dahabshiil

Deg Deg:Mudaharaad Xoogan Oo Ka Socda Dalka Itoobiya iyo Sababta Ka Danbeysa.

Dibedbaxayaasha ayaa maalintii labaad isugu soo baxay waqooyiga Itoobiya si ay u muujiyaan in ay ka soo horejeedaan warbixintii ay dowaladda toddobaadkii hore ku dhawaaqday oo ahayd in dowladdu ay Eritrea ku wareejineyso dhulka la isku haysto ee ku yaallo xuddudda Eritrea.

 

Wararka ayaa sheegaya in dibadbayasha ay ku dhawaaqayeen hal ku dhigyo ka dhan ah go’aanka dowladda.

 

Waxa ay sheegeen haddi go’ankaasi laga dhabaayo in uu noqon doono mid xushmad laan ka dhigayo kumanaankii qof ee ku dhintay dagaalkii Eritrea ee ku salaysnaa soohdinta ee dhacay 1998 ilaa 2000.

 

Xisbiyada siyaasadda ee waqooyiga Itoobiya ayaa sidoo kale ka soo horjeestay qorshahaan cusub.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Saylici says:

    Faqashta u sheeg in somaliland sanka ka qabsatey doqoniimadooda 2018 ka la addoonsado

  2. mohamuud says:

    saylaci dhaqash xun baad tahay calooshu taagan tahay




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...