dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Puntland Oo tidhi’Nin Sool Duuulaan Ku Jooga Wadahadal In uu Meesha Keeno Maaha Ilaa UU Ku laabto Dhulkiisa’

Wasiir Quraan Jecel ayaa ka jawaabay hadal Ka soo yeedhay maamulka SNM oo ahaa in ay jirto dhex dhexaadin iyo wadahadal beesha caalamku ka dhex wado SNM iyo puntland oo la xidhiidha  dagaalka tukaraq ee ciidamadu isku horfadhiyaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mr Quraan jecel waxaa uu sheegay in aysan Suuro gal ahayn nin dhulkaaga  duulaan ku jooga in uu hadana ku gula gorgortamo oo dhaho wadahadal ayaan raba taaso macnaheedu tahay dhulkaga aan nabad ku joogo adiguna igada dulaanka,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Mo abdi says:

    Libaax walle taariikh ayaa qormaysa.nin adag allha ku xafido quraan jecel viva dal udug

    • MrSomali says:

      Horaa loo yidhi Baadi kugu raagta in aad leedahaad moodaa .. walee Dagaalkan Tukaraq Midee Dhulbahante dhexdiisa iyo Harti oo dhan , waa dagaal dadku ku baraarugay in wiilka Gabiley ama hargeysa ka miyid ee iska yimid dhul aanu garaneyn oo xataa INGRIIS darwiish ku karbashay .. marka Dagaalka TUKARAQ DARAAWIISHTA HARTI koombe walee waa mideeyey , waana mid keeni doonta jeegaanta Somalidiidka in lagu soo celiyo Somalinimada https://www.youtube.com/watch?v=nFegCoieBPY

  2. Lafaruugaawi says:

    Dhaandhaankii paranoid ka qabay ee ardaydii Somaliland Deeqda wax barasho siisay ka sasiyay !!!!!?.
    Kan Engineer Faysal baa waalee waxba ha waydiiniina.
    Viva Jammhuuriyadda Qaranka Somaliland.
    Qudhaanjo🐜🐜🐜🐜 macaan jeceleey ku quuso oo doqonow waligaaba iska qaraw
    Viva Republic of Somaliland

  3. Lafaruugaawi says:

    Nin waalan yaa wax weediiyay 😁😁😁😁👎👎🙅 kani really waa Halanmash naagood iyo every where Pink colour.
    Viva Somaliland Republic .

  4. qooqaa mudug says:

    Qoladdii iidoor oo oranjiray xadkaan soo xiraynaa amaan iyo nabad baan rabnaa bay ku waasheen shalay waxay lahaayeen puntland manaqaan oo federaal baan la hadlaynaa maantana dawlada puntland wada hadal baa noo socda kkkklllll yaab war nimanku jilicsanaa horaa loo yiri iidoorku siil bakhaara iyo gus bay leeyihiin marka colaadana siil balli ah bay kala qabtaan marka nabadana guskay la soo baxaaan kkkk

  5. qooqaa mudug says:

    Isxajiya iidoorow walaa wiilashii harti dhaantada ku jabinayaan labida gaatama badhihiinuna noo mashxaradayaan ileen wiil hanti naag ujeedaa iidoor wagaashle kuma hambaasaysee

  6. firdhiye says:

    dee aan laabtee kaalay i celi bas
    maxaa la isku hayaaba

  7. Ayaanle says:

    ASC Beelweynta Reer Aw Xasan (Asharaaf ta) Waxaan Ka codsanayaa Siyaasiyiintooda Saameynta leh sida Faarax Cabdiqaadir, Fahad Yaasiin iyo C/Weli Muudey inay Dagaalka Tukaraq Farageliyaan maadama iyaga dalka Soomaaliya SI Dedban inay Umaamulaan Lasheegay.




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...