dahabshiil

War Deg Deg Ah::Daawo sawiro:Ardeydii Daarood Oo Ka Soo Qulqulaysa Deegaanka SNM.

Waxaa si xawli ah Uga soo Qulqulaaya Deegaanka maamulka SNM Ka taliyo Sida Hargeisa iyo Borama ardeyda Beelaha Daarood Oo Ka badan 1.000  Kun Arday oo wax barasho u jooga deegaankaasi.

 

Sida idiinka Muuqata sawirada waa arday ka  Kolonyeesatay Borama Kuna wajahan Magaalooyinka Laascaanood.Garoowe.Boosaaso,Qardho,Gaalkacayo,Buuhoodle,

 

Barakaca iyo kala Kurashada Ka socota SNM iyo  puntland ayaa timid kadib Colaadan Iyo abaabul dagaal oo Culus oo Ka socda Bariga Sool gaar ahaan Tukaraq,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 9)

  1. Firdhiye says:

    ka reeb lascanood iyo buuhodle waa somaliland
    dhakhso ha uga baxeeyn sharci darro ku joogeeyne qadaad wayn tu ye
    Somaliland Republic si sharci ah baa ku soo gali doontaan
    horaa loo soconayaa Somaliland guul

    • MrSomali says:

      Adeer dhulka Somali baa leh in badan baad ku waalatay INGRIIS … IYO KOFIL .. DEE london tag dhul ha ku siisee … tan kale Hadii Qadaadkaagu yar yahay oo ay NAFAQO DARO KU HAYSO TALADAN Qaado si aan nafaqo u hesho
      1. iska daa Jaadka
      2. cun cunto nafaqo leh sida digirta iyo kaluunka

      QADAAD YARE KKKKKKK

  2. Ayaanle says:

    ASC Beelweynta Reer Aw Xasan (Asharaaf ta) Waxaan Ka codsanayaa Siyaasiyiintooda Saameynta leh sida Faarax Cabdiqaadir, Fahad Yaasiin iyo C/Weli Muudey inay Dagaalka Tukaraq Farageliyaan maadama iyaga dalka Soomaaliya SI Dedban inay Umaamulaan Lasheegay.

  3. Idoor laangaab says:

    Dhalinyaro reer puntland ah oo la afduubay maxaa ma ka jira

  4. Lafaruugaawi says:

    Dhammaan AjaaniibtaJamhuuriyadda Somaliland ku sugan een sharciga degganaansha aan haysan iyo kuwa dalku galku (ENTRY VISITING) ka dhacay waa inay 24 saacadood kaga baxaan waddanka haddii kale waxay mutaysan doonaan XABSI iyo GANAAX Lacageed oo gaadhaya 3000 Dollars $. Ardayda deeqda wax barasho somaliland siisay ee Ajanabiga ahi kuma jiraan .
    Viva republic of somaliland

  5. Mustafe Daacad says:

    Dhaqalihii ay iska xireen markaa furinta looga adkadey ayey afduub bilabeen iyo dil qorsheysan dhamaan halaga baxo iyagaa is cuni doonee manasii jiri doonro mamulka hargeysa ogaada viva puntland kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. ubax says:

    bismilaah ilaah baa mahad oo dhan u sugnaatay in taa kadib waa bil ramadan oo ilaah la weydiisto barakadeeda maanta waxaan mareynaa meeshii ugu xumed hadaan nahay soomaali hakala saarin waqooyi ilaa koofur bal aan duceysano in ilaah waa caadile in dhikaan naga qaado meel kasto soomaaali joogto dal iyo dibadba ilaahow dhibkaan naga qaad adaan ku barinaye allaahu ma aamiin

  7. Mo abdi says:

    Gus ruugaa
    Dadka ugu badan oo bosaso ka ganacsada marka laga reebo reer pntlnd waa isaaq,laakiin gobanimo waa u dhalshoo walhi baan cid ku saqaamayn ee ilka yareey dhaqan xumida awalba midgo ayaad u ahaydeen…waxaa dhici karta walasshaa in ay ka mid tahay hablaha fuckinka boaaso ku jira dabadeed waxa ay ka shaqaysato in ay biil ahaan kuugu aoo xawisho oo halkaa lagaa koriyay..

  8. libaax hawiye says:

    hayaay meelxun eey mareeh sheekada alow kala qaboojih




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...