dahabshiil

Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka Jaamacadda Camuud War Cad Usheegay Ardayda Daarood iyo Kantaroolada Oo Amar Lasiiyay.

Xili ay Si isdaba joog ah Ardeyda Ka Soo Jeeda Beelaha Daarood Uga soo qulqulayaan Deegaanada Hargeisa iyo Burco Siiba Magalaada Borama ayaa waxaa  amar cad u sheegay ardeyda sida xogta aanu ku helayso khaatumonews maamulka jaamacadda camuud.

 

Maamulka Jaamacadda camuud waxaa uu ardayda u sheegay ka maamul ahaan inaysan amaanka ardeyda sugi karin hadii xaaladu xumaato islamarkaana ninkii qaba kalsooni  hadu jogaayo ay tahay mid u taal isaga kii kalana hadii u tagaayo ay tahay Go aan u yaal isaga balse ka maamul jaamacad ahaan aysan amaanka ardayda  sugi karin loona aaneen  karin hadii wax layeelo,

 

Go aanka maamulka jaamacadda camuud ku cadeeyay in aanu sugi karin amaanka ardayda   waxaa uu sii xoojiyay  shaki iyo walwal ay ardeydu ka qabtay  xaaladooda amaan ee xiligan.

 

Dhanka kale Kantaroolada Borama,Hargeisa, Burco, ayaa la siiyay amar ah in ay Celiyan oo qabtan wixii arday ah ee ka Baxaaya degaanka maamulkaasi kuna wajahan Puntland.

Lasoco wixii Soo Kordha Khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. daahir says:

    Dhabacyadu haday baqayaan cid horjoogta ma jirto ha qulqulaan waligoodba

  2. Drwsh says:

    maha xaladu dhabayaco waa wixii harti ama darood ah.waxaan idiin shegayaa dadka kasoojeda beesha isaaq dadka aad wax usheegaysaan iyo xaqiiqadu waykala fogyihiin.dadkuna wayfamayaan

  3. Naleye says:

    Ok.yours wil be gotten too.isaaq is DILLO.

  4. axmedaxmed says:

    Meesha dowladi kama jirto, iyo dad xumaan ka xishooda. dad wuxuushaa jooga. marka ardeydaas hadii la laayana la iskaga hari maayo walee.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...