dahabshiil

Deg Deg:Dhirbaaxo Culus Oo Ku Dhacday Dr Cali khaliif Galaydh.

Cali khaliif galaydh Hogaamiyihii Hore Khaatumo Oo dad Deegaanka SSc ay Hada ugu yeedhan magacyo vadan sida Dhaar ka bood ayaa waji Ka Gabax kala Kulmay xubno ka socda Qaramada Midoobe Oo ku Sugan Hargeisa.

 

Xubnahan Ka socda Beesha caalamka Gaar ahaan Qaramada Modoobe oo Qorshahoodu yahay inay xabad Joojin Ka dhex Dhaliyan Somaliland iyo Puntland ayaa cali khaliif kula kulmay Hargeisa.

 

Cali khaliif Galaydh  kulanka uu xubnahan kula sheegay hargeisa  waxaa u qorshihiisu ahaa in uu ku qanciyo in dhulkan SSC ay wadahadal la galen Somaliland Islamarkaana ay kamid yihiin Maamulka Somaliland.

 

Hadalka Cali waxaa ka jawaabay ku Xigeenka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Kaaso yidhi’Cali khalif Adigu Ma tihid Nin Run sheegaya Hadad Doonto dhibso hadalkeyga waxaana ku idhi Labo sano ka hor Nairobi mar aad noogu timid waxaad Noo sheegtay in Dhulkan SSc u yahay Khaatumo kana madax banan yahay somaliland iyo Puntland hada iyo markii Hore Keeba Run Noosheegaysa’?

 

Jawaabta Dharbaaxaa ah markii loo Dhigay cali khaliif  Galaydh waxaa uu Ku Canantay Beesha Caalamka In aysan Ka ahayn Dhex Dhulkan Lana socoto Puntland.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 17)

  1. Madaxbuur says:

    Su’aal???
    Adigu ma sariirtaad ku hoos jirtey markii hadalkaa lays lahaa??😂😂

    • Omar omar says:

      May ee Shir kasta oo UN ku qabto waa qasab in wax lugu wada hadlay bulshada loo sheego Jaahil isaaq ah amablabaha u sida oo la adoonsadaad tahay e

  2. Jamaal says:

    Ma caruur baad wax u sheegaysaan.

  3. Ayaanle says:

    ASC Beelweynta Reer Aw Xasan (Asharaaf ta) Waxaan Ka codsanayaa Siyaasiyiintooda Saameynta leh sida Faarax Cabdiqaadir, Fahad Yaasiin iyo C/Weli Muudey inay Dagaalka Tukaraq Farageliyaan maadama iyaga dalka Soomaaliya SI Dedban inay Umaamulaan Lasheegay.

  4. WARAN says:

    No more comment
    Waayo Kastuumo web 🕸 caaro waa Jinnoolalayaan in la cuudiyo u baahan.

  5. Hassan says:

    Waxaa Somalidu ku maahmaahda nin soori kaa qaaday waa nin seefi kaa qaaday

  6. Bile says:

    Waa ninkii odhan jiray war hooy isaaqoow na daaya war hooy anagu cidna dhulookood ku gardaraysan mayno oo ku duuli maayno war hooy ha layska kayo daayo.War hadaanu nahay Khaatumo state ama SSC State of Somalia dawlada Somalia ayaanu ka tirsanahay

  7. Mo abdi says:

    Cali cunaaye in la sheeg sheego ayaa nagu xaaraan ah ..

  8. Barway says:

    Horta Khaatumonews ma ogtahay heshiiskii Cali Khaliif iyo. Somaliland In UN tu waxa ka ogayn?

  9. Hussein says:

    Allah War ilayn ceeb looma dhinto !
    UNITED NATIONS -kii ayaa xata Fashiliyey Beesha Dhexe iyo Horgaladoodii

  10. WARAN says:

    Husein
    BEESHA DHEXE MAXAAD UGA JEEDDA ?
    MA REER BUHOODLE!!!!!.

  11. Mujaahid SNM says:

    Dr Ali wax kale ma hayaan ee wuxuu in yar ka caroodey sababta aan wada hadalka ula galney faqashta puntland oo beesha caalamka nagu cadaadisey .
    Arrinka hadda noogu daran waa faqashtii oo beesha caalamka ka dhaadhicisey in SSC afti laga qaado waxa ay doonayaan .

    • Hassan says:

      Dhulja SSC waxa wada leh oo wada dega Habaryoonis, Dhulbahante,Warsangali iyo Habarjeclo oo qudha.Hadii afti laga qaadana waxay guushy raacaysaa Somaliland.

  12. Lafaruugaawi says:

    Professor Dr Ali Khaliif waa geesi go’aan qaadasho leh dalkiisa iyo dadkiisana dariiq fiican u dooray .
    Axyaa waddani yaa Cali (Calanka Samawade ee Tawxiidka sita siduu isugu jeenaqaarey ee Sidii Go’ Shaala ugu xaragoonayo ayaa i dishay)
    Viva Somaliland Republic
    Qaran xora oo calanka Tawxiidka sita Dayaxa ka taagtey ishii ka bugtaay burur.

  13. Yusuf says:

    Warkaas oo maqal iyo muuqaal ah keen, waayo, wabkiinu waxa uu caado ka dhigtay in aanuu xaq dhowrin akhristiyaashiisa oo uu si joogto ah been uugu soo qooro.

  14. axmed says:

    Hala waso nacaskaas wuu ku fiican yahey, shaleyna mis Bixi shaqaaalihiisa Xafiiska ah ayaa dhirbaaxaa la yiri, marka wuu ku fiican yahey duliga.

  15. Libaax Ciije says:

    Hassan
    Oo anagoo fiqi Shinni Habar Gidir Hawiye ahna oo dhulka ugu badan ee Gobolka Sool Iyo Gobolka Buuhoodle degna maxaad nooga reebtay walaalahayaga Somaliland Republic.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...