dahabshiil

Deg Deg Daawo:Xaalada Laascaanood Mudaharaad Socda iyo Dhaawaca Shacabka Oo Yaal Cusbitaalada,

Laba dumar ah ayaa dhaawac soo gaadhey kadib markii ciidamada maamulka Somaliland rasaas ooda kaga qaadeen suuqa weyn ee magaalada Laascaanood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Goob-joogayaal ayaa ii sheegay in rabshadu bilaabatay kadib markii ay is af dhaafeen askar Somaliland ah iyo wiil dhalinyaro ah oo watey baabuur nooca raaxada ah.

 

“Laba baabuur ayaa suuqa soo istaagey waxay adeeg u raadinayeen ciidamada Somaliland kadib wiil baabuur wata ayaa soo ag istaagey naga dhaqaaq ayay dhaheen wiilkii wuu diidey kadibna inay gacan saaraan bay damceen shacabkii suuqa ku ganacsanayey ayaa shiid iyo gacan qaad ku bilaabay, kadib rasaas ayay fureen laba dumar ah ayay ku dhacday”, ayuu yiri goob-jooge magaciisa diidey inaan xuso.

 

Shacabka ayaa markii danbe qaarkood lasoo baxeen qoryo kuwaasoo rasaas ridey iyaguna waana ta sababtay in ciidamadii Somaliland yaacan iyagoo ka cararay hal qori oo nooca AK47 ah iyo agab kale oo ay kamid yihiin kabo kuwa askarta ah oo qaar kamid ah askartu haleeli waayeen inay qaataan.

 

Laba qof ee dhaawaca ah ayaa la geeyey xarumaha caafimaadka waxaana la ii sheegay in wax looga qaban kari waayey magaalada loona baahday in la qaado hase ahaatee muran xoogan ayaa ka taagan meesha loo qaadayo.

 

Dadka shacabka ah ayaa isku gadaamey xarunta caafimaad ee lagu dabiibayo labada qof kuwaasoo sheegay in dhaawaca loo qaadayo magaalada Garoowe, halka gudoomiyaha gobolka Sool ugu magacaaban maamulka Somaliland uu ku adkaysanayo in loo qaado Hargeysa.

Wali waxaa la maqlayaa rasaas goo-goos ah xaaladuna waa mid kacsa

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Ayaanle says:

    ASC Beelweynta Reer Aw Xasan (Asharaaf ta) Waxaan Ka codsanayaa Siyaasiyiintooda Saameynta leh sida Faarax Cabdiqaadir, Fahad Yaasiin iyo C/Weli Muudey inay Dagaalka Tukaraq Farageliyaan maadama iyaga dalka Soomaaliya SI Dedban inay Umaamulaan Lasheegay.

  2. Caynaba Car Dhacso says:

    Buqlaand iyo xaarmaajo meeyee waa kuwii lahaa cidaan ku tukanaynaa laascaanoodee kkkkk waa in saas loo edbiya naagahaa raba madheedheenia

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  3. Habarjeclo furte says:

    Kkkkk caynaba waxa shegayna naag iyo nin wuxu yahay garanmaye wlhy naago aya furtay qoryo isaaq leyihin oradka kadhacay manad ogayn wixi mesha yimi kkkk wax kalita ma rag awalba amison bay ahayeen dhulbahante ku adeegto qashinka

  4. miskiin caawiye says:

    kkkkk been maha raga wawayne qoryaha ka cararaya mazii joogi doonaan sool wx kale mahysaa nio wlee jeegaantaaaa waqtigeedii wuu dhamadye

  5. Mo abdi says:

    Habar jeclo furte
    Hhhhhhhhh indr mxaad tiri ilka yartii dumarkii baa furtay hhhhh waan filayay gabar harti u dhalatay in ay u dhiganto raga ilka yarta thts why ayay dumarka xabado ugu ridayaan war wuxu waa midgo

  6. mohamuud says:

    ilka yarta habarjeclo wax aanay is ahayn bay moodeen hadaydaan kabaha ka cararinin daraawiish manihin dhaqash yahay

  7. gurmadcageri says:

    war ma waxaa caruurtu caydhsanaso baynu mar horaba eryiwaynay reer ssc-yoow kakaca oo kabaha kareeba futaxunta kibirtay

  8. bile says:

    Haweenkii Daraawiishta ayaaba baacsaday ilka yartii ciidamada soo socda markay soo galaana maxay yeelayaan?




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...