dahabshiil

Deg Deg::C/wali Gaas Oo Badhasaabka Sool U Magacaabay Masuul Caan Ah,

Madaxweynaha  Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxa uu Mudane Abuubakar Cabdi Geelle oo ah nin dhalinyaro ah ugu magacaabay gudoomiyaha gobolka Sool, isla markaana waxa uu xilka ka qaaday gudoomiyihii hore

 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Yusuf says:

    Magacaaba dhac, halkeed u magacaabtey ee aad leedahay ee aad ka talisaa Garoowe ayaaba laguugu soo galayaaye,kkk

  2. mohamuud says:

    way fiican tahay in lasii magacaabo xaalad kala guur ah ayaa lagu jiraa tan kale bilidhig khibradiisu intay doonto hale.ekaato waa nin mabda.a leh xili ay adagtahy xaaladuna kasoo dhex baxay bulshada anigu aad baan u taageersanahay waa inuu cidda uu la shaqayn doonaa noqoto dhalinyaradda muhiimadda koowaad siiyaa .hadduu dhalinyaro caafimaad qabta dhisto waxlaisugu imaan doonaa majiro

  3. mohamuud says:

    billidhig sanado aad u badan ayaan mediha isku arki jirey waqti aad u fog oo sanado badan laga joogo waa hadii aan umalaynayo amauu yahayba bilidhig

  4. Tukaraq Car Dhacso says:

    😁😁😁😁😁
    Bal Tukaraqna mayor u soo magacoow oo Waliba aniga ii magacow shaw af nooli wuu hadlaa Eyna 🐩🐩 wuu ciyaa.!!!!
    Madheertenia Si fiican bay uga laydhiyeen markay Libaaxyada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Isku soo maqiiqeen ee maydkoodii HAADDA🦅🦅🦅🦅🦅 LOO WADHAY.
    XAYAA
    AL
    JAMHUURIYATUL
    ARDA
    SOOOOOOOOMAAAAAAL.




War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...
Deg Deg::Itoobiya Amar Culus La Duldhigay.
- Aug 20, 2018
Warbixin ay maanta soo saartay hey’adda Human Rights Watch ayaa lagu weydiistay dowladda Itoobiya ...
Deg Deg Daawo Video:Somaliland Ka Jawaabtay Dhaartii Puntland.
- Aug 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakillada Maamulka Somaliland ayaa ...
Deg Deg Daawo Sawiro”Ciidaamo Ka Goostay Somaliland Ku Biiray Taliska Caare,
- Aug 20, 2018
Saldhiga military oo maamul goboleedka putland ka siiyeen ciidamo uu dhowaan la goostay sarkaal ...