dahabshiil

DAAWO:-Qalbi Dhagax Oo Siyaableh uga Hadlay dagaalka Tukaraq Fariina U diray Somaliland Iyo Puntland

Cabdikariin Qalbi-dhagax oo siwayn looga bartay dhulka Soomaalida iyo dalalka deriska ah tan iyo markii dowladda Soomaaliya u dhiibtey sanadkii hore dalka Itoobiyaa ka hadlay dagaalada ka aloosan gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Tukaraq.

Qalbi-dhagax ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Soomaaliland oo uu codsaday in lagu daydo lana taageero, wuxuuse siweyn uga hadlay dagaalada kala dhexeeya dowladda Puntland ee Soomaaliyeed.

HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 17)

  1. Cidi libaax says:

    Welcome to Somaliland your home safe.

  2. Halgan says:

    Xaas baa ka joogta 3aad sidakaliya uukutagiro waa Inuu wuxuushta amaanaa. Ogaada. Somali 50 sano iyo kabadan dagaal qabiil baa jiray ama dhexdeeda qabiil ama kiinya ama ethiopia macalin kan waa ogaadeen. Ogadeen kuwa badan baa socday asagaaba la xidhay o lasoodayay saxiib isdaji laascaano dadbadan bay dilern5wuxuushta idoor.dhulkana amaan idoor loogu dayn mahayo.

  3. Wadaniboy says:

    Ogaadeen ku manaa n baa socday iyo kuwa ay galaafteen kumaanan qoxootiga ku ah kiinya oo kuwa lasocda. Qoxootiga ka dhigeen wuxuushta puntland iyo dhulbahante looma amaano iyo harti kablalalx ee Dadkaaga dhinaca karaac.ogaadeen baadtahay ee dagaalka wuxuushta dhinaca kagal. Waxaad aragtay rag nool nool baa lawaayay oogaadeen idhibeen amxaaro 77 kii iyagoo ethoipia ushaqeeya wada jasjuusa. Wada dilala. Dagaalka darood nacaybka waajiraa. Daroodna waa dagaalamayaan wuxuushta idoor iwm Mr qalbidhagax. Alxamuliliaah dheh wardheer waa inaad degtaa. Somalida iskadaaya.

  4. Halgan says:

    Calnkaaga ku ekoow idoor waa kibray .hadaada majeerteen dhulbahante leelkase warsangali waa is difaac ayaan idoor amaan malaha ito wuxuu hoosta kalajira waan ogahay meelkastooy joogaan.

  5. xamdi says:

    dagalka deyn maayo intaa idoor ku suganyahay taaka kamidah dhulka sscqalbi dhagax tada kahadal idoorna umahad ceeli wale waxan kugu qoray bugayga xaasusta awelba cagdheer bad ahayd hiilna kamasugaynehttps://www.youtube.com/watch?v=EyhfFRmS22M

  6. Wadaniboy says:

    Ogaden 200kun baa dagaalo igasocday. Hadii la xidhay lasoodayay. Maxaa idoor kagalay 77 kuwii ladilay idinkoo la idin xoraynayo ogaadeen baa jaajuus ahaa oo gabad u ahaa mingiste. Ee qalbidhagax dadku Aduunka hada ma imaan wuujoogay maxaa sargaal caana amxaaro iyo ogadeen wada socda Dileen 77 adiga waabad nooshahay ogoow. Wixii socday idoor baa nooga cadawSan hadaan darood nahay ee iska aamus ama xeryaha qoxootiga kiinya deg ama wardheer ood kasoo jeedo dhulka harti amaan taada idoor ku qaadan maya iyo jeegeenta snm kuwa ka hadashay snm wa kuwii somali dhabarjabiyay 77 muse shaani cadawga jaajuuska u noqday. Idoor ogadeen waad ka adkateen idoor. Hadase dhulbahante bay is yiraahdeen. Tomalaha. Ee dakanadii. Iyo cilaadii hore ka a rsada dhulbahante. Taasaa hada tagan iyo dhulboob horleh oo wali idoor waa gaalo iskayeelyeela cad prof waalan. Oo waad aragtay gabileey hilib lakeenay. Qabsan hada garoowe. America kayimid. Waxaasa. Ah Coil darood loo qabo.

  7. Puntland khaatumo united says:

    Kacaankii 2aad ee Gaas .baa puntland shacab keeda iyo khatumo suhayaan mardhaw new morgan Mr GAAS.

  8. United p khatumo says:

    WUXUUSHTA 500 SANO DAGAALA BA NAGA DHEXEEYA. WAXAA UDANBEEYAY DARAAWIISHTA. IYO KACAANKII BARAKAYSANAA. .EEY KASHALAAY EEN. WALI SILSILADA. DAGAALKA WAA SOCOTAA. WAANA SOCON DOON TAA. INSHAALAAH. WADAGAALKII UDANBEEYAY MEE WUXUUSH GASHO JEEGEENTA.

  9. war hayaay waa waraabe...waa dhurwaa says:

    Qalbi dhagax waxaa sii xidhhtay dawlada itoopia waxay loogu tala galay in uu marin habaabiyo umada soomaaliyeed. wuxu hor muud ka yahay in uu mideeyo soomaalida oo hoos geeyo dawlada gumaysiga amxaarada.wuxuu u jeed kiisu yahay in uu soomaalida xorta ah gacanta absiiniya geliyo ama itoopia. waxaa uu sheegay in uu dagaal ka soo hor jeedo. wuxuu amaan u jeediyey ninkan cusub ee oromada . wuxuu yahay in loo diyaar saday in uu joojiyo halgankii dheeraa ee ay wadeen jabhada oromada. soomaaliland ayuu amaanayaa wuxuu lee yahay waxay isku haystaan tukaraq. waana beentiis, isaaqa wuxuu u amaanayaa waxay saxiixeen inay ka mid noqdaan oo ku biiraan amxaarada. markaa ninkani waa khaain ama shabeel la diyaar saday sidii axmed madoobe xabashidu ay xidhteen mudo ka bacdi loo dhiibay kismaayo. markaa nin kani waa kondhom ay itoopia kuwasi doonto soomaaliya . yuusan idin qaldin tuug weeyaan gaalo soo buux satey oo la soo dhaanshey . waraabe qasle walee gawrac ayaa kule. waa ninka isaaq ii amaanay daaxuur daaxuur laga keenay awelba sharaf ma aadan lahayn. hadana gumaysi in uu ku soo dirsaday laysku wada raac .

  10. Axmed Cabdiraxmaan says:

    Qalbi dhagax.. Qalbidhagax ..qalbi xd hag ax

    Waa Itoobian .. Wawa naylagu wareeriyey..

    3da habar gidir …iyo faarax macallin ma itoobian baa …qalbi dhagax somaali bad an buu diley dhulka somalida itoobiya..

  11. la ye says:

    Warkan injirta badan sanbalooshe ha loo geeyo qalbigiisana ma naqaane waxa delegan

  12. Axmed Cabdiraxmaan says:

    Qalbi dhagax somalida itoopia weeye.

    Arrinkiisu itoopia ku shaqo leh.

    Arrimaha SomLiya ha ka Baxo..

    Khabar cusub. Puntland dagaalka wey ka baxdey last socda…

  13. Xaradheere says:

    Daarood naago mooyee rag malaha moyaa bal waxan wada caytamaya eeg waxna iskama celin yaqaanaan cayna ma daayaan. Macalaa yuhuudii aad ka farcanteen ku yaal. Kuwa somaliland jooga weligood cagtayda ayey ku hoos jirayaan kuwa kalena kemya iyo ethiopia kuwana hawiye ayaa ku taagnaanaya. Awalba sidaasaad ku wacnaydeen

  14. Kaysar says:

    Daarood naago mooyee rag malaha moyaa bal waxan wada caytamaya eeg waxna iskama celin yaqaanaan cayna ma daayaan. Macalaa yuhuudii aad ka farcanteen ku yaal. Kuwa somaliland jooga weligood cagtayda ayey ku hoos jirayaan kuwa kalena kemya iyo ethiopia kuwana hawiye ayaa ku taagnaanaya. Awalba sidaasaad ku wacnaydeen

  15. Kaahin says:

    Abtiyaal su’aal iiga jawaaba hartinimada iyo daaroodnimada miyaan cidkalaba udhiman aan dhulbahante ahayn,,, midna waa iga talo is dejiya dagaal dhacayaa ma jiree, garoooowe iyo hargeysi hoostay kawada sheekaysaan,I hope you understand folks what I m trying to say,




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...