dahabshiil

Deg Deg::Xaabsade iyo Ciidamo U wato Oo Ku Wajahan Konfurta Sool.

Wararka shabakada caalamiga ah Khaatumonews.com ka helayso ilo Ku dhow Siyaasi Axmed cabdi xaabsade ayaa sheegaya n uu ku wajahan yahay Koonfurta Gobolka Sool isaga iyo Ciidamo Uu Hogaaminaayo.

 

Xaabsade ayaa Sida wararku nagu soo gaadhayan Waxaa uu abaabul xoogan ka bilaabaya Deegaanka qorilay iyadoo uu uga sii gudbi doono deeganada kale beesha Bahrarsame.

 

Qorshaha Xaabsade ayaa ah in uu Talis Ciidan ka Samaysto Deegaanka Waqadari ee Duleedka laascaanod,

 

Huwanta Daarood ee Puntland Hogaaminayso ayaa xiligan Wada Abaabul xoogan oo mudo 12 Sano kadib ah la donaayo in Dib Loogu hanto gacan Ku haynta Gobolka sool.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. mohamuud says:

    jigjiga taga dhaha

  2. Dablariday says:

    Beeshan yar ee iidoor mar in Daarood Dharbaaxo ku dhufto waxaa ku jirta danta Soomaali oo la hubo inay dagayso haddii dharbaaxdaas ku dhacdo beesha yat ee Soomaali Nabadda iyo Noloshaba u diiday!!

  3. WARAN says:

    šŸ˜€šŸ˜€ really I can believe šŸ˜€ beerkaa Xaska i noqday iyo Xaabsade OO WEEKIIYO AH iyo KASTUUMOOYIN WEB FAQASH MICIIN BIDEEN

    • WARAN says:

      DHALFARUUGA IIDOOR
      NAFLACAARIGII BAAD MAGACAYGA ISTICMAALAYSAA AWELBA LAANGAAB IIDOOR BAAD AHAYDE ADKAYSO WALLEE WAA LA KALA BAXAYAAYE MOTHER FUCKER KHANIIS AH DHALFARUUGAAWIGA IIDOOROOW DHIG MAGACA RAGA

  4. fadumo says:

    Alllow guuusha gacanta noi geeli viva darood viva hartiga

  5. Maax says:

    Secong face ka ama wejiga 2aad wuxuu dagaalku noqonayaa from jigjiga to hargeysa oo gacanta daarood soo gasha. Balan ciidankii daarood ee hargeysa geli lahaana waa diyaar.

  6. MrSomali says:

    waar Xaabsdade waa JIRJIROOLE EE mid kale keena kkkk

  7. Dhab ka hadal says:

    Kkkjjjmkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk XAABSADE hhhhhhhhhhhhhhhj XAABSADE jjjjjjjjjjjjjjjjjjj walaahay sidaan u qosleyey ayaa barbar u dhacay Barina Buuhoodluu iigu imaanayaa waxaa duuban caydi iyo waxii aad ka qori jirtay oo meel walba yaala eesh qiyaasaq Axmed Laarraa yaabay gggggggggg

  8. libaax hawiye says:

    down somalidiid

  9. Hirad says:

    Huwanta daarood kkkkk

  10. universta nazionale says:

    xaabsade bal joojiya furaha dagaalka odaygan oo kale ma yimaadee.

  11. Yusuf says:

    Hee!! Wali ma maamul baa dhilaygii siyaasadda Geeska ee Xaabsade moodaya qof wax loo diran karo. Imika oo uu sii gaboobeyna waxaa ba muuqiisa la moodaa habrihii Sakata-Liire.

  12. Drwsh says:

    Xaabsade tuug tuug dhalay oo laba shitoole ah hadaad fahmiweydaan reer xamarka yaa isticmaala

  13. laascanood man says:

    waxan xaabsade caynaya oo dhan baa ah isaaq hhhhh oo magacyadii badashay hhhh

  14. Naleye says:

    IDOOR GAL MADAXDA KUU QAAD.DILLO DILLO DALAY NAGABAXA WEBKAN ISAAQ DILLOYIINN BATIIXIIN NIIN IYO NAGBA AQHAAS.YANLA HAMBAYNIIN KAA LAQAAPTO QOORTA HALODEREYO.HABAR HEBEL TOO HABAR HEBEL WAAR OROMO AYA TIHIIN HOYODINA DILLOYIIN OROMODA WAASIJIIREN AYAAD EXEED FUCK IDOR.

  15. Ayaanle says:

    ASC Beelweynta Reer Aw Xasan (Asharaaf ta) Waxaan Ka codsanayaa Siyaasiyiintooda Saameynta leh sida Faarax Cabdiqaadir, Fahad Yaasiin iyo C/Weli Muudey inay Dagaalka Tukaraq Farageliyaan maadama iyaga dalka Soomaaliya SI Dedban inay Umaamulaan Lasheegay.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uuĀ  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...