dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Live Ah Dagaalkii laascaanood Ku Dhexmaray Maleeshiyada SNM iyo Shacabka iyo Dumarkii Oo Jeelka Ka Buuxa.

Shabakada caalamiga ah khaatumonews.com waxaa ay halka Idiin ku soo bandhigaysa muqaal Live ah oo Laga duubay Qaabkii maanta maleeshiyada SNM iyo Shacabka Gobolka Sool u Dhexmaray dagaalku.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muqaalka waxaad Ku arkaysa Sida maleeshiyada SNM Dagaalka Ula Gashay Shacabka iyo Dumarkii oo Si aan lahayn leexleex Loogu Guraayo baaburta SNM Lagana Buuxiyay jeelka Halka Qaarna dhaawacyo u jiifan Goobaha caafimaadka,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 20)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    Kabuuxiya jeelka naagahaa naaguhu dhaleen macaa caruurta ku gura jeelka soow iyagu inay sifiican u ciidaan may diidiin oo buqlayn iyo madheedhenia uma mudaharadayaan hadaba buqlayn iyo armaajo hakasoo daayaanee jeelka mandheeraa usoondhaadhiciya dhamanatood.

    VIIIVA SOMALILAND🀘🏿🀘🏿🀘🏿

  2. shiine says:

    maanta waxay maraysa dumarkii iyo maatadii in laascanood lagu guro xabsiga kuwa bila damiirka ah e dumarkooda la xidhayo in iska dhintan ba dhaanta mar uun ba la dhiman laha e sharaf ku dhinta haddii kale ceebta magaalada iskaga guura oo ka tahriiba bada gala …

  3. shiine says:

    caynabad maxay tahay 21 sano ku qabay isaaqow e ma in faanto ma aha naag la furey ba tahay 21sano la qabay e car ictiraaf hel idoor inta wiil dhulbahante nool yahy viva darwiish ingiriisi cade idoor garaacay ..

  4. Caynaba Car Dhacso says:

    Aniga naagtaas yare gaadhiga qabaalka Police ka sii koraysa halaygu keeno Gurigaygu wuxu ku yaalaa xaafaada MADAREEMINE!

    πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

  5. shiine says:

    caynaba ama canab shiine culey ku was e idoor ama jeeganta meel gee if iyo aakhiro laga diid e ictiraafland muse shaani meel haku geeyo aabihiin moorgan ba soo socda hargaysa lama jiifayo.. canabeey

  6. AARKA BURCO says:

    Heedheee yaaadaaroodaay diii 8biloood ma waxay Ku danbaysay in naagahii daarood maanta sidaaa loo kufsado, aaar maxay idin tartay yaaaa daaroodeey iyo tolaaydiii waataas maanta oo ciiiid lasugaayo jeeelka lagu guray naxastiiniiyeee kkkkkkk halamash haydin xorayso iyo daarood kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. xaqiijiye says:

    aarka burco xishood somaliland cumar kufsato eh waa hableheenii iyo hooyooyinkeen oo lakhaldaye.
    waxba ha dhegeysan yaryarkan cantaabaya eh

  8. Ceerigaabo man says:

    WAAR GABDHAHA WAA CIID CAAWEE SI FIICAN UGU RAAXEEYE. WAXAAD HORE U SIIN JIRTEEN BAY BISHII RAMADAAN WAAYEEN. LAAKIIN CAAWA KU AFURA. HADII KALE BURCO U SOO DIRA HA QABOOWSADAANE . KKKKKKKKK

  9. xaqiijiye says:

    ceerigaabo waad khaldantahaye ka xishood gabdhaha.
    ninweyni waakii afkiisa ilaashada eh.

  10. xaqiijiye says:

    sixid qoraalka sare somaliland makufsado gabdhaha eh .gefka kadaa ciidanka hablahana ka xishooda.

  11. ali says:

    tanoo kale ayaa baydhabo nagu qabsatay xiligii caydiid dawlada beenta ah sheeganayaay waxan galnay dagaal halsano ah oo habeenki iyo malainti ah walaahi xabad ayaan uga saarnay dhulbahante hubka qaata nimankan waa ujeeda wax ay xeeranyeen majirto waa dad xun walaahi reer jeegaan waa dad axmaqiin ah iska celi waxay fahmayana kuwan oo kale luqada rasaasta

  12. xaqiiniye says:

    ali caynkaasaan yeeli jirey iska dhaafoo aroorta miyaydaan laaska ku xiidayn

  13. Wadamogo says:

    Orda dhabayaco uyeerta hoyadin iyo harti was hhhhh tanyar askartu wadto isodaji aan caawa laqayile bow waxa yari daba macaana

  14. Asad says:

    Ninku haduu yahay nin lagumaysan jirey boqolaal sano cuqdadu kama dhammaato wuxu kufaanaa waxa laga faano sida caynabo ama ceerigaabo oo kufaanaya dumarka bir mageydada ah wiilashan yar yari waa ciyaalkii fucking ka kudhashay waayo ninku haduu guri fican kudhasho sidaa islama hadlo dumarka

  15. Asad says:

    Ninku haduu guri wanaagsan kuusoo barbaaro kuma talax tago gabdha kuwani waa ciyaalkii fucking ka kkkkkkkkkk oo askarii kacaanku dhashay

  16. Beenta majeeteen wan baranay says:

    Gobolka sool waa nabad masha allah laakin wiilal yar yar oo majeerteena ma jecli inay gobolkayga iyo hoygayga iyo shacabkayga nabada ku nool inay dhibaateeyaan. Anigoo ah nin reer sool ah oo u dhashay gobolka sool. Dhubahanta ka arrimiya ilaa ka ugu sareeeya ilaa ka ugu hooseeya, gobolkayga waxaan la doonaya inay horumaran biyo helaan, caafimaad helaan, was barasho helaan. Dantayda nin aan ka shaqaynayn oo jooga yurub iyo garoowe madoonayo. Majeerteen gobolkayga intu cashuur iska qaato hal ceel biyooda ii samayn waayey. Waxaan kula talinaya wiilka majeerteen inader raali noqo dantayda halkay igu jirto ayaan raacayaa. Adigana wan ku aqaan waxaad tahay, waligay dagaal ku jirimaayo, maanta siyaasada ayaan soo aya inan dadka la qaybsado nin isku kalsoon ban ahay cadkayga ka goosanaya somalilaan. Anigana keenay somalilaan, wixii aan keenay uga tagi maayo waa in aan cadkayga ka goostaa, hadalada diciifnimada ah ee dadka qaar leeyihiin ee dhulbahante wax u dhimaya waxaan leeyahay hankayga hoos ha u dhigina somalilaan ban wax la qaybsanayaaye. Hadaladan naxasnimadu ku jirto ee leh yaa daarooday ha naga daayo majeerteen. Ma markii garoowe la agtegay buu leeyahay yaa daarooda muxuu markii hore u odhan waayey yaa daarooda. Adeer haddi aanu markii hore hurudnay oo majeerteen nagu harowsanayey daaroodnimo, maanta waanu garanay dantayada. Daarood meelkaasta way joogaan, halkan somalilaan aniga xukumaya maalin dhow marka aan bulshadayda kor u soo kacdo ilaa sidaan dagaal ugu jiray ayaa lay dhaafaye.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uuΒ  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...