dahabshiil

Deg Deg Daawo Video: Deegaanka Ceegaag Oo Laga Taageeray Xildhibaan Putland Ah Iyo

Magaalada Ceegaag waxaa ka qabsoontay munaasibad lagu tageerayay Musharax xuseen maxamed ibraahim oo utaagan Jagada Xildhibaanimo Ee Baarlamanka maamul goboleedka somaaliyeed ee putland iyadoona xafladaasi ay kasoo qayb galeen waxgarad cuqaal haween iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

 

HALKAN KA DAAWO Vidoe

Shacabka Ku nool degmada ceegaag ayaa sheegay in ay cod iyo cududba la garabtaagan yihiin una codaynayaa Musharax xuseen maxamed ibraahim oo utaagan jagada xildhibaanimo ee baarlamanka maamul goboleedka somaliyeed ee putland.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. MrSomali says:

    Dadweynaha reer jabuuti oo ku sheegay Farmaajo in uu yahay Madaxweynahooda labaad gob gob dhashay dheh, walee Jabuuti waa loo dadaalay xornimadeedii iyaguna ma iloobin abaalkii https://www.youtube.com/watch?v=ANcdWi2FGu4




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...