dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Puntland Oo Ka Hadashay Dagaalkii laascaanood Ku Dhexmaray SNM iyo Shacabka.

Gudiga Difaaca Puntland ayaa ka hadlay xaalada magaalada Laascaanod ee maanta waxaana ka hadlay xaalada
Wasiirka arimaha gudaha oo u hadlay gudiga.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka ayaa sheegay in Maamulka SNM uu haatan Nafta Biday In uu Awooda saaro shacabka laascaanood isagoona dhanka kale u diray Hamblayo Shacabka laascaanood oo si dhiiran ula dagaalamay maleeshiyada SNM.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 15)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    Hhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhh hhhhhhhhh

  2. AARKA BURCO says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. Ikkkkk says:

    Kkkk ka meshan wax ku qoraa wuu bukaa waa kastumo uraysa alla jecelaa isagoo qurbaha liinta ku cabaaya inuu umadaa sooman qixiyo oo maalin kasta qiraal beena soo qoro kacaay kacaay waar adigu kaalay laascanood oo dagaalan hadii kale kacaay waa laga ila baxay neefyow

  4. gurmadcageri says:

    war futaxuneey carara daraawiishi soo qaadataye

  5. puntlander says:

    waa bil Ramadan o caytami mayno lkn jeegaanta ta karaacda waa LA arki doonaa

    hadaydaan sidiinii sagaaro magteed LA idinka qaadin oo burco iyo berbera muran LA galin cidda leh.
    bisha barakaysan hadhamaato isaaqow

  6. Lafaruugaawi says:

    Halamash naagood uun iga dheh
    Niman waaweyn oo hadh iyo habeen walba shaashadaa ka cataabaya oo ka barooranaya.
    Waar Boowe cidi idinka neefinmaysee Tuulada Garoowe maxasta ka sii daadgureysta Laascaanood Hooyadiin ma lahee.
    Viva Somaliland Republic.

  7. Tukaraq Car Dhacso says:

    Halamash naageedoow usoo gurmada naagahaa qeeylinayaa eee idoor ku dhalfada la dhacaayo

    Ajajajajajajajajaja

  8. abdul salah says:

    Halamash Dhabayaco Majeerteen Ma Jidho waar Xaarka Xejiso Dhawaan Garoowe Dhulka ayaa la la simi doonaa

  9. Barwaaqo says:

    Warsaxaafadeedoow xaal qaado

    Bal eega nimankaa waa weyn ee bilaa xigmadda ah ! Dumarka masaakiinta ah ee 100 doolar Saadka loogu soo shubayo ayuu rabaa inuu dagaal ku galo! Adeer raga aad sheegayso ee aad leedahay way iska fadhiyaan ma doqomo ayaad mooday markaad ku leedahay magaaladaadda hub si aad doorasho u korosato.
    Laascaanood waa booming baayacmushtar iyo horumar baa ka socda reer Laascaanoodna durbaankaa beenta ah way kugu fahmayaan oo iyakaa magaaladoodii dhex jooga oo xaalkodda ka war haya wixii dani ugu jirtana yaqaanna.

  10. xaqiijiye says:

    ciidkii waa aroortee tolow miyaanay aroorta reer punthland lascanood ku ciidayn.
    waar bal xasuusiya mr qarjab.iyo soocadde

  11. mohamuud says:

    kan quraan jecel baa ka aftahansan libaaxaa yar hawsha u daaya kani waa af badhay

  12. jamac says:

    ninka wax qorayow ala been badanidaa wax run u eeg adeer qor




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...