dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Waddooyinka laascaanood Oo Xidhan Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay.

Iyadoo maanta magaalada laascaanood oo ka dhacay iska Hor imaad xoogan oo sababay khasaare dhaawac  maleeshiyada SNM iyo Shacabka Gobolkaasi ayaa wali waxaa Magaalada laascaanood laga Dareemaya Raadka dagaalkii maanta oo ahaa mid Shacabku u Babac Dhigen maleeshiyada SNM kana Hurten Hub Halka Dhacabkana Uu ka soo Gaadhay Dhaawac,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waddooyiinka Magaalada laascaanood oo Shacabku Xidhen  Ayaa wali Xidhan waxaana Magaalada gaar ahaan wadooyinka Hal Bowlaha Ah  ay yihiin Kuwo Go’an.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 11)

  1. Tukaraq car dhacso says:

    Tolaayeey yaaa daarooday yaaa xaroodaay Tolaayeey yaaa Naga soo gaadhaa SNM ta? Maxeynoo LaHayen Mudahaaraadaa anakaa idiin imanayna laascaanoodey.

    AHAHAHAHAHAHAHAHAH

    • MrSomali says:

      Car dhacso iyo sheekada caruurtu kaa saari mayso , raga aad dhex joogtaa waa ragii ingriis oo kristen kaa dhigi lahaa ka bad baadiyey kana dilay Koofil .. marka Mar hadii shacabkii iyo caruurtii dhagax tuur kugu bilaabeen .. ciidan daraawisheedna diyaar ku yahay , ma foga marka lagugu Soo celin doono Midnimada Umada Somaliyed .. waayo Dhamaan beelaha SOMALIYED midnimo somali bay rabaan waxa aan ka ahayn Jeegaanta lacagta xaaranta ah ku naaxday .. MARKA WALEE Somalinimo waa lagugu soo celin .. taas ku biyo cab

  2. xaqiijiye says:

    imisa qof ayaa xidhan maanta

  3. Big boy says:

    Kkkkkkkkkkkkk
    Tukaraq car dhacso
    Sxb mudaharadka markale ku celiya waanu soo soconaaye

  4. Ceerigaabo man says:

    KKKKKKKKKKKK. DUMARKAN IYO CARUURTA HA LA SEEXIYO.. KKKKKKK

  5. kkkkkkk says:

    ka meeshan samaystay waa nin xanuusanaya isagoo qurbaha liinta ku cabaya ayuu rabaa inuu dadka gubo waar intaad pc ka dul kacdo kaalay adigu oo xoree

  6. WARAN says:

    Big boy 👦 ma jeelkii Madheeraad soo dhammaysatey oo 500 kii maxaabiista ahaa ee MBC cafiyay ayaad ka mid ahayd iyo ciid Mubarak haddiise mar dambe aad afkaaga ka adkaan weydo u diyaar garow another RRU.

  7. Tukaraq Car Dhacso says:

    Mr Tuka Raq Car dhacso
    Ciid mubaarak🎇🎇🎆🎇laakiin YOOCADA iyo Tuulada Garoowe inaynu digaandigaha ka dhigno ayaa innoo ballana.
    Viva Republic of somaliland Allow u siyaadi socotee.
    Xayaa
    Al
    Jamhuuriyatul
    Arda
    Sooooooooomaaaaaal.

  8. Hassaan says:

    Laascaanood waxa isku dhex haysta kooxo Dhulbahante ah laakiin kala noqday laba qaybood. Qayb ay Punland soo diratey oo doonaya in ay dadka qaxiyaan dabeetana dumiyaan magaalada oo ay dabeeto xadaan. iyo qayb ay ka go’antahay in ay sugaan nabada, ilaashaan danta danyarta iyo maslaxadda guud ee magaalada iyagaaneey xukuumaddu la socotaa oo ay guushu raacaysaa.

  9. Hassan says:

    Inta jecel Laascaanood ee qaxa maatada, duminta duunyada iyo bilili-qaysiga tuugta ka ilaalineeysaa kun jeer badan ka badan dumarka iyo carruurta ay adeegsanayaan madaxda laga adkaaday ee Majeerteeniya.

  10. Hassan says:

    ….kun jeer ka badan…




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...