dahabshiil

War Deg Deg Ah:Ciidankii ugu Badna iyo Saraakiil Jiida Tukaraq ka Baxday.

Waxaa xalay saq dhexe ka goostay maamulka jeegaanta sarkaalkii labaad ee beesha garxajis kaaso la goostay ciidamo badan iyo tikniko.

 

Sarkaalkan oo hogaaminaaya ciidamo badan iyo gaadiid dagaal ayaa ku biiray abaabulka ciidan ee uu hogaminaayo Col caare.

 

Waxaa si xawli ah maalinba maalinta ka danbayna ka qulqulaaya maleeshiyada jeegaanta saraakiisha iyo ciidanka beesha garxajis gaar ahaan kuwa sacad yoonis.

 

Kornayl Aadan tayuub oo u dhashay beesha  Habar yoonis  ayaa ka goostay ciidanka Jeegaanta ee ku sugan Jiida Tukaraq xalay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. WARAN says:

    Kkkkkkkkķ
    MAASHA ALLAAH
    OO SIYAADAABA LOO SOO HOOBANAYAAYE KORNAYL AADAN TAYUUB TALIYE SARE SOO DHOWOW

  2. darwiish says:

    KKKKK. AWOOD BAAN JIRIN XAGAYGOO AFKII BAA JUUQDA GABAY, MAHADAA LAGU WAASHAY CALI BAA GOOSTAY IYO FAARAX BAA CARARAY.

  3. mohamuud says:

    magaca laakiin iska dhig lol goosaho ayaad sheegaysaaye majoogaysaan sxb dhulkan waadse iska hadlo kartaa waxaad doontana waad qori kartaa free baad tahay dantaase kuu run sheegi hadaad xataa is adkayso
    magacase iska dhiga anagaa leh oo snm soo qaado mise magacii xataa waad nagu haysataa awal dhulkay ahayde

  4. universta nazionale says:

    warkani waa been waayo ninkan sida koofiyada loogu xidhay waa samays

  5. Lafaruugaawi says:

    Kastuumooyin web Faqash naf la’Caari bay taagan yihiin hayska todhtodhleeyaane faraha ka qaada waayo waa dheg wayn meel laysla marayaba ma oga iyo doqmo Madheerteen oon waxba dhaadin .
    Waar Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland dacaayad raqiisa iyo wax kasatuumo soo malmamalluuqday waxba lagagama qaadee maxastiinna Tuulada Garoowe ka sii daadguraysta idinkaa isa soo maqiiqee😀😀😀.
    Wallee waa run awawyaashay maahmaah runa ayay dheheen oo ah:FAQASH FAQASH INTAY NABAD KU YEELAAN COLAAD KUGUMA YEELAANE HA LA HESHIINNIINA MUNAAFIQIINTA AAN DHAQAN IYO DIINIBA XAKAMAYN.
    VIVA Republic of Somaliland.
    Qaran xora oo xuduudihiisa,sugtey
    Ka naxaw😀😀😀😀❓ !!.

  6. Binary Operation says:

    Tamartiiba waxay laga soo aruurtay garxajis xiniinyo harti ga u noqdo miyaa? Lol kkkkkkkkkkkk

    Garxajis wuxuu aaminsan yahay Somaliland 99% idinkuna dad Somaliland la dirirsan baad tihiin sow sida ulama socotid! Lol kkkkkkkkkkk

    Garxajis dhawaan buu isna jeegaan noqon doona waayo siyaasi iyaka ah ba kulmiye ka dhex cararaya waa waran Cade ood wada taqaanaan, ninkii jaliilada idiin dhiibi jiray eed taqaaneen, jaliiladii ingiriis ku idin ku xukumi jiray oo kale idin ku xukumayay baa soo socda, macal caarahan aad sheegaysaan isagu hoos iman, wadaadkii jaliiladiisa aad aaminsanaydeen soona raaci jirteen. Lol kkkkkkk




War Deg Deg Ah Dhagayso:Xaalada Jiida Tukaraq Ee Saaka.
- Jun 20, 2018
Dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo cabsi dagaal ayaa saaka oo Arboco ah laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ...
War Deg Deg Ah::Madaxweynaha Soomaaliland oo Garoowe Ku Soo Wajahan
- Jun 20, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya ...
Madaxda Puntland iyo kuwa Federalka oo hadalao kulul isku dhaafsaday Telephone ka kadib cadaadis la rabey in Puntland la saaro (Warbxin)
- Jun 20, 2018
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku guuldaraystay inuu Puntland ku qanciyo joojinta dagaalka Sool isagoo madaxda ...
Deg Deg Daawo;- madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia
- Jun 19, 2018
Deg Deg madax Weyne farmaajo Markii ugu horaysay kahadlay Heshiiska Somali iyo Ethopia HALKAN RIIX ...
Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Tidhi Kumaanan Biirin Somaliland.
- Jun 19, 2018
Waxaa indhawaale Magaalada Hargeisa ku sugna Xubno uu  kamid yahay Maxamud cabdilaahi cali caanonuug ...