dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Calanka Puntland Oo Laascaanood Dhankasta Shacabku Ula Qaaday iyo Dhaawacyadii Oo Loo Diiday In Lageeyo Garoowe.

Magaalada laascaanood ayaa saacadihii ugu danbeeyay Ka Baxday faraha maleeshiyada Maamulka SNM iyadoona shacabku si xor ah dhanksa ula qaaden calanka soomaaliya kan puntand iyagoona muujiyay aragtidooda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Isku Soobaxan ayaa ka dhashay kadib markii Si Badheedh ah maleeshiyo kamid ah kuwa SNM ay Rasaas Ula dhecen Qaar kamid ah haweenka Gobolka Sool.

 

Dhanka kale Dhaawacyada Haweenkan oo aad u culus  ayaa loo qaaday magaalada Garoowe balse waxaa dib u caliyay maleeshiyada SNM kuwaaso yidhi waa in hargeisa Ama Burco loo qaado.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 13)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    5dumar ah Iyo shantii caruurta ahaayee ay dhaleen baan meesha ku arkaa kkkk,

    Libdhi Maysid Laascaanoodeey

    👁 👁

    Hhhhhhhhhhhhhh

  2. Mo abdi says:

    Waa ku daafad iyo dhaqankooda marka laga adkaado in ay maxasta laayaan ..insha allh mar dhaw sharqan waa ay ka yeeri doontaa injirta ilka yrta ah iyo huunada

  3. Ceerigaabo man says:

    KKKKKKKKKKKKK. DUMARKANI WAA KUWA CIIDANKU HABEENKII KU NEFISAAN. MARKAA CAYAARTA HABEENKII IYO DHAGAX TUURKA MAALINTII HA KALA DAAYAAN. WAA GABDHO FIICAN HABEENKII. KKKKKKKKKK

  4. Big boy says:

    Haha puntland xoreyntii sidan miyay isu bedeshay

  5. Ceerigaabo man says:

    kkkkkkkkkk
    kkkkkkk
    kkkkk
    kkk

  6. Mujaahid SNM says:

    Waa in xabad lala dhacaa faqashta oo meedkooda la guraa …Laascanood waa dhul SOMALILAND edeb ku jooga haddii Kale wallaahi ciidamada mujaahidiinta SNM ee SOMALILAND in ay idin ku shiish baranayaan dulli fooqal dulli .

  7. Ceerigaabo man says:

    kkkkkkkkkk
    kkkkkkk
    kkkkk
    kkk
    KAN DUMARKA LEH SOO SOCDA MUU TAGO DAGAALKA AMA GAROOWE. MISE WAA KUWA CLIP YAR KAGA QAATAA KUWA QURBAHA JOOGA
    GUUUUUUUL SOMALILAND

  8. caaqil shiine says:

    idoor wagaashe ilama ingiriis cade imisa sano la qabay 21sano intaas ba idinka dhex qaylinaysa ictiraafki na jeeganta ama hooyadii ma keenayso aakhiro ka doona ictiraaf sandule ba la idinka dhigaya soomaali weyn kufaar yahy muse shaani land no more

  9. caaqil shiine says:

    idoor wagaashe ilama ingiriis cade imisa sano la qabay 21sano intaas ba idinka dhex qaylinaysa ictiraafki na jeeganta ama hooyadii ma keenayso aakhiro ka doona ictiraaf sandule ba la idinka dhigaya soomaali weyn kufaar yahy muse shaani land no more dagaalki kashaale mid daran suga

  10. xaqiijiye says:

    nimanyohow waxa meeshan ku jiraa ma ciyaalbaa tolow .
    waar ogaada ragu wuu isdilijirey oo isu gabyi jirey .lkn ragga xaaraanbay ka ahayd inay dumarka aflegaadeeyaa.
    dumar meeshay doonaan hajoogaane was ceeb in golayaasha lagusoo hadal qaadaa

  11. xaqiijiye says:

    nimankaas magaca somaliland ku qadhaabanaya sxbayaal ka digtoonaada hadaladiina.arrin siyaasadeed ha kadhigine mid sidaa ufool xun.
    afxumo nabadna way kaakaxaysaa dagaalna waxkaagama tarto eh.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...