dahabshiil

Deg Deg::Iiraan oo Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya kaga Digtay Hal arin uu Caan ku yahay Trump

Dalal Badan ayaa soo dhaweeyey heshiiska Singapore, hase yeeshee wadanka Iran ayaa qaba aragti taa ka duwan.

Saraakiisha Iran waxay markiiba digniigo u direen Kuuriyada Woqooyi oo ay uga digayaan in Trump heshiiskaa ka bixi karo intaanu kuba noqon Washington.

“Garan mayno nooca ay tahay shakhsiyadda qofka uu hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi wada xaajoodka la gelayaa” ayuu yidhi af-hayeenka dawladda Iran oo ay soo xigatay wakaaladda wararka ee Irna.

Bishii hore ayaa Trump waxa uu sheegay in uu dalkiisu ka baxay heshiiskii nukliyeerka ee Iran lala galay sannadkii 2015-kii waxaanu ku tilmaamay in uu ahaa heshiis “sal iyo baarba kharriban”.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...