dahabshiil

Deg Deg::Wadada Isku Xidha Garoowe iyo Burco Oo Xidhantay iyo Afduub Ka Socda.

Maxaa Kasoo cusboonaaday Isku Socodka Gaadiidka ee Puntland Iyo Somaliland ? Xili Xiisad dagaal ay ka dhaxayso Labada dhinac.

 

Dadka u kala safra Puntland iyo Somaliland ayaa cabsi dhanka socdaalka ah soo food saartay ka dib markii xalay Caynaba lagu afduubay 2wiil reer Puntland ah Taasi oo keentay in manta barqadii Aaga tukaraq lagu afduubay wiil reer Soomaliland ah oo Garowe ku socday si ay baasabooro uga qaataan dhacdada dambe ee manta waxaa ii xaqiijiyey qaar ka mid ah dadkii ay soo wada safreen wiilasha la afduubay.

 

Ilaa hanta lama oga sababta dhabtaa ka dambaysa afduubkii xalay kaasi oo sababay afduubka dambe walina falalkaasi kama hadlin Puntland iyo Somaliland .

 

War hada soo dhacay ayaa sheegay in lasii daayey Wiilashii Aaga Tukaraq lagu afduubay , sida ay ii soo sheegeen dadkii la socday.

Maxamed Siciid Yuusuf.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Ayaanle says:

    ASC Beelweynta Reer Aw Xasan (Asharaaf ta) Waxaan Ka codsanayaa Siyaasiyiintooda Saameynta leh sida Faarax Cabdiqaadir, Fahad Yaasiin iyo C/Weli Muudey inay Dagaalka Tukaraq Farageliyaan maadama iyaga dalka Soomaaliya SI Dedban inay Umaamulaan Lasheegay.

  2. Mo abdi says:

    Ilka yar
    War wuxu ma midgaa…hadii la idinkaga adkaaday dagaalkii oo rag badan la idinkaga laayay ma waxaad ku ciil baxaysaan rag safar ah dumar idiin dhaxo iyo maxaabiis…midgoow furinta imaada ee maxasta ha ku mashquulina naagayow naagaha dhalay

  3. WARAN says:

    MUMU CABDI
    ADOO BIDDOOD HALAMASH NAAGOOD AH OO MAALLAY QUDHMAY INTEY QORRAXDA U DHIGAAN ISAGOO BANNAFAAYA OO DIRXIGU KA DUL BUUXO CUNA AYAAD CID KALE WAX KA SHEEGI KARTAA .
    KUWIINNA GALKACYO DEGGANINA QURUURUXA AMA DHAQXAAN NUURADA LAGA SAMEEYO OO LA DHAHO (DIDIB) AYAY CUNAAN.
    WAA ADDUNYO GEDDOON MARKAY BIDDOODKII REER MALLAY QUDHMAY XADHIG KU DABE CID KALE WAX KA SHEEGAYAAN .
    GAAJO FOOQAL MACALUUL MARYA LA’ IYO DOQMO MADHEERTEEN HALAMASH NAAGOOD.

  4. axmed says:

    Hadey iyagu afduub bilaabeen, waa in iyagana la afduubaa, waxa wax afduubey waa Habar jeclo, waa in la raadiyaa ee la wasaa kilaabta, Dhulbahantow ragaas hanoo qarinina ,annagu Isaaq ma kala naqaan, iyagaa la raadinayaa , hadii la waayana waa habar awal.

  5. Tukaraq Car Dhacso says:

    Ahmed
    Adoo garac tumaaliyo midgaan iska kaa dhaleen Inaad kastuumo web Faqash ka dhex naagayso xor baad u tahay.!!
    Waayo waxaa tahay laangaab maangaaba oo cidaanu halabsan karin xagxaganaya.
    Somaliland Qabiil maahee waa Qaran xora oo xuduudahoodu sugan yihiin cadawgoodana umaba daahaane little piglets ha ku quusstaan Sidii Tukaraq maydkooda loo wadhay iyo Halamash naagood oo naf la’ caaro taagan oo markii cashar lama illaawaana loo dhigay barooranaya cid u soo gurmataana aanay jirin.
    Imisaannu lahayn Waar hana soo shiidina waa na taqaaniine Biddoodow.
    Allaw u siyaadi somaliland socotee.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...