dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Golaha Wasiirada Puntland Oo Kaga Naxsaday Maamulka SNM,

Shirkii todobaad laha ahaa ee golaha wasiirada  Puntland oo uu shir gudoominayey madaxweynaha  Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimaha ammaanka, qabashada xuduudaha, xeerar horyaal iyo arrimo kale.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. daahir says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Ar xafadanyaree dhabacyo waxba ha noofaanin ,halkay ku shirayaan ayaan 60 km ujiraaye
    Bal wakaase tukaraq ha soo gaadhaan

  2. Hirad says:

    Boowe ruwaayada jooji reer dhulbahnte ah oo doonaya inay laayaan reer kale oo dhulbahnte ah oo ay ciil u qabaan ayaa shaati been ah oo putiland ah soo xirtay.
    Yaan raad sakaaro lagu wareegaysan . Ninkii xiniinyo hayaa hasoo badheedho.
    Maatada waxba hawgu sheekayn puntland Somaliland iyo sheeko Harti

    Miskiin

  3. Dahir says:

    daahir
    Waryaa iidoor washagle maxaa kugu qasbey in aad magaceyga qaadatid ?

  4. Messi says:

    Waar car qabsada tukaraq hadaad xiniiyo leedihiin faanka waad iska hida raacdene




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...