dahabshiil

De Deg Daawo Vedio: Putland Oo Kahadashay Rakaabkii La sheegay In ay afduubatay Maamulka Jeeganta

Putlan ayaa ka hadashay arimo Xaasaasiya iyo goona sheegay in aysan qaramada midoobay iyo egad toona ka ogalaan doonin in la haysto dhulka putland dhanka kale waxay sheegen in dadka rakaabka ah ee muwadininta soomali ah ee ukala goossha dhulka putland iyo somaliland aysan marnaba wax yeelayn kuna hoos noqonay

KHAATUMONEWS24.COM

 

HALKAN KA DAAWO VEDIO

 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 20)

  1. Mo abdi says:

    Ma anaa idinkaga yeersiiyay allow maxaa tukaraq i keenay iyo gambadha ayaan tgayaa ee yaan la iga daba imaan hhh wlle inta ay injirta hal taako oo dhul harti ah ay ku jirto in aan laga harayn ama dir u yeerta ama irir baan nahay dhaha…viva pntlnd

  2. Mujaahid SNM says:

    Mo Abdi
    Miskiin baad tahay faqash anaga isaga filan oo meel saarney …boqolaalo kiilometer baan gudaha ugu jirnaa dhulkii faqashta , in aad hadashid ma kuu bannaana .Our message is clear and no diplomacy Dhulka waa SOMALILAND haddaadan edeb ku joogikarin cagaha dhulka ka qaad .

  3. Bile says:

    Car iidoor mooyaane cidla kale sheega oo mar Bulshda caalamka, mar Ethiopia,mar UN,Ingriis, mar United Emarites, Mar Djabouti u carara.. hayaay hayaay hanala soo dhexgalo, nasoo farageliya dagaalku ha istaagee
    in yar baa dhimane iska adkayso xaarkana cesho .. CAR XAARKA HA CESHADO IIDOOR WAGAASH OO CAALAMA UU U YEEDHANAYO HA ISKA DAAYO

  4. Hassan says:

    Shuruud keliya xabada la idinkaga dayn karaa : waa idinka oo ku noqda hargaysa iyo burco aad lafihiini ku ruugteene

  5. Mo abdi says:

    STII HORE
    KROKODILLE TEARS INTA AAD ISKA DAYSID WAX ISKA DHICI AMA BIRI MA GAYDADA ISKA UGAARSO WLLE BAAN KU DHAARTAY IN AADAN FADHINAYM DHUL HARTI..PS MARKII HORANA DADKA DEEGAANKA AYAA KU KEENAY MAANTANA IYAGAA UFF KU YIRI EE YAAN LAGU FARA XUMAYN EE MEESHA ISAGA CARAR

  6. Lafaruugaawi says:

    Mumu
    Weligaa farta laguma gelin!!πŸ˜€πŸ˜€ reer mallay qudhme xadhig ku dabe!!!. Dhuloos baa ku dhaama oo πŸͺπŸͺπŸͺπŸͺ Geel isku dila HHHHHHHHKKKKK
    Waligaa Yaxaas 🐊🐊🐊🐊 Niikiniya ma aragtey iyo Qaafuur Afgooye.
    Soo baro Sida English language YAXAAS loo qoro KORONKORO ayaad qortee πŸ¦—πŸ¦—πŸ¦— ayax teg eelna reeb soo baro.
    Viva lovely Somaliland Republic iyo Si wanaagsan u ciida anagaa cadowgiinna ku filane.

  7. Mo abdi says:

    Gus ruugaa
    Laangaab ilka yar ah waan aqaanaa sida loo rarto gaajo yahay gaajadu dhashay…ee orodoo islaamaha iyo caruurta ku ciil bax markaan ku xasuuqo..alle ka sokoow aniga ayaa ku lahaan jiray weligeeyna ku lahaan doono ee inta aad niicda iska daysid adr ama gobinimo u dirir ama waxaagii xilka lahaa iska wado viva dhul udug

  8. Hassan says:

    Daawo siyaasiga caanka ah ee reer Laascaanood ee Xasan Geerash oo baaq cuslus hawada u soo mariyey dadka nabadda iyo horumarka jecel ee reer Laascaanood si ay iskaga ilaashaan cadowga doonaya in magaalada laga qaoxo si ay dabeeto u bili-liqaystaan. Kuwaasi waa cadowga uugu wayn ee dadka reer Khaatumo ee ka foojignaada. Waar qofka reer Laascoonood ee qaxaya xagee buu tagayaa, ma Garoowe, ma Boosaaso mise Hargeeysa. Waar haddii la qaxo masaajid iyo cibaad, waxbarasho iyo dugsiyo, amni iyo booliis dadka kala haga, horumar, caafimaad, biyo nadiifa iyo nololi toona jiri meeyso ee yaan durbaan la idinku dagayo la idiin garaacin ee dantiina iyo danta maatadiina iyo shacabkiina wanaagsan ilaashada!!
    https://youtu.be/0OA4zKEU56g

  9. Lafaruugaawi says:

    MA JIDHO WAA JIDHAA WAYNNU ISKU QABADH JIDHNAYπŸ˜€πŸ˜€ HALAMASH NAAGOOD πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€ ARI BAAYO SATELLITE πŸ“‘ KII SOMALILAND MAXAA KU DHACAYπŸ˜€πŸ˜€ NAA BAYO KUWAASI YAANAY INNA BURBURININE DAYAXAY CALANKA TOWXIIDKA SITA KA TAAGTEENE😁😁 MA U JUSUUDNAA!!
    VIVA REPUBLIC OF SOMALILAND.

  10. Lafaruugaawi says:

    MO πŸ–πŸ–πŸ–πŸ– MA MAGACAABI LAGAA BEDDELLAY OO DOONFAAR LAGAA DHERGIYAYπŸ˜‚πŸ˜‚β“ # MIYAY ASQOOBEEN
    VIVA LOVELY REPUBLIC OF SOMALILAND

  11. Halgan says:

    Jeegaanta waa muxuu darood iiga badanyahay waxay rabaan dagaal darood inay lagalaan laakiin dii ahaan waa khaldantihiin wayo deegaanka dad baa leh harti lsyiraahdo Waxaana guulaysanaya beesha harti waayo jeegaanta dhula aysan degan bay ciidan keeneen.hadii waxlayeelo iyagaa mas uu iyada qaadaya. Walaahay waa wax laga xumaado inay ciidankeenaan .waa gado cad wax badan bay isku direen dhulbahante. Maanta se waa mid ee hargaysa kunoqda kibirka diinta ma ogolo subxaanalaah.

  12. Dhalan dhool says:

    Iidoorow calaalka iska daaya iyo ashtakada ee ama wax iska dhiciya idinkaa ciyaarta bilaabaye ama ordayaa ilmadaw baadtihiine aqaladiini ku noqday rag wax iska dhicinahayaan idinmoodnaye

  13. Asad says:

    Ninkani waa jaahil diintu diciif kutahay allaheena raxmaanka ah keliyaa loo sujuudaa e kannoqo waxad kuhadashay

  14. Guulwade says:

    Waa layaab hargaysa burco labadba gobal taariikhada waligood. Deeganada darood baa log maraway ay .waxaan hubaa hadii dagaal bilawdo inuu burco gaari. Ii isagataga. Sool iyo deegaanada harti hawiye. Raxanwayn. Baayaabay. Qosol bay kujiraan. Waxay layaabeen. Damca hargaysa iyo burco. Barqaad. Harti dhexdiisa ciidan kuhaya. Hadii lalayo iyagaa ka masuula.waayo waxay yiraahdeen hadii somI nimo diideen. Maxay karabaan harti mise waxay is dheheen. Waad kaxoog badan tihiin. Shalay kacaankii military did ee somali xooga kuhaystay maanta Anaa belkale xoog ku kaxaysanaya .wayaano waxay moodeen beesha gabooye ee hargaysa ay kudhibaan. Waxaan hubaa hartiga ama 24 saac bay xuduuda gaynkaraan intaan waxay xeerineyaan dhaqanka islaamka. Waxbadan bay samreen. Subxaanalaah.

  15. MrSomali says:

    Inta ku waaltay ingriis baa xad somali u dhigay oo aqoon yahan somali ah runta u sheegay aqoon yahan kaas oo ka soo jeeda SALDANADA GARXAJIS https://www.youtube.com/watch?v=lNc1guFz3xo




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uuΒ  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...