dahabshiil

War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya inuu Garoowe ku soo wajahan yahay siyaasi dhowaan Maraykanka kaga dhawaaqay inuu yahay madaxweynaha United Somaliland

Siyaasigaan oo Maraykanka kaga dhawaaqay inuu yahay madaxweynaha xaqa ah ee United Somaliland kadib markii caddaalad darro uu layimid Muuse Biixi Cabdi oo loo doortay madaxweynaha Soomaaliland.

Mustafa Martin Mohamed Waxaa lafilayaa inuu Garoowe kulamo kula qaadan doono masuuliyiin katirsan Puntland iyo qaybaha kala duwan ee bulsha weynta reer Puntland, xilli ay xiisad dagaal ka taagan tahay gobolka Sool.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. universta nazionale says:

    rood cas haloo dhigo madaxweynaha bal waxa idinku biiriyo

  2. Guulwade says:

    Jeegaanta garoowe baa laga xukumaa miyaa muu burco tago see wax yihiin ninkan maxaa sI ka ah oo muqdisho muu tago. Idoorka waa dad riyo kunool. United States somaliya wuxuu kudarsanayaa sool iyo sanaag. Dadka inuu ka caqli badan tagay bu u haystaa. Waa jeegeenta cusub. Waligii iskalaqaadqaada. Afka kahadla. Walee waa riyadii been hawaas.

  3. Madaxbuur says:

    😂😂😂😂
    Moorgan halkuu ku dambeeyey?

  4. Madaxbuur says:

    Ninka yidhi suldaan baan ahay oo waxaan matalaa gadabuursi.
    London buu ka tagay oo waa shaqaalaha nadaafada ee madaarka Heathrow.
    Waxaanu qabaa qabaa inan reer garoowe ah.
    Waad xishooda oo wax reebta.
    Sidaa madaxweyne iyo suldaan midna laguma noqdee.😂😂😂




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...