dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Diginiin Culus Oo Loo Diray Culimada Harti,

Xildhibaan Cali Dhegacadde oo katirsan mudanayaasha barlamaanka Puntland ayaa si cad u beeniyey in maamulka Puntland wax wadahadal ah ay lagalayaan maamulka SNM.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali Dhagacadde ayaa ku tilmaamay been abuur wararka sheegaya ee waliba dhanka SNM ka imaanaya Ee wadahadalka ku salaysan.

 

Sidoo kale waxaa uu Xildhibaan Dhagacadde u Digay Culimada harti in ay Isku dayaan wax waanwaan  ah iyadoo cadowgu Ku Sugan yahay Dhulka SSC.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. abdi says:

    waar xaarka xejiso Halamash Majeerteen Ma Jidho Ma afkaad ku ciil bixi Cidlaad ka Hanjabaysaaye Balanteenu waa Garoowe oo Dhulka la la simi Doono

  2. Hassan Hussein says:

    Culimadu waa in ay runta keliya ku raftaan oo marka hore Allah ka baqaan 00 noqdaan sidii culumadu ahaan jirtay.
    Dad shacab ah ayaa lagu soo duulay kibir iyo adyad iyo awood baan kuu sheeganaya korkaanan kaa fadhiyaya weligay. Taasina waa wax cad oo aan xitaa madmadow ku jirin .. Haye Culimada .. yaa gardaran?
    iidoor ku hadda ishaa falatay wadaan(opportunism) macnaha haddii ay hadda iyagu gacan sarayn lahaayeen cid war kama ay maqleen Bulsha Caamkana iyo culimo midna uma ay qayshadeen hadda waxay ogaadeen in gabalkoodii sii dhacayo markaasay marba derbi isku qaadayaan.. waa lax gorcani geedo kama waabato

  3. WARAN says:

    BOOTAALE, HANJABA DIGAAGLE CABAADKA JOOJI WAANWAAN IYO .WANAAG FAQASH FAQASH IYO JAHUURIYADDA SOMALILAND KAMA DHEXEEYE.
    ILAA GAROOWE DIGAANDIGAHA AANNU KA DHIGNANA QUUSAN MAYSAANE ISKA BOOYA BOOWE.
    VIVA SOMALILAND REPUBLIC

  4. axmed says:

    Kuwaas hala eryo, Haweenka iyo Caruutu Candhuuf hala dhcaan, waa dad la soo direy ee laaluush qaatey Munaafaqiinta, hala garaaco.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...