dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Qax Laascaanood Ka Socda iyo Xasan Keerash Oo Ka Hadlay,

Magaalada laascaanood caasimada Gobolka sool xiligan waxaa ka soconaaya Qax  ama barakac ay sameeenayan dadka shacabka ah Iyagoo ka cabsi qaba Weerar iyo dagaalo ku dhex qabsada gudaha magaalada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba xasan Keerash oo kamid ah Siyaasiyiinta Lugta kula jira maamulka SNM oo saxaafada kula hadlay magaalada laascaanood waxaa uu sheegay in xaaladu tahay nabadgalyo islamarkaana barakaca ay joojiyan dadka deegaanku isagoo sheegay in magaalada cid ku dhexdagalamaysa aanay jirin.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Dhab ka hadal says:

    Saw taladii Axmed Laarri maaha dee hadaba ka xaab xaabi su’aasha odagu is weydiiyaa waxay tahay dhinacee loo qaxayaa ( hadaan Badarka Subag Biyo looga dhigin).

  2. Hassan says:

    Su’aashan iiga jawaaba saaxiibayaal. Waa maxay sabata ay dhamaan Isaaqu diyaarka uugu yihiin, marka anigana la igu daro, in ay naftooda macaan u huraan Laascaanood , Taleex, TukaRaq, Yoocada iyo Dhulka kale ee beesha Dhulbahante iyaga oo jecel horumarkooda iyo nabad-qabkooda ee qaar badan oo ka dhashay beesha Dhulbahante ay ku ducaystaan bisha Ramadaan in Laascaanood laga qaxo oo loo kala qaxo Hargeeysa iyo Garoowe?

    • Maxamed says:

      Jaawaabtii oo kooban isaaq wuxu ogyahay in uu dalku yahay maxmiyaddii ka xorowday ingiriis 26-jun-1960kii lahaana xuduudo caalami ah dadka kunool ee udhashay xayndaabka dawladdaana ay yihiin muwaadiniin ayna waajib tahay in la difaaco dhulka,dadka,hantida dalka.midda ah qaar dhulbahante ah baa jecel in laascaanood laga qaxo taa qofkii caqli leh wuu garanayaa inaanay jirin awood intay soo dhaafto ciidanka qaranka laaska ka dhex dagaalami karta.waxan aad arkaysaa waa riwaayad midhadh majeerteeniya ushaqeeyaa dhigayaan. DALKANNA ISAAQ KELI AHI MA LAHA EE WAXA LEH DHAMMAAN BEELAHA SOMALILAND OO DHULBAHANTE KA MID YAHAY.

  3. Hirad says:

    Kkkkkkkk qaxbaa socda miyaa tidhi kkk sheekooy ku nacay
    Ilmada yaxaaska goormaa laga ilbaxay nin xanuun reer hayo hadana geed is maros iyo sheeko ciyaal intaa wada

    Daka yaan la waalin laaska dadkii lahaa naa jooga hala joojiyo masayrka iyo xasadka

  4. Lafaruugaawi says:

    Hassan su,aashaa jawaabteeda waxaa garanaya ilmaha sebiga ah ee yar oo ah (DHUL MA HANTE AF GAAL IYO AF MUSLIM MIDNA KUMA HESHIINAYAAN) waayo wadaadkii waalla ee Cagdheer MAD 😠 MULLAH ayay weli caabudaad iyo Ustaadkoodii😀😀😀😀.
    Viva Somaliland Republic




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...