dahabshiil

Deg deg Daawo;-Madax Weynaha Saxda Ah Ee Somaliland Mustafe Martiin Oo Garoowe Lagu soodhaweeyay

Mustafe Martiini oo sheegay in uu yahay Madaxweynaha Somaliland, Siyaasiin, Qurbo joog iyo Isimo ka soo jeeda Somaliland ayaa kusugan magaalada Garoowe, waxayna cadeeyeen in aysan qeyb ka aheyn duulaanka Tukaraq, waxaana soo dhaweeyey Gudoomiyaha gobalka Nugaal Col, Cumar Cabdullaahi Faraweyne, iyagoo doonaya in ay u gudbaan gudaha Somaliland….

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 20)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    Xorayntii Ma waxay ku danbaysay in miskiin yaroo qurbaha stress ku qaadaay aad intaad u yeedhaan tidhahadaan madaxweeynaha saxa ah baa Laascaanood noo xoraynayaa??

    Ilayn marka awoodaadu kuu run sheegto waa uun iska sidaan oo kale.

    Xiniinyay Doontay!!

    💪🏿💪🏿🤘🏿🤘🏿

  2. Aarka hargaysa says:

    Wataadee puntland da lasheegaa aan caqligoodu ciyaalka 4 jirkaa aan waxba dhaamin kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  3. AARKA BURCO says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. geele says:

    jeegaantu ha dhacdo viva mustafe martin jeegaanta karbaash ha iska ciyaane

  5. Warqabe says:

    A HAHA HAHA HAHA HAHA HAHA HAHA
    AHA HAHA HAHA HAHA HAHA HAHA
    A HAHA HAHA HAHA HAHA HAHA HAHA HE

  6. Aarka hargaysa says:

    Markaadan awood lahayn waxkasta oo ay kugukakiftaba waad samaybaysaa

  7. Asad says:

    Mustafa Martin waa Cali khaliif oo kale waxba gacan uguma jiraan somaliland Cali bay miciin biday puntland Mustafa Martin isma dhaamaan

    • Caynaba Car Dhacso says:

      Asad

      Cali khalif markuu waayay cid u gurmata oo kolba kasoo gaadhaa ORODKII MARATHON ka ahaa buu danbiday inuu Jamhuuriyada Barakaysan Jilbaha Qabsado.

      Mustafe Martina Maamuul beleedka madheedheenia baa dan biday markay tabartiisu u run sheegtay oo is yidhi COLKA WADHAF MALAGU DAYAY!

      SPOT THE DIFFERENCE.

      😝😝😝

  8. Saed says:

    Waxaa pubtland ka socda wada hadal
    Garxajis iyo pubtland ah in wasiiro. Loo magacaabo xildhibaanada baarlamaanka loogu daro ay la midoobaan pubtland
    Waa guul hadii garxajis ay ku biireen dalka barakaysab ee dal udug

  9. Bile says:

    Looma Baahna Wax Somaliland la yidhaaha ma jirto … Indho + sarcaaka iidoorka ha dhegaysanina …hargaysa iyo burco ayoo uyahay madaxweyne …Hoosaasin iyo tashwiish iidoor lama rabo xiligan …

  10. Bille says:

    Puntland Hanoolaato .. Somalia Hanoolaato

  11. gantaal says:

    Walee waa yaab kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waar meeshs maan caqli jirin balo ku dagtay puntland ziro plus ziro

  12. Garbadiiri Gacan Libaax says:

    Waar MARTINI 🍸 wuu isa soo dhiiboo Shirka Garbadiir iyo Gacan Libaax Beeshiisu ku qabsanayso ayuu u yimiyee Cafis aynnu u fidinno tol waa tolane kol hadduu khaladkiisii ka toobbad keenay oo xukuumaddaSomaliland aynnu ula hadalno.Reer Garoowena Somaliland ha u soo mastaafuriyaan oo Dayuuradda ugu horeysa ha soo saaraan.
    Viva Republic of Somaliland.
    Qaran xora oo xuduudihiisa sugtay cadawgooda Uma daahaane .
    Allaw u siyaadi somaliland socotee.
    Xayaa
    Al
    Jamhuuriyatul
    Arda
    Sooooooomaaaal.

  13. Somaliland Dhaba (Hargeisa) says:

    Kkkkkk, waar mustafe sikhraan waa na ciidan ayui idiinku biirinayaan isaguna kii gadabuursi miyuu idiin ku xigay tani kkkkkk waar naagtiisii ayuu jumeekiyaan ka qaaday waaba wax kale. Bal qoriga uu dhiibi hooyadaa iyo soomaali waa iaku mid wase idiinkaa ja liita kan magaca gaalka leh

  14. Juglle says:

    Kkkkkkkkkkkkk kuwii buuqland ma kanay dan moodeen doqonkan dadkiisii loo adeegsamayo

  15. Guulwade says:

    Waa basaas loo soodiray puntland harti xaaladooda la ogaado cajiib jeegaantii. Mid madaxweybe beena. Oday calawato. BuurmaDow. Horay uyimid. Cajiib. Kuwa laascaano. Shirkuqabtay. Puntland waa loo tashaday. Madaweyne united states. Macnaha sool sanaag. No daaya cajiib taariikhxumada harti. Waa lafamay.

  16. Qooqaa mudug says:

    Bakhti ruugaawi iyo bisada Hargeysa qosol gariir baa ku dhacay isaaq waaa mid hayga harto balan waxaa igu ah inaan bool bool ufurfuro Marqaan Land intaan dhulbahante qaybiseen hadaana u aarin oo aana calanka Puntland Hargaysa ka taagin Harti layma dhaho siyaasad anaa la iiga haray aduunka iyo in cid la qaybsho ee adkayso af huuraa lahayde

  17. universta nazionale says:

    martini yaa soo dhoweeyey islaamo ayaan arkayey oday labada madax diiran,yaan qarash idinka bixin somaliland ayuu u soo socdaa cafis ayuu sugayaa tukaraq ayuu kasoo gelayaa ee taa ogaada.

  18. Binary Operation says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Kolkay quusatay bay dan mooday odaygan? Lol kkkkkk

    Inakuba ninkii lahaa ssc waxa leh Somaliland ee reer puntland sow ma soo dhawayn karno? Lol kkkkkk siyaasi gii majeerteen EE USC ku jiray baanu soo adeegsan. Martin waxba idin ku kordhin maayo. Kol dhabayaco haday joogsan wayday calanka Somaliland EE towxiid ka leh baanu garoowe kasoo taagi doona. Lol kkkkkkkkkkkkk




Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga ...
Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga
- Jul 20, 2018
Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay ...
Deg Deg:Madaxweyne Farmaajo Amaro Culus Bixiyay
- Jul 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray guddiga Amniga ...
Trump oo Madaxweyne Putin ku casuumay inuu soo booqdo Mareykanka
- Jul 20, 2018
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ...
Deg Deg Daawo Video:Cabdiweli Gaas Oo Muuse Biixi Ku Tusaaleeyey Tuug intuu Kuusoo Dhacay Hadana Kuleh Ma-heshiinaa.
- Jul 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas khudbad uu u jeediyey Jaaliyadda Puntland ee dalka Belgium ayaa ...