dahabshiil

War Deg Deg Ah:Qoysas Badan Oo Laascaanood Soo Gaadhay kalana Doortay Ku Dhimashada Hargeisa iyo Laascaanood.

Saacadihii ugu Danbeeyay waxaa Magaalada laascaanood caasimada Gobolka sool Soo Gaadhayay Baabur wada Qoysas Badan oo ka soo Guuray Hargeisa Burco Borama.

 

Qoysaskan ayaa ka soo Qaxay Xiisada iyo xaalada Ka taagan Deegaankaasi iyo muusanowga Xiligan Hadheeyay Deegaankaasi iyadoo aan Dagaalka Qarxin wali.

 

Qaar kamid ah Qoysas oo la hadlay Khaatumonews waxaa ay sheegen in ay kala Doorten in ay Ku dhintan Burco iyo In ay ku Dhintan Gudaha laascaanood waxaana ay dhehen‘Waanu ognahay laascaanood in Dagaal iyo Culays Dul saaran yahay balse waxaanu doorbidnay laba dil haday noqotay in aanu ku dhimano dhulkayaga’

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. Yusuf says:

    War kasta oo Webkan Khaatumo uu soo dhigo oo aan maqal iyo muuqaal ahayn ha rumeeysan waayo 100% waa dacaayad raqiis ah iyo qadarin la’aan garashada dadka Webka ku xidhan.

  2. Juglle says:

    Anagaa laascaanood joona oo laba cisho ka hor ka soo laabtay hargaysa oo asnu hoteel ky leenahay waxan ay soo qorayaan waa been cad subxanalaah kuwaan waa gaalo

  3. mohamed yussuf says:

    waa xaasaskii iyo caruurtii horgalada waxaanu leenahay jaallayoolow soodhawaada

  4. MrSomali says:

    MIDNIMADA SOMALIYED WAA XALKA KALIYA .. Somali ninkii diidaa ee raba xabashi iyo imaaraad ama sucuudi cadow ah horaa SOMALI U SHEEGTAY https://www.youtube.com/watch?v=QZcdQf8TIug

  5. Hirad says:

    Kkkkkk

    Sheekooy ku nacay
    Laascaanood iyadaa cid walba ka xariifsan dadkeeda been looma sheegi laro giib nawm taani

  6. qaran says:

    allbtu waa karaatoon iyo joodariyo iib ah

  7. Iidle says:

    Run ahaantii webkaan dadka qoraa waa wax ma garato ah una nool xumaanta iyo xiqdiga wayna geeriyoon doonaan iyagoo war xun been ah sida sida kuwo hore oo aanu ogayn sidii xumayd ee ay udhinteen rasuulkuna nabadgelyo oyo naxiisi korkiisa ha ahaatee wuxuu yidhi beenawaasku ummadayda maaha

  8. Lafaruugaawi says:

    Kastuumo web 🕸 Faqash Faqash Laaska caanaha Baayacmushtarkii ka socdayna ma Qax iyo Qaxooti baad u beddedheen!!.Sida Jirriqaaga 🦗🦗🦗 iska niicleeya ifiyo aakhiro midna ma ogidine waayo(A grass hopper is an insect 🐛 that can leap about 20 times as far as the length of its body.If a human being had that same leaping ability,he or she could jump about 37m or 120 feet 👣 but kastuumo akhas line are LARY Gaga LAYING .
    VIVA REPUBLIC OF SOMALILAND.

  9. Messi says:

    Waar yaa dadks laynaya kuleh koly ba waan dhimanaya aan lascanod ku dhinto waar dalkiina somalind aamina

  10. Hassan says:

    IIDOOR GABALKIISII BAA DHACAY
    MAXAY LA MUUSANAABAYAAN WAAR HAAYEEY WAAR BEESHII CAALMKA MEEDAY,WAAR DAGAALKA HALA JOOJIYOOY WAR DAGAALKA HA LA JOOJIYOOY XAQII BAA FEEDHAHA KA DILAACAY




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...