dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:SNM Oo Tidhi ‘Wali Dagaalka Tukaraq Oo kale Manan Arag Wax Lamid Ah’

Wasiirka Arimaha debedda ee SNM  Sacad Cali Shire oo Warbaahinta kula hadlay Hargeysa, ayaa ka Warbixiyey Halka ay marayso dhexaadinta Beesha caalamka ee xiisada dagaal ee Tukaraq, Taasi oo u dhaxaysa Puntland iyo SNM.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sidoo kale xusay inuu dagaalkani yahay mid aan Noociisu horey u dhexmarin labada dhinac Isagoo ka digay Dhibaatooyinka laga dhaxli doono. “Dagaal Noocan ah, oo Sidaas u Abaabulan, Wuxuu ina Marin doonaa Jid aan wanaagsanayn, Waxaan dadka Hurinaya ugu Baaqayaa inay Joojiyaan” ayuu Yidhi Sacad Cali

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. jugsodhacay says:

    Wax kasta hala sheego ama halagu heshiiyo LAASCAANOOD IYO GAROWE XADUUD jeegaan ay leedahay marna lama kala dhex dhigaayo ilaahaygii dadka iyo dhulka abuuray baa sidaa kadhigay jeegaan gabilay iyo bariga burco katimid xaduud uma samayn karaan.

    • Yusuf says:

      judsodhacay
      Waar miyaadan dalka joogin. Hadaba haddii aad qurbaha joogto aan kuu waramee looma kala socon kar Laascaanood iyo Garoowe. Baabuurta iyo dadku toona uuma kala gudbi karaan Laascaanood oo Somalilaan ah iyo Garoowe oo wali Majeerteeniya gacanta ku sii hayso.

  2. Hassan says:

    Dagaaladii hore Majeerteeniya waxay ku daagaalmi jirtey magaca maamulkooda itaalka daran, laakiin markay ogaadeen in aaneey iska celin karin ciidanka qaranka iyo Khaatumo oo is garabsanaya, ayeey afka gacanta galiyeen oo ay dagaalkii gaadhsiiyeen shacabkii Dir iyo Daarood taas oo ah dhaqan aan hore u soo marin jamhuuriyadda Somaliland. Waxaan filayaa in imika fahamtay ujeedada wasiirka khaarajiga Somaliland.

    • MrSomali says:

      Sacad cali shire ha la waydiiyo lacagtii Xaqul qalinka Berbera 20 milyan dollar halkuu geeyey iyo lacagtii raqiiska aheyd ee uu Berbera dekadeeda xabashi iyo carab ku siiyey …

  3. Lafaruugaawi says:

    SACADOOW KUWANI WAA NAF LA ‘CAARIYE YAAN LOO DIGIIGIXAN !!
    WAAYO ILAA GAROOWE DIGAANDIGAHA LAGA DHIGO MA MIYIRSANAYAAN IYO REER IS MAQIIQ AAN MAYDKOODA GURAN KARIN.
    ALLAW U SIYAADI JAMHUURIYADDA QARANKA SOMALILAND SOCOTEE.

  4. Halgan says:

    Wuxuushta xuduud dhigaysa hawiyaha yaaban qosol bay ladgeceen. Jabuuti baayabtay hatgaysa ninka jooga oo lasano xuduudaha dhigayo. Ma oga miyaa in darood yahay qoomiyad kafacwayn waayaab.oo ma oga miyaa dhulbahante yahay jifo kamida harti. Balkawarama hadii burco puntland lasoo raac iyo. Habraha in lakalajaro ma ogola. See ifakareen harti xuduuda kaladgexdhig. Oo hadii caalamka kudiiday ma dadkaad ka caqli badan tihiin cajiib cajiib cajiib.

    • Yusuf says:

      Naayaa Halgan quruxeey wasmo macaan.
      Dhexdaan ku soo jiraa ee nigiska sii bixi oo waxan aad ku hadleeyso ka bax ileeyn Majeerteen ma dego Somaalilaane.

  5. Yusuf says:

    Haddii ay Majeerteeniya ay diido xadka caalamiga ah ee Yoocada ee Somaliland Somaliland, waa in GAROOW lagu soo daraa jamhuuriyadda Somaliland oo laga xukumaana Laascaanood.

  6. Yusuf says:

    xadka Yoocada ee u dhaxeeya Somaliland iyo Somalya ….

  7. Yusuf says:

    Wali weerar lagama hayo Majeerteenkii u baaqay Daarood oo dhan ee sidee wax u jiraan, ma ka baxayaan xadka Somaliland ee caalamiga ah mise halkooda ayaa loogu tagaa.

  8. Mo abdi says:

    Wacade la isma gaarin ee midgaha aad meesha keenteen kala carara inta aan bakhtigooda dugaaga cunin viva pntlnd

  9. bile says:

    Car iidoor mooyaane cidla kale sheega oo mar Bulshda caalamka, mar Ethiopia,mar UN,Ingriis, mar United Emarites, Mar Djabouti u carara.. hayaay hayaay hanala soo dhexgalo, nasoo farageliya dagaalku ha istaagee
    in yar baa dhimane iska adkayso xaarkana cesho .. CAR XAARKA HA CESHADO IIDOOR WAGAASH OO CAALAMA UU U YEEDHANAYO HA ISKA DAAYO

  10. Bile says:

    Car iidoor mooyaane cidla kale sheega oo mar Bulshda caalamka, mar Ethiopia,mar UN,Ingriis, mar United Emarites, Mar Djabouti u carara.. hayaay hayaay hanala soo dhexgalo, nasoo farageliya dagaalku ha istaagee
    in yar baa dhimane iska adkayso xaarkana cesho .. CAR XAARKA HA CESHADO IIDOOR WAGAASH OO CAALAMkA UU U YEEDHANAYO HA ISKA DAAYO

  11. ayaanle says:

    ASC Beelweynta Reer Aw Xasan (Asharaaf ta) Waxaan Ka codsanayaa Siyaasiyiintooda Saameynta leh sida Faarax Cabdiqaadir, Fahad Yaasiin iyo C/Weli Muudey inay Dagaalka Tukaraq Farageliyaan maadama iyaga dalka Soomaaliya SI Dedban inay Umaamulaan Lasheegay.

  12. Hassan says:

    Muxuu yidhi iidoor abidkayo dagaalkan oo kale maanu arag fara haanu kaga gubanay oo madaxaanu kor u qaadi weeynay.
    iidoor wuxuu moodayey baa la yidhi Gabiirsi oo ah reerka keliya ee uu ka adkaa.1991 markii dawladii kacaanka dhacday ee ay soo galeen waxay xasuuqeen Gabiirsi




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...