dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Culimada G.Awdal Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Tukaraq Sidoo Kale Fariin Uu diray Ardayda Daarood.

Sh.Abdilaahi Sh.Cali Jawhar Sheekhu Baladka G.Awdal Ayaa Maanta Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Tukaraq Sidoo Kale Fariin Uu diray ArdaydaDaarood Ee Wax Ka Barta Jamaacaha Borama Oo Maalmihi Ugu Danbayey Ku Noqonayey Deegaanadii ay ka soo jeedeen

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Ayaanle says:

    ASC Beelweynta Reer Aw Xasan (Asharaaf ta) Waxaan Ka codsanayaa Siyaasiyiintooda Saameynta leh sida Faarax Cabdiqaadir, Fahad Yaasiin iyo C/Weli Muudey inay Dagaalka Tukaraq Farageliyaan maadama iyaga dalka Soomaaliya SI Dedban inay Umaamulaan Lasheegay.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...