……….NO QABIIL . AAKHIRO HA LO DIRO CIDII DIIDA MIDNIMO SOMALI WALAHI . WAA IGA TALO

  16. MrSomali says:

    Jamhuuriyadda Somaliland waa geesiyada Africa waana raggii faqash faqasstii ugu xoogga badnayn geeska Africa burburiyay ee aakhiro u diray ee kibir jebiyay.
    Wallee Somaliland laga baqay.
    Viva Somaliland Republic.

  17. MrSomali says:

    # erya erya faqash

  18. MrSomali says:

    # miyay asqoobeen faqash.
    Viva Somaliland Republic

  19. Guulwade says:

    Faqash waa kuwa diyaarada kugu garaacay. Oo aad qolfkeedii haraysa katagay. Waa la idilay. Waa la iga raacay waa la ixasuuqay kuwii kuxasuuqi jiray. Baad dgexjoottaan .walee runta tagi. Taani in Usan mudo dheer joogayn meesha. Gudaha soo wada gala xataa .shaani keenI Markay harti idinqabtaan ha ooy ina. Wuxuushta.

  20. Mrsomali says:

    Adeer yaan la sugin tukaraq iyo puntland harti darwiish diidka waa in laascaanood iyo dhinaca buuhoodle rasaasta lala dhacaa oo laga sifeeyaa dhulka harti darwiish ee somali jecel

  21. Guluf says:

    Leelkase baa boqorka Haa jiray puntland.1400 sano hor boqortooyada tanade waxaa jabiyay.harti.saxaabadii kadib .Ii kadib. Waxay .hartiga.wuxuu ahaa boqortooyada ilaalinjirtay puntland. Waxay ujabiyeen. Inay boqornimada kala wareega an. Boqorka leelkase. Wuxuu uduceeyay .ogaadeen. ilaahay waa u aqbalay. Waxay noqdeen dadka degan meelwalba. Laakiin. Hartiga.ducadii. waadiideen. Tasaa keentay. Kii madax noqda oo hartiyah. Leelkase. Way cusuriyiin. Hartiga dabkooda dagaal kooda. Wax mataro. Hada wakaas dhulkii harti waxaa raba inay qaataan. Laba jifo oo isaaqa jeegaata. Ogaada ogaadeen waxaa dhashay. Leelkase walaashIi. Oo dagaal waligood lagamaguulasto. Laakiin 3 hartiga.waxooda waa hadal aan gacan lasocon way ogyihiin. Haritga. Oo waxay yiraahdaan Markay dagaal galayaan hadaan.leelkase iyo ogaadeen. Nalasocon guulaysan mayno. Marka. Harti.was saas. Geesigooda. Faanka baa ka dhaba.

  22. Kacaanboy says:

    Leekase dawladii faroole. Way xasuuqeen. 2000 ciidana faroole keenay gaalkacyo. Waxaa leelkase badbado yay allaah. Iyo beesha ogadeen. Mareexaan oo yiri .culimada leelkase. Gumaad ka halaga daayo iyo islaamka cumar Maxamuud oo aad Uga xumaaday. Beesha makahiil ee wardheer. IsimadoOday. Iyo beesha. Sacad. Oo tiri culimada. Hadaan dagaalka laga joojinin.waakagarabdagaalamaynaa. taasaa keentay in dawladii faroole. Uu waayo tageero xataa. Dawlada ethiopia kuturi waan ognahay inaad qabiil ku duushay ee jooji waxaas wado. Hadaad ka qabiil badanyahay. Adna lahaa badan. Raysalwasaaraha ethoipia. UhanjaBay maamulkii faroole. Waxaan ugadanleeyahay. Sirtaas. Kibirka allaah majecla. Jeegaanta waa kibirsan tahay. Hartigan barwaaqo da. Siyasigoodawaakibraa. Kibir midka uguxun. Waasase harti ma is xoraynkaro. Kii xilka qabtaa wuxuu cadawkunoqdaa beesha culimada leelkase. Ee ilaahay kudgexbeeray.

  23. Mrsomali says:

    Faqash waa lagu faanaya mar hadi somali diidka ardaydii faqashtu u soo talisay sida NNS Riyaale viva midnimo somali iyo macalimiintii nns riyaaale kkkkk

  24. Ceerigaabo hero says:

    Kornayl gubadle laandheere nuur axmed oo weliba samakaam cali halkaa kaga hay mujaahid reer taleexii hadal yaqaanka ahaa baatahy




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...